Sign in to follow this  
General Duke

Who killed Xasan Turki?? fact or fiction..

Recommended Posts

me   

Originally posted by NGONGE:

^^^ The story was. But it was all about that infamous video and most discussions were about it being a real video or a fake one. We never got to the part where we confirmed that the man in the video was the actual sheikh and that he was indeed being tortured. Now you tell me that it’s been confirmed, and I believe you, but being the finicky kind that I am wouldn’t mind you directing me to a link that corroborates that.

No you are misunderstood me.

 

I said I AM NOT SURE IF THE MAN ON THE VIDEO IS THE REAL SHEIKH.

 

but it is confirmed THE REAL SHEIKH exists and he is in an Hargeysa Jail, it is also confirmed that the REAL sheikh has been tortured by the secessionist mafia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Ah! Got you. But would still like to know who made the 'second' confirmation. Surely the 'secessionist mafia' are not silly enough to confess that they have tortured the sheikh! Didn’t you know that Somaliland was supposed to be a democracy (supposed being the operative word)?

 

Are you sure of your sources?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Now I am totally convinced it is the Sheikh that they are torturing on that video.

 

This piece below is from http://www.somalilandnet.com/news/wnews/headline/13372204.shtml

 

Somalilandnet.com is hardy an anti-secessionist media outlet and the people that they interviewing are members of the secessionist mafia. So read it for yourself and make up your own mind.

 

 

Sheekha Waxaannu Weydiinay Ma Lagu Jidh-dilay? Haa, oo Waxa...’

 

Oct 03 2006 Hargeysa (Jam)- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland, Md. Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo), ayaa ku tilmaamay Sheekh Maxamed Sh. Ismaaciil iyo cajaladda fiidyowga ah ee laga faafiyey mid siyaasadeed oo gabbood lagaga dhiganayo arrintiisa. “Wadaadka aannu u tagnay [Maxamed Sh. Ismaaciil] waxa uu ahaa sheekh gabood siyaasadeed lagu abaabulayo arrintiisa oo ulo booc ah loogu tukubayo ayuu ahaa.”

 

 

 

 

Md. Tallaabo, oo hadalkan ka sheegay shir-jaraa’id oo uu shalay ku qabtay xafiiska, kaas oo saxaafadda xog-warran kaga siiyey kulan ay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa isaga [Tallaabo] iyo masuuliyiin ka tirsan Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka (National Human Right Commission) kula yeesheen Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil, oo ah maxbuuska muuqiisa lagu shaaciyey cajalad fiidyow ah oo muujinaysa muuqaallo falal jidh-dil ah lagu samaynayo.

 

Wasiir-ku-xigeenka oo faahfaahinayey sida ay ku tageen Xabsiga Dhexe iyo qaabkii ay ula kulmeen Maxamed Sh. Ismaaciil, waxa uu yidhi; “Annaga oo wada socona Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka, ayaa shalay [dorraad] waxaannu tagnay Jeelka. Xafiiska taliyaha ayaannu ugu yeedhnay [maxbuuska].”

 

Intaa kadib, waxa uu ka warramay muddadii ay la joogeen Maxamed Sh. Ismaaciil iyo waxyaabiyihii ay ka warsadeen. “Sheekha waxaannu la joognay 45 daqiiqo, waxaannu sheekhu hadalkiisa nooga dhigay laba qaybood – qayb dheer oo uu kaga hadlayo tabasho uu kaga hadlayo aabbahay iyo xaaskaygii baa war laga sheegay – isaga oo tixraacaya khudbad uu akhriyey Wasiirka Daakhiliga [Cabdillaahi-cirro] iyo kiiskiisii oo uu dhalan-gediyey qodobaddii uu ku eedaysnaa oo ahaa Q.222aad, kana dhigay in uu ku eedaysan yahay inqilaab uu la dhigay niman SNM ah.”

 

Md.Tallaabo iyo xubnaha kale ee ka socday Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka, oo ay ujeeddada booqashadoodu ahayd in ay Sheekha wax ka weydiiyaan jiritaanka muuqaalka cajaladda fiidyowga ah ee lagu faafiyey shabakadaha internet-ka, waxa uu Wasiir-ku-xigeenku sheegay in ay weydiiyeen dhowr su’aalood.

 

“Waxaannu weydiinay [Maxamed Sh. Ismaaciil] saddex su’aalood: Kow; Maxamedoow ma jirtaa in lagu jidh-dilay? ‘Haa,’ ayuu yidhi. Waxaannu weydiinay; maxaa lagugu dili jiray? ‘Suun,’ ayuu yidhi; ‘work-talk-ga halkaa yaal, aalad le’eg oo kale oo ahayd laydh yar oo jac kaa siinaya.’ Waxa kale oo aannu su’aalnay yaa ku dili jiray? ‘Dad madax duuban,’ ayuu yidhi.

 

Waxaannu weydiinay; maxaad muddadaas oo dhan u sheegi wayday? Waxa uu yidhi; ‘cajaladda ayaa xagga dawladda ku maqnayd oo inta aannu ka soo saarayno ayaannu sugaynay.”

 

Markii ay intaas is-dhaafsadeen, waxa uu Md. Tallaabo sheegay in uu Sheekhu weydiiyey; bal sida dadku u dareemeen arrintiisa, isla markaana ay ugu jawaabeen; “Waxay dadku qabaan in cajaladdani samays tahay, oo nin aad wallaalo tihiin oo Internet-ka Baar Jabuuti ku yaalla lagu sameeyey, qolo Maraykan ka timina ay hindisaha iyo arrimaha idinla hagaajiyeen.”

 

Mudane Tallaabo, oo tacliiq ka bixinayey la kulanka Sheekha, waxyaabaha uu ku soo arkay iyo aqoontiisa ku wajahan xadhigga iyo arrimaha xabsiyada, waxa uu yidhi; “Aniga oo ka faa’iidaysanaya waayo-aragnimada aan u leeyahay xadhigga iyo xabsiyada…. Waayo, 13 jeer ayaa la i xidhay. Saddex goor oo ka mid ahna xabsiga Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil ku jiro iyo qolka uu ku xidhan yahay ayaan ku xidhnaa.

 

Haddaba, qof waliba rajiimka xidha wuu neceb yahay, markaa horta waxa iiga muuqday Sheekha mucaaradad adag oo wax abaabulaysa.”

 

Wasiir-ku-xigeenkii markii uu dhammeeyey ka xog-warranka waxyaabihii ay is-dhaafsadeen Maxamed Sh. Ismaaciil, waxa uu tafaasiil dheer ka bixiyey dhaqdhaqaaqyadan iyo arrimaha hadda socda, kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay yihiin qaar lagu minjo-xaabinayo madaxbannaanida iyo jiritaanka Somaliland. Isaga oo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Horta saddex qaybood ayey wax u socdaan; saddexda qayboodna Somaliland jiritaankeeda way ka soo horjeedaan.”

 

Md. Tallaabo, oo arrimahaa sharraxayeyna waxa uu intaa raaciyey oo yidhi; “Middi waa hay’adaha UN-ta oo siminaarro iyo work-shop-yo dadka u qabanaya, kuwaas oo ay marna xaggaa [koonfurta Soomaaliya] geynayaan, marna halkan [somaliland] isugu keenayaan.

 

Haddii aad dhegaysataan marka warbixinaha Soomaaliya la sheegayo, waxay yidhaahdaan hay’adaha federaalka ahi waa laamaha ururrada ee kala duwan, waana qorshaha caalamiga ah ee ku wajahan in la mideeyo Soomaaliya.

 

Qaabkaas waxa kale oo ku hoos jira in dadka adag dawladda laga dhammeeyo, waa hab caalami ah oo ay ku shaqeeyaan dadka mukhaabaraadka ahi. Waayo, gorgorka marba baal ayaa laga rifaa ilaa inta uu duuli kari waayo marka dambe. Qorshaha caalamku dawladeenna ula dagaalamayaa waa noocaas.

 

Tan labaad; waxa arrintaa dhinac socda Tabliiq. Isaguna 20 iyo 40 cisho dadka u saaraya, Baydhabo ayaa la geynayaa, Ijtimaaciina Xamar baa lagu qabanayaa. Arrimahaas oo dhammi waa siminaar iyo work-shop is-barbar socda. Labadaasina goonni-isu-taagga Somaliland waa u dhibaato cidda wada, waayo, labaduna waa midayn.

 

Waxa kale oo jira arrimo dhulka hoostiisa socda oo qorshahoodu yahay ku du’ dareenka dadweynaha dawladda, kaas oo ah mid dadka lagu celcelinayo odhaaha ah; dawladdu way xun tahay, kacaanku wuu xun yahay, aakhirkiina dadku waxay yidhaahdaan dawladdu way xun tahay.”

 

Arrimahaas oo uu Md. Tallaabo ku tilmaamay kuwo la mid ah qaababkii bulshada lagu abaabuli jiray waqtigii halgankii SNM. Dhammaan ujeeddooyinka dhacdooyinkaas waxa uu ku sifeeyey in ay yihiin qaar salka ku haya koonfur iyo Xamar jacaylkeeda.

 

Shirkaa-jaraa’id kadib, waxa ay suxufiyiintu su’aalo weydiiyeen Wasiir-ku-xigeenka, kuwaas oo u dhacay sidan:

 

Su’aal: Waxaad sheegtay in aad maxbuuska booqateen, Maxamed Sh. Ismaaciil muxuu idiin sheegay jidh-dil noocee ah ayaa lagu sameeyey, miyaadse ka dareenteen?

 

Jawaab: Waxaannu weydiinay annaga oo saaxiib ah. Waxa uu noo sheegay; ‘suun ayaa layla dhici jiray, kaadidii iyo baytalmiigii waa la ii diiday, oo Maxamed Cige ayaa markii dambe ii fasaxay oo markaa Jananka Bilayska ahaa. Waxa kale oo la igu samayn jiray qalab lagu jacsiin jiray jidhkayga, nabarro uu igu sameeyeyna ma jirin. Muddo dabada ayaa dhiig iga shumbayey.’ ma nabarro caloosha lagaaga dhuftay bay ahaayeen ayaannu weydiinay; ‘maya,’ ayuu yidhi; ‘laakiin dabada ayaa laad la igaga dhuftay.’ Wax aannu qaadanaana way ka soo gu’i waayeen wadaadka.

 

S: Mar haddii arrinta Sheekha mudaharaad laga dhigay sow loo arki maayo Somaliland meel jidh-dil ku samaysa maxaabiista, maxaad xukuumada ahaan arrintaa kaga hortegaysaan?

 

J: Horta sheekadani waa arrintii Samsam oo kale ee aynu nidhi kaalaya Jimciyadda Quruumaha oo dhakhaatiir keena ee waxba laga waayey, ee haddana internet-ka ku wareegi jirtay. Arrinku waa arrinkii, inta yar ee sawirka ah ayaa ku soo biirtay, markaa niman culimo iyo dhakhaatiir ahi way tageen Jeelka oo waxay ka soo saarayaan go’aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

To him martyrdom has more intrinsic value than breathing in the mundane air of the living on this transitional planet. But I wish he stays with us until as one of the brilliant leaders of the people upraising, the job of putting Somalia together and driving all aliens from her soil is completed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Nayruus:

To him martyrdom has more intrinsic value

Killing other Muslims defines as martyrdom in your vocab I assume sxb. I suggest you think twice or even thrice before you bring along the word martyr into the Somali conflict, it has no place widayo. Illah ka cabso qof biniadan ah ha ka cabsan hana cabudiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nayruus:

To him martyrdom has more intrinsic value than breathing in the mundane air of the living on this transitional planet. But I wish he stays with us until as one of the brilliant leaders of the people upraising, the job of putting Somalia together and driving all aliens from her soil is completed.

Matyrdom?How so?Eh,one gets matyrdom by falling in a war with kaffirs,a rightful war by the way.How does death by fighting with other muslims result in to matyrdom?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed Gurey, Nayruus is the old Shiekh dead or is this just some hot air?

 

Your comments seem to suggest you know something we dont, what is it?

 

Che, G. Is he alive what news have you got?

 

My post was is it fact or fiction?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well

To the bad wishers the oldman is alive & kicking :D

Anyaway if he would pass away there are 100000's of his like(diehards) queing to replace.

 

anyway

If Turki makes a speech people are quick to criticse him if he becomes silent they wish for his death.

How evil are those men burning with envy and hatred :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this