Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!

Recommended Posts

Baydhabo : Sh. Aadan Madoobe oo ku guulaystay gudoomiye nimada baarlamaanka Soomaaliya.

 

Baydhabo (kisamaayopost)- Doorashada gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo gabagabowday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay gaar ahaan xarunta ADC. Doorashadaasi oo gaartay saddex wareeg ayaa waxaa markii hore isku soo taagay in ka badan 10 mudane, waxaana intii anay doorashadu bilaaban tartanka ka tanaasulay 3 musharax. Wareegii koowaad ayaa waxaa ka soo gudubtay 5 musharax waxaana wareegii labaad ku haray saddex musharax. Sh. Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo Ibraahim Kiishbur ayaa waxa ay ku tartameen wareegii saddexaad ee doorashada gudoomiyaha golaha baarlamaanka ee dawladda Soomaaliya. Sh. Aadan Maxamed Nuur ayaa waxa uu ku guulaystay gudomiye nimada golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya, iyada oo wareegaasi looga adkaaday Xill, Ibraahim Khiis bur. Sh. Aadan Madoobe ayaa waxa uu ku guulaystay codad gaaraya 153 iyada oo mudanihii la tartamayayna uu helay codad gaaraya 54 cod, waxaana xumaaday 6 cod. Natiijadaasi ayaa waxa ku dhawaaqay gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqorre. Sh. Aadan Madoobe ayaa waxa uu badalayaa Xill. Shariif Xassan Sh, Aadan oo dhowaan golaha baarlamaanku uu ka qaaday xilkii gudoomiye nimada golaha baarlamaanka. Shiikh Aaden Madoobe ayaa ahaa musharaxii la tartamay oo uu ka guulaystay Shariif Xasan Sh. Aaden markii loo tartamayay gudoomiyanimada baarlamaanka Soomaaliya xiligii lagusoo dhisay dalka Kenya. king wafaa kismaayopost@gmail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia’s parliament elects new speaker

 

Web posted at: 2/1/2007 4:22:32

Source ::: REUTERS

BAIDOA, Somalia • Somalia’s parliament elected a new speaker yesterday to replace one ousted over his overtures to Islamist rivals defeated by government and Ethiopian troops during a two-week war in December.

 

Members of parliament voted overwhelmingly in favour of Justice Minister Sheikh Adan Mohamed Nour Madobe, who takes over from Sharif Hassan Sheikh Adan, voted out of office January 17.

 

Adan’s sacking drew international criticism that President Abdullahi Yusuf’s government was missing a crucial post-war opportunity to become more inclusive in a country divided since the 1991 ouster of a dictator. Deputy Speaker Osman Elmi Boqore said Madobe won 154 votes, while runner-up Ibrahim Adan Hassan won 54.

 

“I wish to congratulate the members of parliament who voted for me, including those who did not vote for me. I promise to be fair and just to all,” Madobe told parliament.

 

Parliament sources said the 50-year-old enjoys support from Yusuf, who arrived in Baidoa on Tuesday evening. Madobe is expected to resign from the Justice Ministry because Somali law does not allow him to hold the two posts at the same time.

 

Madobe studied Islamic theology, and became a businessman dealing in livestock before entering politics in 1990. He comes from the same Digil & Mirifle clan as his predecessor who he lost out to in the initial vote for speaker held in Kenya.

 

Former speaker Adan had close ties with Mogadishu businessmen who financed the Somalia Islamic Courts Council. He tried several times to strike peace deals between the government and the Islamists—moves that infuriated the administration.

 

The government, backed by troops and weapons from Ethiopia, drove out the Islamists who had controlled the capital Mogadishu and much of the south for six months.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol@jaw.You poking fun at me?

 

jab,don't you know,that is all his good for,it's what earned him the nick,Gen.Cut and paste.

It never gets old for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this