Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Congratulates David Cameron

Recommended Posts

Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska

 

 

warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxweynaha Siciid Cadaani ayuu ku sheegay Madaxweyne Rayaale inuu dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Mr: David Cameron

 

Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sedan:-

 

Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa u maanta Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Dawlada UK Mudane, David Cameron oo ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee (Conservative) oo dhawaan ku guulaystay Doorashooyinkii ka dhacay Dalka UK.

 

 

Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisaas Hambalyada ah ku sheegay inuu aad ugu rajo weyn yahay xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Dalka UK oo hadda meel wanaagsan maraayo in u ka sii ficnaandoono marka Xisbiga Muxaafidku Xilka la wareego.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Cameron wuu yaabi doonaa? Riyaale is who unbaa ka soo hadhi doonta.

 

Markuu Somaliland maqlana, he will send his thanks to Sheikh Sharif, intuu kala garan waayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Cameron wuu yaabi doonaa? Riyaale is who unbaa ka soo hadhi doonta.

 

Markuu Somaliland maqlana, he will send his thanks to Sheikh Sharif, intuu kala garan waayo.

war malaha way is yaqaannaane ka fiirso, sow tuu riyaale dhowr jeer ingriiska tegey ee labada aqalba la kulmay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Sacad *Ducaale:

I heard david cameroon has a positive view towards somaliland.

Heard? Did a little birdie tell you that? Any evidence to back up this claim? Did he ever make a speech or comment?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Are you happy? Do you think the plight of the poor couple held in Galgaduud helps your credentials for recognition? Poor secessionist, you are even more despeate than usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this