Sign in to follow this  
General Duke

Ethiopian troops leave Juba's....

Recommended Posts

Ciidamada Itoobiya oo gebi ahaanba isaga huleelay gobolka Jubada hoose.

 

afgaduud.jpg

 

Kismaayo, Khamiis, March 8, 2007 Simba Radio

 

Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS col. c/risaaq afguuduu oo u waramayay idaacada ssimba ayaa waxaa uu seegay in gabi ahaanba ay ciidamada itoobiyaanka ee kusugnaa gobolka jubada hoose ay halkaasi isaga huleeleen

 

C/risaaq afguduud waxaa uu sheegay in ciidamada itoobiyaanka ee garabka siinayay kuwa dowlada ay halkaasi isaga baxeen oo ay ka aag badsheen islamarkaana ayan garanayn ciidamadaaasi halak ay u aag badasheen

 

Col.afguduud waxaa uu tilmaamay in xiligani ay ciidama dow;lada ee halkaasi jooga ay gaareen isu filnaansho aykusugi karaan nabada galyada islamarkaana aay siiyeen tababaro ciidamada itoobiyaanka tiro badana oo katirsan

 

Cidamdeena iyaga ayaa ku filan aminga waxaana ukala qaybniay xiliganba goobaha ay joogaan kooxahah buracada waxaa aynu udirnay o ay ku wajahanyihiin raaskanbooni dhooblay iyo meelokale oo gobolka kamid ah siadaasi waxaa yiri taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS c/risaaq afgaduud

 

Ciidamada itoobiyaanka ee kasootagay goblka jubada hoose ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in ay kuasoo

 

Waajahanyihiin magaalada muqdsiho iygoo lagu biirin doono ciidamada kale ee itoobiyaanka ee horay ugu sugnaa

 

Waxay ahayd markii ay goboloada jubooyinka ay tagayeen ciidamada itoobiyaanka dabayaaqadii sanadkii tagay iyagoo xiligaas dagaal lagay xoogagii goloah maxkamadaha islaamiga

 

 

 

Simba Media Center, Muqdisho Somalia

Email: simba@simbanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen

 

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen

 

March 08-2007-kismaayopost.com- kismaayo

 

 

Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa gabi ahaanba maanta halkaas ka ambabaxay iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas ay u ambabaxeen.

 

Tagista ciidamada Itoobiyaanka ee joogay magaalada Kismaayo oo aheyd mid aan hore loo soo shaacin ayaa laga war helay ka tagistooda magaalada saacado kaddib markii ay wareejiyeen xilalkii goobihii ay hore u hayeen ammaankooda sida garoonka diyaaradaha, dekadda, saldhiga booliska iyo xarumo kale oo ciidan.

 

Duhurnimadii maanta markii ay ka baxayeen ciidamadaas magaalada Kismaayo ayaa taliyaha ciidamadaas Saxafada u diiday inuu faahfaahin ka bixiyo halka ay ku sii jeedaan ciidamadiisa iyo ujeedada socdaalkiisa.

 

Gaashaanle Cabdi Gaab oo ah taliyaha saldhiga booliska degmada Kismaayo oo galabta ka qeybgalay munaasabadihii lagu sagootinayey Sideeda March ayaa sheegay in ammaanka ay adkeyn doonaan haddii ay meesha ka baxeyn ciidamada Itoobiyaan ahaa.

 

Xafiiska kismaayopost.com Ee dalka (kismaayo

 

webmaster@kismaayopost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

afgaduud.jpg
The man

 

Yeah, the traitor who cooperated with the invasion and occupation of Somalia. He deserves a fair trail and a sure death sentence (preferably by hanging).

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. The man is a hero for he fought for his country & government against, the rebel clown courts, scrap merchants, land occupiers, their eritrean backer Aferwarki, the Ormo and other desperate groups who wanted to keep Somalia as it was.

 

Col Afgaduud I salute you sir..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

The man is a hero for he fought for his country & government

Incorrect. The traitor fought for the occupying forces against the freedom fighters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^From all accounts and specially the Mogadishu media they have left the whole Juba area.

 

Taliban, the TFG actions have given back freedom to millions of Somali's under the occupation of the clown courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ethiopian troops leave Juba's

That is a bad news indeed for all of us, they shouldn't be leaving just like that, there has to be some justification of their withdrawal from the Jubba's, very bad news indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ They are leaving. Simple as that. The troops are ready to maintain the security in Kismaayo and the whole Jubbas. Thats all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this