Sign in to follow this  
Abwaan

Booqashada Madaxweyne Shariif uu ku joogo Dalka Kuwait

Recommended Posts

Labadaan Shariif socodkooda iyo gaaf wareegooda dunida is getting ridiculous. Tuugsi iyo qaaraan doon haddee yihiin hal qof ha baxo, ha usoo tuugsado.

 

Kii kalena Landhan uu joogaa, kuwaana Ugaandha iyo Kuweyd gaaf wareegoyaan. Sheekadii uu C/qaasin bilaabay wadaan, gaaf wareeg around the world. What are they collecting? Airmiles?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ar yaakhee kan M/weyne maaha!, Dambiishiisa(Sh. Hassan) ayuu wataa oo marna iskama dhigo!, Afkii tuugsiga ku fiicnaana si fasiix ah ayuu u yaqaannaa!, -ma ogi inuu gabayo FARAZDAQ style uu yaqaanno & in kale-, mar kasta uu safar aado waa inuu soo maraa Carabaha, weliba Libya ayuu ka soo billaabaa!-goorba Qaddafi ayuu ku beerlaxawsadaa inuu cilmiga uu ku shaqeysto Libya kaga aflaxay!.

 

Labada Shariif, Ballantii ayay ka dhabeeyeen aheyd ineysan marna kala harin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I told you long long time ago ,,,, they will have few months/years to take pictures with some madax and then go ,,,, just like A/Qasim and Yey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sh dalxiis sii fiican ba loo soo dhaweye, horta carabtani ma ogyihin inu sh dalxiis. Madaxweynaha somalia eeh qurba jooga yahay.

Anigu mar mar waxan is yidha Ninkani spends more time in dibadaha then in mogadisho.

aad buu uu qoslayee sh dalxisku

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

I told you long long time ago ,,,, they will have few months/years to take pictures with some madax and then go ,,,, just like A/Qasim and Yey.

But Riyaale meets no one, gets no recognition, builds nothing and yet stays to Mugg another day? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

I told you long long time ago ,,,, they will have few months/years to take pictures with some madax and then go ,,,, just like A/Qasim and Yey.

Ma awal baa lagala dardaarmay inay weligood joogaan meesha? Wax laga hadlo oo kale malla waayey? Anba ma rabo in meesha la iska dego, isbeddelna waan u baahannahay Madaxweyne Shariifna wakhti ayaa ku socdo haddii uu wax qabto iyo haddii kaleba.

 

I think safarradiisu waa badan yihiin and that was the case for intii Soomaali horboodeysey sannadahan dambe oo dhan. Malaha he is more accepted by the outside world that is why uu socodkiisu u batay. Dowladda Soomaaliya hadda inaysan dhaqaale haysan waan wada ognahay maxaa la isku moogeysiinayaa in midkii kasta ee meeshaan madax ka noqda uu qaaraan dalka u raadiyo waa lagama maarmaan. Anigu inay tuugsi tagaan ma diiddani as long as dhaqaalaha la soo helo dalka iyo dalka wax loogu qabto oo aan la lunsan.

I think waxaa maamulkaan lagu ammaani karaa atleast Madaxweynaha iyo R.Wasaaraha labaduba dibedaha ma wareegaan. This is only the 2nd time they both left the country at the same time.

 

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

quote:Originally posted by Abwaan:

Anigu wax ma fiiriyo , waan dawada
:D
:D Xunduf fiirso ama daawo isku mid lee soo maahan? Mise waxaad rabtaa inaad carrabka na daaliso oo budh, gadh aan kaa daba dhahno?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by ThankfulSP:

Where's Oodweyne?

 

Why didn't Riyaale get anything like this when he went to Kuwait?

ishaa ka tuurtay waqti baa ku socdah waa ka gaarsiinayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

I told you long long time ago ,,,, they will have few months/years to take pictures with some madax and then go ,,,, just like A/Qasim and Yey.

That is called democracy - something missing from Riyaale's corner.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this