Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab threaten Mogadishu clan website reports

Recommended Posts

Masaajidka Abuu Hurayra Oo Looga Hanjabay Beesha ******

12 May, 2009 01:13:00 Toronto t.

Font size:

 

Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo dib ugu soo laabtay suuqa Bakaaraha todobaadkan markii ay ka awood roonaadeen ciidamadii dowladda ayaa ka bilaabay masaajidka weyn ee suuqaas hanjabaado iyo dhaleecayn ay u jeedinayaan beesha ****** ee dagaan ahaan sheegata magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ka hadlay masaajidkaas ayaa sheegay inay Muqdisho ka saari doonaan qabaa'isha sheegata degaankaas sidii ay uga saareen Kismaayo qabaa'ishii sheegan jirtay degaan ahaan inay u leeyihiin.

 

Dadweynihii ****** ee ku tukanayay masaajidka ayaa la xasuusiyay wixi ku dhacay beelihii ********* iyo ******** ee sheegan jiray magaalada Kismaayo, waxana lagu amray inay joojiyaan sheegashada Muqdisho, hadii kale talaabo sharci laga qaadi doono.

 

Lama garanayo qabiilka uu u dhashay ninka hadlay, waxaase muuqata inuusan u dhalan beesha ******, mana aha markii ugu horaysay ee beelaha ****** looga hanjabo suuqa Bakaaraha. Dhalasho ahaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ayay aad ugu yar yihiin beelaha ******, waxana ugu xubnaha Al-Shabaab. Dadweynihii ku tukanayay masaajidka ayaa ka carooday hadalka ninkaas, waxayna u muuqataa xaalada dagaalada Muqdisho inay isku badali doonaan dagaal qabiil oo u dhigma kii lasoo maray sagaashameeyadii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

inay Muqdisho ka saari doonaan qabaa'isha sheegata degaankaas sidii ay uga saareen Kismaayo qabaa'ishii sheegan jirtay degaan ahaan inay u leeyihiin

lol walaahi soomaali wax ka yaabiyeey arkeen, cajiib. everything is black or white accordng to alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoogaga ku dagaalamaya magaalada Muqdishu oo dadaal ugu jira siday u qabiileyn lahaayeen dagaalka iyo Dagaal kale oo Muqdishu dib uga qarxay

 

Posted to the MOL May 13, 2009, 9:29 am

 

Wararka maanta ka imaanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dagaal kale uu maanta ka qarxay Deegaanka Suuq Bacaad iyo Xaafadaha ku dhow,iyadoo dagaalku uu gaaray deegaano kale oo uu si kadis ah ku bilaamay. Wararka ayaa sheegaya in kooxaha dowlada ka soo horjeeda markale ku guulaysteen inay dib u riixaan maleeshiyada dowlada iyo ciidamada qalabka sida.

 

 

Dagaalka ayaa saameeyn weyn ku yeeshay suuq bacaad waxaana xirmay ganacsiga iyadoo cabsi weyn ka jirto agaas in dagaalku sii socdo.

 

 

Dhinaca kale kooxaha isaga soo horjeeda dagaalada Muqdishu ee dowlada KMG ah ee Sh. Shariif iyo kooxda Alshabaab oo ay isgarabsadaan xisbul-islaam ayaa waxay bilaabeen dadaalo ay ku qabyaaladeynayaan dagaalka. Kooxda Xisbul-islaam ayaa soo jiitay horjoogayaasha maleeshiyadii maxkamadaha islaamka sida Yuusuf Indhacade oo hubkiisii iyo maleeshiyadiisiiba ku wareejiyay xisbul-islaam. Taas ayaa loo fasirtay in hab beeleed hubkaas loo wareejiyay maadaa hogaamiyaha xisbul-islaam SH. Xasan Daahir Aweys iyo Indhacade ay isku beel yihiin. Maleeshiyaadka u dagaalamaya Xisbul-islaam ayaa waxaa ugu badan beesha Habar Gidir taas oo shaki badan ay ka muujiyeen ururka Alshabaab oo iyaga ay u dagaalaan maleeshiyaad Somaliyeed oo isku dhaf ah.

 

 

Dhinaca dowlada KMG ah ayaa waxaa madaxweyne SHariif shirar hoose la yeeshay beesha uu ka soo jeedo ee Mudulood isagoo ugu baaqay inay difaacaan dowlada oo uu sheegay inay majaxaabinayaan kooxo isbahaystay.

 

 

Dad badan oo reer Muqdishu ayaa walaac ka muujiyay dagaalkaan ay kooxaha qaar doonayaan inay ku qabyaaladeeyaan dagaalka Muqdishu ka socda waxaana arintaasi keeni kartaa cawaaqib xumo iyo dagaal kale oo ahli ah la dhaca Muqdishu.

 

 

Kooxda Alshabaab ayaa la filayaa inay arintaas wax ka badasho iyagoo dadaal ugu jira sidii loogu soo wareejin lahaa hubkii Indhacade uu ku wareejiyay beeshiisa.

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Somalia is over the clan stage.

 

This is not 1991 were the clan rallied behind the presidency of one of their own and within weeks turned the tide.

 

 

Let the Islamist factions humiliate themselves and show their powerhungry face to the people they were supposed to provide peace, law and stability.

 

PS: Those websites want to agitate clans in order to change the conflict. Alshabab cannot threaten the largest Somali group, thats nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You seem to be changing your tune, is the "Mogadishu society" not up to the ragtag Al Shabaab ?

 

Also these threats have been made before, ask Xaad, Bacadle and of course Ahmed loot Diirieye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dukey,

 

Alshabab/Xisbi Islam have shown their true face, lets see if people will accept them considering the fact that they are powerhungry and have zero consideration for the wish of the people.

 

As for the topic, as I said: the days of clan agitation are coming to an end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke be easy on Meiji as he's understanding the situation and how fluid it is. I'd hoped way before today that all the people whom supported Shabaab(excluding maxkamadaha as I was dubed on their intentions too) who clearly were a threat and financed from somalia's enemies abroad would see their true colours. To be honest Shabaab couldnt care less about qabil but they are a group headed by fanatics and payrolled by foreign groups.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

this is more of the clan propaganda and it did not work so far. if Alshabaab will not bring peace moqdish who will?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this