Sign in to follow this  
Jabhad

Armed revolution agains Cade and his Mafia adminstration started.

Recommended Posts

Jabhad   

Wararka

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Weerar ka dhacey Garowe

15 Nov 15, 2006, 08:42

 

 

 

 

Hal nin ayaa ku dhintay labo kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii lala beegsaday weerar mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada DGPL.

 

Weerarkan ayaa dhacay xiili Gaariga la weeraray uu shidaal ka qaadanayey Kaalin shidaal oo ku taala Bartamaha Magaaladda Garowe,

 

Ninka dhintay iyo midka dhaawaca ah ayaa ka tirsan Ciidanka Daraawiishta DGPL halka ninka sadexaadna uu yahay Arday iska marayey Goobta Weerarkasi ka dhacay.

 

Dablayda hubaysan ee weerartay Gaariga ayaan ilaa iyo hadda gacanta lagu dhigin, lamana sheegin cidda ay yihiin balse waxaa wararku sheegayaan in isla Ciidanka Daraawiishta ay ka tirsan yihiin.

 

Dhaawaca ayaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaalka Guud ee Magaaladda Garoowe, waxaana Saraakiisha Caafimaadku u sheegeen Garoweonline in dhaawaca caafimaadkoodu fiican yahay.

 

Axmad Maxamad, Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

It starts that way sxb, bandits.

Naah sxb,its the pple that start a revolution and a revolutionary army is nothing but the pple in uniform.Thats what an armed revolution should mean.A bandit doing his own stuff necessarily doesn't make him a revolutionary.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Che-Guevara:

^^^^Duqa, When did start supporting courts or atleast airing their sentiments!!!

:D:D

 

Another thing I love is how his "accent" fluctuates. :D Sometimes it is hardcore southern Shabellada Hoose (where he is supposedly from), another times it's god knows where. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje. Garoweonline, is run by opposition forces to the admin, thus its news is would be negative to the Puntland admin...

 

Duuliye should be ashamed to think murdering officers is going to help your clan courts... If this is the type of support you propgate you have a century or more to wait.

Share this post


Link to post
Share on other sites

juje, duuliye and garoweonline must be ******** from xamar, no one else would be happy about the murder of puntland solders. If you want to fight Cade Muuse, you know where his at, why attack solders? if this is true at all, it yet again conferms the terroristic tactics of the UIC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

"Xataa Aroos lama qaban-karo aan nalala soo socodsiin"Wasiirka maaliyada of the mafia state.

Life under the mafia admin. Very unpleasant.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Shame on you for celebrating the murder of a fellow Muslim. Hence to be expected from the supporter of the clan courts. The man who died was not even the officer but a poor civilian by stander..

 

........................................................

GAROOWE : Nin goordhawayd lagu dilay bartamaha magaalada

Posted to the Web Nov 15, 07:39

 

 

Garoowe:-Dableey hubaysan oo ka kooban 2 Nin ayaa goordhawayd bartamaha magaalada ku dishay Nin dhalinyaro ah oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland islamarkaasna dhaawacay Nin kale xili ay ilaalo ka hayeen Nin Sargaal ah oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland.

 

Dablaydan ayaa la sheegay in ay doonayeen in ay dilaan Sargaalka ilaalada laga hayay balse uu xiligaasi uu ku jiray gudaha kaalin shidaal oo ay shidaal ka qaadanayeen , taa soo u masaabaxday in aan waxba aysan gaarin Sargaalkaasi.

 

Dablaydan oo ah kuwo la garanayo ayaan wali la qaban inkastoo Saraakiisha Boolisku ay sheegeen in ay si dhakhso ah u soo qabanayaan ayna garanayaan.

 

C/laahi Cali Ciise

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this