Sign in to follow this  
Meiji

Extremist warlords: Only Black Flag in Somalia

Recommended Posts

Meiji   

Where are those deluded supporters of the extremist warlords who were propagating that the extremists warlords were the only option left for the Somali people who love their country and freedom?

 

Today the extremist warlords have made it very clear that they are against the symbol of Somaliweyn: The blue flag.

 

--------------------

 

Sheekh Muqtaar Roobow “Calan aan aheeyn Kan Madow ee Towxiidka Alle ku qoranyahay mayeelayno in meelka mid ah Soomaaliya uu ka taagnaado” (SAWIRO)

 

Shabelle.net

 

 

To Extremist warlord supporters like Che and others: Change your blue flag in your avatar into a black flag if your support for the extremist warlords is sincere.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

SHEEKH MUKHTAAR ABUU-MANSUUR: "Ma ogolaanayno Maamullada cusub ee dalka laga dhisayo iyo in dalka uu yeesho calan aan ahayn kan Madow ee towxiidka leh"

 

hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

I strongly welcome this very unpopular move by the extremist warlords.

 

They are making it very clear to the Somali nation that their ideology is not one of Somalinimo but a deluded ideology imported from Afganistan/Pakistan etc.

 

We have already heard news reports stating that the current leader of the extremist warlord organisation is a non-Somali. This move to ban the BLUE FLAG only makes it very clear that their struggle is not in the interest of the Somali nation but in the interest of foreign Jihadi organisations such as Al-Qaida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool,

 

Meiji, illeyn Shaydaan yar baad ahayd!.

 

Kow. Horta ereyga 'Madow' wadaadku ma sheegin, wuxuu yiri: 'Calanka Tawxiidka ku qoran yahay....'

 

Laba. Qudbadiisa qofka dhegeysta wuxuu ka qaadanayaa inuu ka soo horjeedo kala goynta Soomaaliya, taas oo lid ku ah sida aad rabto inaad u soo gudbiso.

 

Waa kan sida Horn Afrik ku qoran, iyadoo cod ahna waan dhegeystay:

 

AL-Shabaab oo kasoo horjeestay Maamul Goboleedyo laga dhiso Soomaliya..

 

Hornafrik Mogadishu 4-1-2010.

Xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa waxa ay kasoo horjeesteen Maamul goboleedyo laga dhiso Gobolada dalka Soomaliya xili dhawaan qaar ka mid ah xubnaha baarlamanka dowlada KMG Soomaliya ay sheegeen in ay Maamul goboleed u samaynayaan qaar ka mid ah Gobolada koonfureed.

 

Sheekh muqtaar roobow abuu mansuur oo ka hadlayay hotel ramadaan halkaasi oo ay Xarakada AL-Shabaab ay sibinaar uga fureen odoyaal dhaqmeed ayaa sheegay in xiligaan aysan haboonayn in maamul Goboleed xilgaan laga dhiso koonfurta Soomaliya.

 

Muqtaar roobow ayaa waxa uu sheegay in aysan ogolaanayn Calan aan ahayn kan uu ku qoranyahay towxiidka.

 

Waa markii ugu horeysay oo masuuliyiin ka tirsan xarkada al-Shabaab ayaa sheegaan in aysan aqoonsanayn Calan aan ahayn kan towxiidka oo xarakada al-shabaab astaanta u ah.

 

 

 

Written by: HornAfrik Webmaster

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Maadeey, Adiga se eu aragtaa Labada Calan? kan Buluuga ah iyo kan Madoow ee Tawxiidka dhexda uga yaallo?

 

 

in another note, thanks for the book you posted in the other thread. will get back to you sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, calan waa iska astaan, astaanna waxay u taagantahay ayaa muhiim ah.

 

Calanka Buluugga ah hadba qolo ayaa ku awr-kacsata, waagii Caydiid SNA-da oo dhan shaatiga ayuu ugu wada dhegganaa illaa qabaa'ilka kale ay u aqoonsadeen 'Calanka Caydiid', waqtigii C/lahi Yusuf-na sidoo kale!.

 

Calanka wuxuu ka tarjumayo in la raadiyo ayaa la rabaa, ee nin halkii gees ee soo haray raba inuu 5 u sii kala jejebiyo warkiisa naga dhaaf.

 

Calanka Buluugga ah meeshuu ka yimid haddaan ognahay, bal kan Madowna halkan ka fiiri.

 

www.somalitalk.com/.../calankii-nabigeenu-scw-caynkee-buu-u-ekaaabdibashir/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Maaddeey:

quote:

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

wa arin fiican wakhtigi calanka bluega walaga gudbay

^lool,

 

 

Meiji, illeyn Shaydaan yar baad ahayd!.

 

Written by: HornAfrik Webmaster
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this