Sign in to follow this  
Emperor

Somali government to introduce new department:Al amar bil macruf wanahy canil munkar

Recommended Posts

Emperor   

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dhisayo hey’ad dowli ah oo ka shaqeysa farista samaha iyo reebista munkarka.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha.

 

“Culumaa’udiin gaaraya 60 oo diinta ku faafiya masaajida dalka qaarkood ayaa isoo gaarsiiyay qoraal ay ku dalbanayaan in ay dowladu sameyso hey’ad dowli ah oo qaabilsan wanaag farista iyo reebista xumaha,waana ka qaadanay”ayuu yiri Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali dheere.

 

Sheekha ayaa sheegay in culumaa’udiinkan ay ku jiraan kuwo ku xeel dheer cilmiyada kel ee maadiga ah oo aqoon durugsan u leh ku baraarujinta shacabka ee ka feejignaanta halista cudurada faafa .

 

Dhinaca kale Sheekh Cali dheere ayaa ugu hambalyeeyay umadaha islaamka guud ahaan gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed bilashada sanadka cusub ee islaamka 1429-ka,waxaana uu shacbka Soomaaliyeed u rajeeyay in sandkan sanadkiisa ay ku gaaraan horumar ,barwaaqo iyo dowladinimo waarta.

 

Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho.

 

 

Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D

 

I was laughting at it at the beginning but coming to think of it, it is a good move... Amr bil macruuf and wanah... is the main reason why Allah S.W... made us the best of the Ammahs... that said, embracing it and integrating into the government system is not a bad idea...

 

No sectarian divide Sxb, we are all Muslims and Sunni, religion will not be a problem for Somalia Insha'alah, it's the politics and sociatal problem and through this proposal things can only get better...

 

Baraarujin is indeed required, dadka xumaha laga reebo wanaaga lafaro...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this