Sign in to follow this  
Emperor

Finally America admits and confirm Ethiopia's intervention in support of Shekh Sharir

Recommended Posts

Emperor   

Mareykanka oo caday in Soomaliya xoog ku galayaan Kenya iyo Itoobiya xili ay soo gudbeen ciidamo Itoobiya kaabigana u saaran yihiin

 

 

Abaanduuliyaha Milatariga Mareykanka oo shaaciyay Somaliya in ay hooy u noqotay Al-Qaacida sidaa dareed Soomaliya ay u wakiishadeen dowladaha Dariska ee Kenya iyo Itoobiya

 

Abaanduuliyaha Ciidamada Milatariga Mareykanka General Mark Molin oo wareysigii ugu horeeyay xalay siiyay TV Carbeed oo ahaa Kanaalka Al-Carabiya ayaa ku noox nuuxsaday in Soomaliya xiligaan ka jirin dowlada dhexe oo wax qaban karta taana waa tanay in hooy u nnoqoto Aqaacida.

 

Aniga ma galeyna Soomaaliya waxaana u wakiishaneynaa wadamada saxiibada aannahay ee gobolka kuwaana ayaa gali doono si ay u soo celiyaan amaanka iyo kala dambeenta

 

General Mark Molin waxa kale uu sheegay in dowlada Soomaaliya ,Kenya iyo Itoobiya oo wada jir ah ay ka hoowl gali doonaan Soomaaliya dhawaan waxna laga qaban doono xoogaga islaamiyiinta ah ee ku sii badanayo Soomaaliya

 

Hadalka masuulkaan Mareykanka ayaa yimid wax yar uun ka dib markii ciidamadii ugu badna abid ee Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xadka Soomaliya kuwaa oo weerar ku ah saacadaha soo socda gobolada Bay iyo Bakool .

 

Durbaba wal wal xoogan ayaa ka bilaawday magaalada Baydhaba iyadoona maamulka islamaiga ka arimiya halkaas ay bilaabeen dadka in ay ku baraarujiyaan dagaalka in ay kala qeyb galaan waxaase la sugaa saacadaha soo socda iyo gulufta colaadeed ee halkaasi ka bilaabata waxaana arinkaa murug sii galineysaa sida dalka Soomaaliya loogu qeybin doono Kenya iyo Itoobiya

 

 

 

dayniilecom@hotmail. com

deyniilenews@yahoo.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Aniga ma galeyna Soomaaliya waxaana u wakiishaneynaa wadamada saxiibada aannahay ee gobolka kuwaana ayaa gali doono si ay u soo celiyaan amaanka iyo kala dambeenta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

General Mark Molin waxa kale uu sheegay in dowlada Soomaaliya ,Kenya iyo Itoobiya oo wada jir ah ay ka hoowl gali doonaan Soomaaliya dhawaan waxna laga qaban doono xoogaga islaamiyiinta ah ee ku sii badanayo Soomaaliya

 

Hadalka masuulkaan Mareykanka ayaa yimid wax yar uun ka dib markii ciidamadii ugu badna abid ee Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xadka Soomaliya kuwaa oo weerar ku ah saacadaha soo socda gobolada Bay iyo Bakool .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^That is the main point I posted using this source, Dayniile are prime supporters of Sheikh Shariir Adeer... Read all their other headlines

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maraykanka Oo Sheegay Qorshaha Ciidan Ee Al-Shabaab Lagu Weerari Doono.

06 June, 2009 12:24:00 Toronto t.

Font size:

 

Wararka naga soo gaaray degaanada xad-beenaadka Itoobiya iyo Soomaliya sida Qalaafe iyo Ceel-Barde oo ku yaal xuduudaha gobolada Bakool iyo Hiiraan ayaa sheegaya in dadweynaha dagaanku ay arkeen ciidamo gudaha usoo galaya goboladaas, ciidamadaasoo u badan Itoobiyaan ayna hor kacayaan maleeshiyaad Soomali ah oo u badan kuwa dagaanka ee kol hore ka cararay maamulka Al-Shabaab.

 

Ciidamadaan ayaa la filayaa inay weerar xoogan ku qaadaan gobolada Bay iyo Bakool si ay xukunka uga tuuraan xoogaga Al-Shabaab ee gacanta ku haya inta badan labadaas gobol. Duulankan oo ah mid qorshaysan ayaa la filayaa in loo kala qaybiyo saddex aag oo kala ah Gedo iyo Jubooyinka oo ay horkacayaan ciidamo Kenyaati ah oo la qorsheeyay inay ka saaraan Al-Shabaab magaalada Kismaayo. Aagga labaad oo ah Bay iyo Bakool oo ilaa Baydhabo soo gaari doona, iyo aagga saddexaad oo ah Hiiraan iyo Galgaduud oo la qorshaynayo inay soo gaaraan ilaa Jowhar.

 

Sarkaal u hadlay Maraykanka ayaa sheegay in wadamada dariska ah ay ka caawin doonaan dowladda Soomaliya sidii burburin lahaa Al-Shabaab waa sida uu hadalka u dhigaye. Waxana la filayaa in dowladda Maraykanku ay ka caawiso weerarkaas dhanka sirdoonka iyo dhanka cirka oo ay ka duqayn doonto firxadka Al-Shabaab sidii ay kol hore samaysay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Najmudin:

To the poster, so what? Isn't that what you liked and supported during the TFG-1 era? What changed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing has changed and thats the point. why did so many people die, last time if you are all quite this time?

 

No one likes war but the hypocracy of Sharif Ahme and his group, supporters, demonstrators is clear.

 

If your "Jihad" was true then we expect the same chest beating and demo's against Ethiopia, "AIDS infected AMISOM" and so on.

 

On our end we told the truth as we do now.,

Share this post


Link to post
Share on other sites

You may have a point in calling those people hypocrites if the claims about Sheik Sharife is true, but aren't you atleast glad that Shariffe is continuing yey's policy?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AfricaOwn: The policy of securing the country, creating an army was correct. Who stood in the way? The fake Jihadis, clan wailers, diaspora clan networks, led by Sharif Ahmed. Now him and his supporters are telling us the Ethiopians are fine, AMISOM are lovely. What a load of crap indeed, if this is the case why did so many die and so much time wasted. Why are civilians being killed in their hundreds, and fleeing their homes in their tens of thousands?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

. Now him and his supporters are telling us the Ethiopians are fine, AMISOM are lovely.

Ok! Say he had a change of heart and he is saying this now..This is why you supported your uncle yey. You should have nothing against Sharif politics now I assume.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer your point is invalid. The legend Yusuf had a plan and it worked, he told the truth and he finished his time. The Sharif is a fiber, he uses double speak at all times. Its clear he has no policy or plan other than trial and error and one can not run a nation in that way.

 

Also this is 2009 the important point here is why did all those kids die if Yusuf's policies were right then and should Sharif Ahmed not be held acountable for causing their deaths, now that he himself is using the same tactics?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this