Sign in to follow this  
me

Chief Pirate or President?

Recommended Posts

me   

Madaxwaynaha Cusub ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo lagu eedeeyey Budhcad Badeednimo

Warkii 09-Jan-2009 iyo Qormadii: Afnugaal

 

Iyadoo wax ka yar 48 saacadood laga jooga doorashadii hogaanka cusub ee Puntland ayaa durba waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeediyey Mudane: C/raxmaan Faroole Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland kuwaas oo ah in faroole uu yahay aasaasaha kooxa budhcad badeed ka howl gala xeebaha Gobolada Puntland gaar ahaa gobolka uu ka soo jeedo ee Nugaal...........................................

 

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Putland Mudane: C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ah madaxa maaliyada ee budhcad badeed ka howl gala xeebaha Gobolka Nugaal uuna hogaamiyo Cowke Bicir oo uu Madaxwayne Faroole adeer u yahay sida Afnugaal.com u xaqiijiyeen waxgarad ku sugan magaalada Garoowe goordanbe oo xalay ahayd , waxaana la sheegay in qoyska Madaxwaynaha cusubi ay ka heleen xeebaha gobolkaasi lacag aad utiro badan .

 

Inkastoo Madaxwayne C/raxmaan Maxamed Faroole sheegay wax yar ka dib markii la dhaariyey inuu ka tirtiri doono Budhcad badeeda xeebaha Puntland ayaa hadana wararku intaasi ku darayaan in lacagtii uu ku galay doorashada ay ka soo gadhay dhowr markab oo maleeshiyada jifadiisu ku haysteen xeebaha gobolka Nugaal kuwaas oo laga qaaday lacag aad ubadan lacagtaas dhamaanteed ayaa ku dhacday accoun uu Madaxwayne faroole ku leeyahay Banks ku yaala Dalalka Australia iyo Dubia ,wuxuuna kumanaan dollar shalay ku iibsaday tiro badan oo ka mid ahayd xildhibaanada baarlamaanka Puntland

 

Dadbadan oo ku Nool Puntland ayaa u arka doorashada faroole mid aan wax badan ka badalayn xaalada amaan/dhaqaale ee Maamul Goboleedka Puntland Mar hadii ay Madaxtooyada dib loogu doortay xubno ka mid ahaan jiray Maamulkii loo aanaynayey burburka iyo masiibooyinkii dhaqaale iyo siyaasadeed ee ka dhacay gudaha Gobolada Puntland , waxaana in badan oo ka mid ah shacabka Puntland qabaan in Budhcad badeedu ka dilaacday Puntland ay hada helayso jaanis kii hore ka wayn marba hadii ay si sidii hore ka wacan ugu dhuun daloolaan aqalka madaxtooyada Puntland

 

Arinta budh-cad badeeda xeebaha Puntland/ Somalia ayaa noqotay arin caalami ah waxaana hada xeebta Somalia ku sugan kudhowaad 20 maraakiibta dagaalka ah kuwaas oo ay soo direen dowladaha maanta ugu awooda badan dunida waxayna ilaa hada ku guuldaraysteen inay joojiyaan weerarada ay soo qaadayaan budhcad badeeda Somalidu balse Hogaamiyaha Cusub ee Puntland loo doortay ayaa balan qaaday inuu wax wayn ka qabanayo howl galada budhcad badeeda inkastoo uuna sheegin qaabka iyo xeeladaha ka duwan kuwii maamulkii Cadde Muuse ee uu Mr: Faroole isticimaali doono.

 

 

 

Kayse Axmed Muuse

 

Afnugaal News

 

Garoowe Puntland Somalia

 

Qoraalada iyo fikirkaaga ku aadan Madaxda cusub ee Puntland fadllan noogu soo hagaaji E-mailka hoose

 

xidhiidhka_afnugaal@yahoo.com

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thats not even an insult, are they equating the man with the Pirates from his region?

 

Anyhow keep it coming ya lads, you wont kill Puntland with cheap talk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...so he has double title...one obvious and an undercover one...lol...? I think the pirates have some sort of link with some of the qabqablayaasha Soomaalida kuwaasoo aan waxba ka deyrineynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abwan you are just full of clan hate and envy adeer, the Pirates are a small outfi who have made huge money against foreign groups looting our sea.

 

The President has nothing to do with this..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Duke...don't you know inaan qaatay taladii Miskiin Macruuf oo aan kuu oggolaaday a period to mourn? By the way it won't work for you anymore the way you label people qabyaalad and stuff when they don't listen to qarasta aad halkaan ku soo qortid.

 

Is it not you who used to fill SOL with songs about TFG and now caynaaya and all of a sudden durbaan Puntland garaacanaya...? So I wonder who the Qabiiliiste is here?

 

Unlike you I always beleived and Insha Allaah will beleive in Somaliweyn rather than maamul iyo shakhsi qabyaalad iyo burcad badeeed ku dhisan ee Ilaah haku caafiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mourn what adeer? You must be having a laugh, MMA delusions are all his however I will address your fake stance as always, you are devoid of ideas and leaders thus you enviously attack people you do not know as in the case of Presidenr Faroole.

Abwan you used to support Gen Aydeed’s clan cleansing and now pretend to be defending civilians and the faith. It’s the providence that you saw with your own eyes, that those who loot, and rape the public get no where, that your laders have been either killed, exiled or humiliated. From Aydeed to his clown of a son. Thus keep hating, we will just respond “hi hater”.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Let me remind you again...I know who you are ee dadkaan ku aqoon bah-bahda la doono...

 

Unlike you I will not attack dhul Soomaaliyeed (Puntland) dad Soomaaliyeedna wax ka sheegi maayo (ciddaada) just because I lost the debate...I am man enough to deal with the likes of you Alxamdulillaah and you will never find a sentence aan wax kaga sheegay reer Soomaaliyeed but of course I will karbaash the warlords and if that is the reason you cry everyday TOUGH LUCK oo HA KUGU TAAGNAATO. I don't intend to mention personal stuff here whether fabricated or not.

 

Whoever I support I do that ON PRINCIPLE not waa adeerkay or habaryartay bay deris yihiin...lol

 

Yey lost and will live in Shimbiraale...you wanna join him that is your choice laakiin sanka hannaga gelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You have no principles and are led by blind visionless clowns who only know how to lie to the masses and sing sweet clan/fake religious hymns, they loot and pillage private property build nothing and bully unarmed Somali’s. Adeer what have you built over the last 17 years? My Puntland has moved on, you can continue to be jealous, envious and be filled with hate it will do no harm to the beloved state.

The Duke said to Abwan "Hi hater"

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

 

 

Buracd badeedda Soomaaliyeed xarunteedu waa
Eyl
oo aan ka Fogeyn Caasimadda
Puntland
, waxaana Burcad badeedda Madaxdeeda, Maalgeliyayaasheeda iyo Xafiiskoodu ku yaallaan caasimidda Puntland, waa
Garoowe
eh. Haddaba miyaanay ku habboonayn inta madaxweynuhu ka soo bilaabo
Garoowe
iyo xarunta Burcadda ee
Eyl
. oo aan wax sidaasa ka fogeyn
Garoowe
.

Haddaba waktigaa
Mr Faroole
tegay
Mareero
oo jirigaanno Shidaal ah iyo Jaranjarooyin laga cararay ka soo qabanyo waxaa
Xeebta Eyl
lagu haystaa ilaa Toddoba markab oo intaba madaxfurasho laga doonayo. Dadka maraakiibtaas haystaana inta markaas gaadhka ah mooyee kuwooda kale magaalada ayey Mushaaxaan oo la yaqaan kuna Turbaan Magaaklada dhexdeeda. Waxaadba arki iyagoo gabdho ka soo hayaamay meelaha baahidu ka jirto baabuur kuwata.
Garoowena
waaba meesha ay laga xukumo.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this