Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Police NSS display weapons:PICS

Recommended Posts

Taliska Ciidanka Booliska Dowladda KMG ee Somalia oo maanta soo bandhigay Hub fara badan oo la sheegay in lagu soo qabtay Hawlgaladii ugu dambeeyey ee laga fuliyey Gobalka Banaadir.n

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

90% of those small arms on display here are all shipped from Ethiopia to Somalia for the past 17 years...the last shipment, in case you missed, went to Puntland just couple of months ago..and now they wonder...about the amputees

Share this post


Link to post
Share on other sites

must be a slow news day there!! how many time u gotta show this??? ova and ova...Yo, get some new one. get on the phone and call uncle yeey!! lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by rudy:

must be a slow news day there!! how many time u gotta show this??? ova and ova...Yo, get some news one. get on the phone and call uncle yeey!! lool.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

:D:D @"get on the phone and call Uncle Yey"

 

Yala yaa walad, call Adeer quick-quick. Xaal-ka kasoo waran. How's the beer holdin' up ? Stressful situations, like mortar fire and bombings, you know, small stuff like that, aren't really good for 80 year old men.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baaritaano Ka Socda Wali Qeybo Ka Mid Ah Mag. Muqdisho

Muqdisho(Calanka.com) 07-Luulyo-2007

 

Baaritaano balaaran ayaa waxa ey maalinkii sadexaad ka soconayaan caasimadda Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo amaanka laguna uruurinayo hubka ku jira gacanta shacabka.

 

Howlgalkan oo sidoo kale maanta lagusoo qabqabtay hub fudfudud ayaa waxa uu ka soconayaa degmooyinka Hodan H/wadaag iyo Wardhiigley halkaaso gabi ahaanba la xiray wadooyinkii soo galayay iyadoo lagu amrayay gawaarida ey dib u laabtaan.

 

Howlgaladan maanta oo sidoo kale lagu baarayo dadka lugeynaya ayaa waxa ey qeyb ka yihiin howlgaloo labadii cisho ee lasoo dhaafay laga fuliyay isla goobahan isla markaana lagu soo qabqabtay dad la tuhunsan yahay iyo hub faro badan.

 

Baaritaanadan ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaya ciidamada dowladda federalka oo isugu jira bolis iyo maleteri iyo kuwa Itobia.

 

 

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this