Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Loss of Buubaa

Recommended Posts

Wasiirka waxbarashada ee dawlada kumeelgaadhka ah Mudane Ismaaciil M.hure Buubaa ayaa iska casilay jagadii uu u taagnaa ee wasiirka koowaad ee dawlada Soomaaliya,kadib markii madaxweynuhu sheegay in booaskaas ay iska leedahay oo keliya beesha ****** ee ******.

 

 

Mr Buubaa oo ay soo sharaxeen beel weynta *** ayaa hada ka hor sheegay in ay xaq u leeyihiin in beeshiisu qabato jagadaas,taasoo isaga loo soo sharaxay,waxaase is casilaadiisan maanta ay waji gabax ku noqotay beesha ***,oo ku hanjabay inay kalsoonida kala noqon doonaan dawlada Cabdillahi Yuusuf.

 

Dawlada Soomaaliya ayaa waxa la sharciyeey in madaxweynuhu leeyahay beesha *******,ra'iisul wasaaruhuna yahay ******,ra'iisul baarlamaankana uu leeyahay ***** iyo ******,meesha beelaha ***,iyo beesha Shanaad ay leeyihiin wixii loo garto ee intaa ka soo hadha.

 

Dadka siyaasada indha-indheeya ayaa tilmaamaya in weliba jagada ra'iisul wasaare iyo madaxweyne aanay ku eekayn oo keliya ******* iyo ******,balse ay iska leeyihiin beelaha ********** iyo ******* oo heshiis hoose ka dhaxeeyo.

 

 

here

 

[ November 18, 2007, 11:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by -*Xidigo*-:

What is *******?

It's a new Somali recipe served with meat and spices. Just go to any restaurant and ask them for it :D

 

[ November 18, 2007, 11:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

lool@ Che ^ ******* =cariishka aan umalaynayay. My bad! :D

 

[ November 18, 2007, 11:07 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this