Sign in to follow this  
Suldaanka

Somaliland rebuilds Gov't Offices that were burned down by defeated Puntland melitia

Recommended Posts

aguri1.JPG

 

 

Hadaba Guriga Gobolka oo horey u ahaa meel marka aad aragto aadan maankaaga uusan kusoo dhacayn waa xarun dawlaeed oo teetal sare leh oo ahayd meel si wayn uburburswanayd waxna uusan ka qaban maamulka Puntland intii uu gacanta ku hayay Gobolka ayaa hadda waxa ay umuuqataa meel lagu tilmaami karo xafiis Dawladeed oo wax wayna laga qabtay walina uu hadda socdoto hawsheedii.

Dibuhabayn ku socotay Guriga Gobolka Sool oo hadda gabogabo maraysa (Daawo Sawiro).

 

 

Warkii 01-Jan-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay dibuhabayn ku socotay Guriga Gobolka ee magaalada Laascaanood dibuhabayntaa oo ay bixisay maamulka Somaliland kadib markii ay la wareegtay gacan ku hanyta Gobolka Sool kalana wareegtay maamulka Puntland.

 

 

Dibuhabaynta lagu samaynayay Guriga Gobolka Sool ayaa keentay kadib markii maamulka Somaliland uu bixiyay dhawr mashruuc oo wax lagaga badalayo qaabka xafiisyada Dawlada ee kuyaal magaalada Laascaanood kuwaas oo ahaa kuwo aad u dayacan.

 

 

 

Axmed Cabdi Timir oo ahaa gadhwadeenka hawsha mashruuca dibuhabaynta Guriga Gobolka Sool kana mid ah ganacsata Gobolka oo aan la kulanay ayaa waxaan wax ka waydiinay sida ay hawshu ku bilaabatay iyo cidda mashruucan sida tooska u fangaranaysay?.

 

 

 

Hadaba Axmed oo su’aashaa ka jawaabayaa ayaa waxa uu yiri waxa aan kamid ahaa shaqsiyaad ganacsato ah kuwaas oo lagu kala magacaabay dhar mashruuc oo wax looga kala qabanayo xafiisada Dawlada ee ku yaal magaalada Laascaanood kuwaas oo dayactir iyo dibu habayntoona aan helin tan iyo Dawladii dhexe ee dalka waxaana mashruucan bixiyay Dawlada Somaliland ee maaha mid hay’ado bixiyeen.

 

 

Hadaba Guriga Gobolka oo horey u ahaa meel marka aad aragto aadan maankaaga uusan kusoo dhacayn waa xarun dawlaeed oo teetal sare leh oo ahayd meel si wayn uburburswanayd waxna uusan ka qaban maamulka Puntland intii uu gacanta ku hayay Gobolka ayaa hadda waxa ay umuuqataa meel lagu tilmaami karo xafiis Dawladeed oo wax wayna laga qabtay walina uu hadda socdoto hawsheedii.

 

aguri3.JPG

 

 

p><p>   <a href="]http://afnugaal.com/ktmllite/images/uploads/aguri2.JPG" alt="" />

Share this post


Link to post
Share on other sites

Title been ah iga dheh. For 17 years LA was a peaceful city, now it is a war thanks to SL. So far the past two months you have managed to paint couple of bldgiing markii add barakiciseen 50K oo shacab ah. Reer Sool way tashadeen mana rabaan SL. Marka saaxib maad shidada joojisaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let the good people of Sool feel the development. Courts have been opened, gov buildings have been rehabilitated and the whole re-construction and development has just started.

 

Thanks to the people of Sool ............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this