Sign in to follow this  
Allamagan

Cracks had appeared: Cidamo dacad ah Col Shatigudud o kacdon ka bilabay Baydhaba

Recommended Posts

Ciidamo daacad ah Col Shaatiguduud oo kacdoon ka bilaabay Magaalada Baydhabo

 

Ciimada Col Shaati Guduud iyo kuwo dowlada aya ku diriray alada Baydhabo ka dib markii ay rasaas isku furueen. Ciidamada Col Shaati guduud ayaa ah kuwo rasaasta bilaabay. Labo ruux ayaa ku nafwaayey oo ahaa rayid, aanan waxba ka ogayn israssaasayntaan.

 

Kacdoon hoose oo la filayo inuu mar qura is qabsado wadanka dhan ayaad moodda inuu wadanka ka socdo guud ahaan.

 

Baladwayne
ayaa iyadana dagaal fool-ka fool ah looga horyimid ciidamda dowladda. Dhimasho iyo dhaawac iyo waliba barakac ayuu gaystay isk horaimaadkaa.

 

Muqdisho
ayaa iyadana joogto ay tahay weerarada lagu hayo dowladda c/laahi Yusuf iyo Geedi. dhimashada iyo dhaawaca ayaa kuwo aan xad lahayn.

 

Magaalada Kismaayo
beryahan degan. Amaanka Kismaayo ayaa mid ka soo raynaya. Dowladda FKMG ayaa ku guulaysan wayday kalsonida shacabka Soomaaliyeed; iyadoo hadda la kulmaysay iska diidid xoog badan,
iyadoo dowlaadu ay awood u la' dahay iska caabinta shacabka gadoodsan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this