Sign in to follow this  
General Duke

Next PM to be a Puntlander

Recommended Posts

Warbixin Gaabn: Adis-ababa,Djibouti, Garoowe.Ra'iisalwasaaraha soomaliya oo ka imanaya Puntland.

 

Isniin 03. 02. 2000

London(allidamaale.com)Warar ku dhow xaqiiqda oo laga soo xigtey dad ay wada shaqeeyaan Maaxweynha cusub ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa cadeeyey in uu Shariif damacsan yahey inuu Ra'iisalwasaare u magacaabo nin aan magaciisa la sheegin oo Reer puntland ah,ninkaan ayaa ah nin madexweynihii hore Mudane Cabdulaahi Yusuf ay isku beel yihiin,Wararkaan ayaa laga soo xigtey Adis-ababa iyo Jabuuti maanta, sidoo kalena waxaa arinkaan suurta gal ku tilmaamay ilawareedyo ku sugun Magaalada Garoowe.

 

wararku waxeey intaas ku darayaan in xiriirkii hore oo u Madaxwyne Shariif la sameyay Maamulka Puntland fashil ku dhamaaday, balse markuu tagay Adis-ababa loo kala dabqaaday,asgoona horay usii kaxeestay Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo kasoo jeeday Puntland.

 

ilo xogo gaal ah oo warbixin naga siyay qaab doorosheedkii ka dhacay Dalka Jabuuti ayaa noo sheegay in u jiray loolan dheer iyo hardan kadhex dilaacay xubnihii baarlamnka Somaliya kuwaaso kala watay Ra'sul wasaarihii hire ee Dowlada Federaalka Somalia Nuur Cade iyo Sheekh Shariif oo isagu hagaaminayay Mucaaradka lagu balaariyay Baarlamaanka, waxaana sidoo kale qeeyb ka ahaa loolankaasi wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ahmedou Ould-Abdallaha oo ku hanweynaa inuu soo boxo Nuur Cade,ayaa dhinac kalena Gacnta Qarsoon ee walaaqda Somalia ay riixayeen Sheekh Shariif.

 

isku soo wada duuboo Madaxweyne shariif ayaa xiriirkiisi ugu horeeyay doorashadiisi ka dib la sameeyey Puntland,waloow markii koowad surta gali wayday ayaa hadan warar hoose sheegayaan in wadahadalkii labaad waxyaabo badan isku afgarteen isaga iyo puntland, waloow ay jiraan shuruudo la hordhigay Shariifka,ayaa hadana waxaa cadaadis adagi u ka heystaa Shariifka rag badan oo ay isku xisbi ahaayeen balse ay wixii ka danbeeyay doorasdhada kala shaki soo kala dhex galay.

 

Qorshaha madexweynaha ayaa ah inuu sameeyo qorshe balaaran oo isbadal weyn keena iyo tanaasulaad badan,wararka qaar waxey sheegayaan in madexweynuhu uu xitaa xiriir la sameeyey Alshabaab oo ay wadahadalo u socdaan. sidoo kalena uu rag u drey grabka casmara, balse lama saadaalinkaro waxa kasoo bixi kara isku dayadaasi.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

allidamaale.com

Is Xuubsireed vying for another job with possible Puntlander PM. That site was inactive the whole time he was with Yeey, and now back in action.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NABAD: It could be GADAALE. Shiekh Mohamed Sheikh Osman has been mentioned, two other names include a dude from Mudug, and one who is based in Libya all Puntlanders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Ali Khaliif Galayr also is in the list...

 

All this and Puntland have made it clear to reject the Presidency of Shariif Ahmed and the Dj process... I think Sheikh Shariif is rushing into this, make a careful decidion mate and let it not be a Puntlander please. Select from the other and all range of Somali clans that would fit the 4.5 formula.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Emperor:

Ali Khaliif Galayr also is in the list...

He is not a Puntlander that's why Duke didn't mention him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOool, no I don't think that's what he meant, but overall Duke was saying that Shariif Ahmed would select someone who is of the same sub sub sub clan as Abdulahi Yusuf.... I don't see him mention Jurille, and a Prof from Goldogob who are also in the list and are both from Puntland...

 

If there is someone who believes SOOL, Sanaag and Cayn are part of Puntland as Surat Qulwala is part of the Qu'raan is Duke, LOol

 

Resistance, somebody shouldn't be selected simply because he's from Puntland, that would be a mistake...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Dont mind ME, he does not know what he is most of the time, let alone make a comment on the Duke.

 

I agree with Emperor, no one should be picked because he is a Puntlander

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol... Puntland waxay meesha la taagan tahay sow ma ahan haddii PM aad nalasiin Shariifka PL imaan mahayo... lana hadli mayno... namana xukuntid sow ma ahan sheekadu. saas haddii shekadu tahay Galaydh baanu taageerayna waana nin PL ah. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Resistance, somebody shouldn't be selected simply because he's from Puntland, that would be a mistake... [/QB]

^ but u specifically said it should not be someone from Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this