Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Presdient rejects removal of Mayor.

Recommended Posts

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka gaabsaday Saxiixida Warqadii xilka qaadista Maxamed Dheerre.

31. juli 2008

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Xilka qaadistii uu raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ku sameeyey Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ayaa laga diiday Xaafiiska Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Warar hoose oo ay AllPuntland ka heshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in uu Raysalwasaaraha Soomaaliya usoo gudbiyey Xaafiiska Madaxweyne Yuusuf warqada xilka qaadista Maxamed Dheerre ,balse Madaxweyne Yuusuf ka gaabsaday in uu saxiixo.

 

Warka ayaa intaasi ku daraya in uu Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ka codsaday raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen in ay labadoodu yeeshaan shir arimahan looga hadlayo.

 

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa jawaab ka bixin arintaan ,waxa ayna dad badan ku tilmaameen diidmada Madaxweyne Yuusuf ee Saxiixida warqadan markii la jabiyey Sharuucda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Masuul sarre oo ka tirsan Xarunta Madaxtooyada kana gaabsaday Magaciisa ayaa usheegay AllPuntland in uu Madaxweyne Yuusuf soo qaatey qodobo dastuuri ah oo ku xusan dastuurka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,markaasna la jabiyey oo ay ku tunteen xubnaha golaha Wasiirada.

 

Lataliyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ee arimaha Siyaasada & Sharciyada ayaa isku dubaridaya qodobada ay ku tunteen Xubnaha golaha Wasiirada ,waxaana ay dad badan qabaan khilaaf ka dhex dhasha Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Xilka qaadistii gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) waxa ay sababtey khilaaf soo kala dhexgala golaha Wasiirada ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Yuusuf oo Maxamed Dheere gacanta u geliyay Waraaq u ogolaaneysa inuu shaqadiisa sii wato

 

Waxay aheyd arrin dad badan ay sugayeen go'aan qaadashada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo horay u diidanaa xil ka qaadista Maxamed Dheerer waxaana go'aanka Madaxweynaha ay aaqirkii noqotay mid dib usoo celisay candhuuftii uu laqay Maxamed Dheere ee uu ku weyn lahaa xilkiisii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu soo waramayaa in warqad u ogolaaneysa in shaqadiisa uu sii wato gacanta u geliyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere oo maalin ka hor ay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada Nuur Cadde.

 

Sida aanu ka heleyno Ilo wareedyo ku dhow dhow Maxamed Dheere ayaa sheegaya in Maxamed Dheere farta laga saaray waraaq u ogolaaneysa inuu howshiisa sii wato, taasoo xagal daacin ku ah Go'aanka Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo saaxibadiisa.

 

Wararka oo ah kuwa isa soo taraya ayaa sheegaya in Madaxweyne Yuusuf uu markii horeba uu ahaa mid aan ku qanacsaneyn Xil ka qaadistaas, isla markaana go'aankaas uu ahaa mid ku koobnaa kaliya Nuur Cadde iyo Kuxigeenkiisa Axmed Cabdisalaan.

 

Xarunta Maxamed Dheere ka degan yahay Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka soconeysa farxad iyo damaashaad, iyadoona go'aanka Madaxweynaha uu dib shaqada ugu soo celiyay Maxamed Dheere ay tahay mid aysan la qabin Xubnaha Nuur Cadde horbooda, kuwaasi oo ka sugayay Madaxweynaha inuu aqbalo xil ka qaadista.

 

Maxamed Dheere laftiisa waxaa uu ahaa mid ku kalsooni qabay go'aanka kama dambeysta ah ee uu qaadanayo Madaxweynaha, taasoo uu horay u sheegay in Ra'iisul wasaaraha uu leeyahay soo jeedin, isla markaana Madaxweynaha uu yahay ruuxa ogolaanaya ama diidaya, taasna waxay keentay in Madaxweynaha go'aankiisa kama dambeysta ah uu qaato maanta, taasoo uu ku qaadacay soo jeedinta Ra'iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada ee ay xilka uga qaadeen Maxamed Dheere.

 

Arrintan hada soo cusboonaatay ayaa noqon karta mid Dowladda dhexdeeda ay ku sii kala qeybsamayaan, isla markaana ay dhici karto in Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo taageerayaashiisa ay ka qaataan Go'aan deg deg ah.

 

Wixii warar ee ka soo baxaya arrimahan kala soco wararkeena dambe

 

Hooyga wararka Somaliyed

Jowhar.com & Jowharnews.com

Jowharcom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by General Duke:

Well the strong man of Mogadishu & Banadir still has a purpose.

And thus your mind follows whatever the old man says! I bet if he goes against the old man or the old says something against him, you'll be posting articles demonizing the "mayor".

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Duke, his point is that you don't have an opinion you are just a follower. Aren't you a man with his own raganimo and fikrad. Ofcourse odayga waxkasta waan ku raacaa kulahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Today, if yey says I need to fire Dheere you will agree with him, tomorrow if yey says he will hire him again, you will agree with him again. Do you call that agreeing with someone's policies. I don't. I call it being a follower! Have you ever heard "Dameeru dhaan raacday"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer the Somali leader has the right to fire and hire anyone he wants. I agree with him and again whats your point? Loyalty to the state and its leader is missing from you, you lack disciopline unlike Gen

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

loooooooooooooooooool@discipline, Discipline my foot! Whats your loyalty based on? Be honest, if its qabiil, say so please.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waryaa The Zack. Ceeb caleeyk! Don't dignify tribalists who cheer even Mohamed Dheere with a reply. What more proof do you want for blind clan loyalty?

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

A warlord is a warlord is a warlord. clanish cheerleader is a clannish cheerleader is a clannish chear;eader. the clan disease is like a cancer and cankerous worm that eats the the heart and the liver and damages the mind and the intellect. The reputation of warlords Dheere, Darwiish, Qaybdiid, Muse, Qanyare and Yeey as war criminal monsters, traitors and tormentors cannot simply go away no matter how many clannish cheerleaders copy and paste inconsequential posts from clannish tabloids. The innocent Somali mothers and children who died under the brutal terror of these warlords know how immaterial this kind of hogwash is. A clannish cheerleader cannot be expected to cleanse their minds, to think freely and to use reason and rationale. And in the case of SOL and our champion of copy and paste, it is even more futile and hopeless. No! NO! that is not gonna happen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool. Adeer my loyalty is to the state and its leader who happens to be Yusuf Yey.

As for the comments, whats the point of it all?

Mohamed Dheere and any regional or military officer can only be sacked by the President, and thus the presidnet has not sacked him nor endorsed the PM suggestion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this