Sign in to follow this  
Suldaanka

Sanaag: Dhahar has peacefully changed hands

Recommended Posts

Xudeedi   

laasqoray.gif

 

If you look at this map, the aggressors and their lackeys came through the Sool plateau down to Xingalol, south of Sanaag. It was a long way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

well when you consider that somaliland has also sent sent large delegation to buhoodle and is camped on the outskirts of las anod and has taken full control of all of sanaag then you have to admid that somaliland is slowly but surely gaining full control of its borders..

 

that picture demostrates the distance between somaliland forces in dhahar and places like Qardo and Bossaso....that tells its own story...

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^lol.....don't be fooled man, this is clan politics.

 

A Syrian maid? well thats a thought.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhaharians welcome Somaliland Defence Minister and Minister of Sports to their city with excitement.

 

------------

Wardegdeg ah: Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo Dhahar Gaadhay

 

Sida ay noo xaqjijiyeen Maamulka Gobolka Sanaag waxaa caawa saacaddu markay ahayd 6:50 daqiiqo gaadhay magaalada Dhahar wefti ka socda Somaliland oo ay horkacayeen Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Mudane Aadan Mire Waqaf iyo Wasiirka Cayaaraha Somaliland.

 

Waxaa weftigan halkaas ku soo dhoweeyey dadweynaha ku dhaqan magaalada Dhahar iyada oo ay ka muuqato raynrayn iyo farxad.

 

Wixii wara ee ka soo kordha kala soco Sanaagweb.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maakhir

My dear friend, Somaliland meesha xoog kuma tegin. Dadka rer Dhahar ayaa gacanweyn ka siiyey sidii Somaliland maamulkeeda deegaankooda usoo gaadhi lahaa.

 

Ciidamadda Somalilandna waxa ku kaliftay inay u dhaqaaqan Dhahar waa Puntland oo faragalin ku samaysa dadkii deegaanka u dhashay ee Somaliland markii hore u dirtay.

 

Somaliland mar walba waxay u dhaga nugushay rabitaanka shacabka rer Dhahar iyo dhamaan rer Sanaag Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Maakhir:

 

JNA
is about to recognize Dhahar and will , God willing, receive its international aid directly and independently. JNA representatives has made it clear that it will consider the grievances of the people and open its office there.

I am all for that saaxib. As long as the poeple are getting their aid directly without anyone in between then that is all matters to anyone concern really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let us wait and see what happens next. somaliland is very happy to see Pland going and securing muqdisho. It seems very good timing sland to go to Garoowe to capture.

 

I am sure people of sool and sanag are very brave people !!! will wait and see timing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^what?

 

Sool and Sanaag, Xamar and Gorowe, waxan aad isku qasaysaa waamaxay ninyow.

 

'PLand and securing Xamar'? is that a joke seriously, come on man. Daba dhilifnimo ma faanbay noqotay hada?

 

Wagarey wacdaraha aduunka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Horaa loo yidhi taas wana lasocdaa, laakin sababta loo yidhi mataqaan mise waa iga gee oo waxaad isleeday nin maahmaah tiriyey iska dhig? loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Qorshaynta oo Shir-jaraa’id ku qabtay Ceerigaabo Isaga oo ka soo laabtay..

 

Ceerigaabo (Qarannews) Wasiirka qorshaynta qaranka Cali Ibraahin (Sanyare) shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Ceerigaabo wuxu saxaafadda ugaga warramay nuxurka socdaalka wefti ballaadhan oo isugu jira wasiirro gaadhaya sida uu sheegay 19 iyo hay’adaha caalammiga iyo waddanigaba isugu jira weftigan oo socdaalkooda kusoo maray inta badan gobollada Saaxil Sool, Togdheer iyo Sanaag. isagoo nuxurka socdaalka weftigiisaanna ku sheegay wasiirka qorshayntu inay tahay dib u dhiska iyo horumarinta Somaliland oo ay ugu weyn tahay sidii deeqaha dalkeenna soo gala loogu sinnaan lahaa.

 

"Muddo 8 casho ah ayaa imminka lagu jirey socdaal aan la nasanayn waxana lasoo maray in ku dhow 91 goobood oo meel kastana weftigu la hadleen bulshada ku nool soona tiro koobeen baahiyaadka ka jira annagoo ku dedaali doonna baahiyaadka jira in la diiwaan geliyo kaddibna warbixin qoraal ah laga sameeyo kaddibna ay jawaab naga heli doonaasn deegaannada iyo degmooyinkuba waxana hawshan si toos ah iyo si dadbanba uga qayb qaatay 21 wasiir iyo shaqaale kale oo badan iyo weliba hay’adaha caalammiga kuwa mixilliga iyo ururro samafba isugu jira waxa kale oo iyaguna ka qayb qaatay xildhibaanno dhammaantoodna waan u mahad celinayaa waxan kale oo u mahad celinayaa dhaaammaanba bulshadii ku noolayd degaannadii la soo maray kuwaas oo aad nalooku soo dhoweeyey". Sidaas waxa hadalkisa ku bi.laabay wasiirka qorshaynta qaranka isagoo hadalkiisa sii watana wasiirku wuxu intaas kusii daray "Tuulooyinka aannu soo marnay ee xagga badda qaarkood sida Shalcaw Xiis iyo Maydh waxa ka dhacay bad-gariir geystey khasaare oo uu burburiyey hanti fara badan arrintaas iyado hay’adaha nala socdana aannu ka codsannay waxannu caalamka u sheegaynaa si deg deg ah in loo gaadho degaannadaas dab-gariirku haleelay waxa kale oo jirta meelaha qaarkood muddo dheer in aan la tegin oo aannu ka aragnay shucuur soodhoweyn iyo firfircooni waxanna odhan karaa safarkayagani wuxu ahaa mid aad loogu baahnaa oo bulshada yididdiilo iyo rajo geliyey amigo rajaynaya in aanu noqon kii ugu horreeyey ee uguna danbeeyey". Waxa kale oo wasiirku intaas raaciyey socdaalkooda in ay muhiim ka tahay sidii deeqaha dalka soo gala loogu sinnaan lahaa oo meel kastana intii awooddu n noqoto loo gaadhsiin lahaa isagoo arrintaas ka hadlayana wuxu yidhi "Dhawr jeer ayaan idin tusay deeqda hay’aduhu sida ay u kala badan tahay meelaha qaarkood oo aan hay’aduhu jooginna waad soo marteen taas ayaa keentay in laysu dheelli tiro oo meel kastana deeqdaas la gaadhsiiyo heshiisna sidaas dawladda iyo hay’adahaba waa lagu yahay waxase muhiim ah in la fahmo horumarku in uu yahay mid bulshada dhexdeeda ka dhasha loogana baahan yahay cid kasta horumarkeeda in ay iyadu la timaaddo ee hay’ad iyo cid kale toonna aanay horumarkeeda ka sugin".

 

Intaas kaddib oo su’aalo kooban saxaafaddu weydiisey isagoo ka jawaabaya wasiirku su’aal kusaabsanayd degaanno ka tirsan degmooyinka bariga Sanaag oo aan weftigani tegin in la tegayo iyo in kalena wuxu yidhi wwasiirku "Degaannada Laasqoray iyo Dhahar waa la tegi doonaa si degdeg ah haseyeeshee manta ma aha waayo maalintii qorshahaasi ahaa in la tago waxa dhacday shaqaaqo annagoo tixgelianyna qaanuunka caalammiga ah ee hay’adaha iyo wada tashiga xukuumadda ayaannu arrintaas wada tashi ka yeelannay waannuna idinla soo socodsiin doonnaa waqtiga la tegayo degaannadaas".

 

Isagoo ka jawaabayey su’aal ku saabsanayd waxka qabashada kalluumaysiga ajnebiga ee baddeennana wuxu yidh "Waqderya markii aynu tagnay waad arkayseen nimankii Carbeed ee kalluumaysatada ahaa ee ciidanku soo qabteen markaa arrintaas wax ka qabashadeeda iyo sidii loo xoojin lahaa wasiirkana waannu kala hadalnay waxana muhiim ah tayaynta ciidanka taasna waa la wadaa".

 

Isagoo ka jawaabayey su’aal ku saabsanayd xagga tamarta dhaqaale iyo beddelista lacagta Somaliga wuxu yidhi wasiirku "Lacagtaas in la beddelo oo laga bilaabo Togdheer qorshaha miisaaniyadda ayay ku jirtaa waase muhiim in waddanku isku xidhnaado taasna waa lagu talo jiraa laakiin Sanaag duruufo u gaar ahi way jiraan waxana lagama maarmaan ah dhaqaalaynta iyo in laysku xidhnaado waana in adadku xeebahooda cammirtaan oo wax kala soo degaan".

 

Ugu danbayn wasiirka qorshayntu isagoo ka jawaabayey socdaalkoodani in uu yahay mid siyaasad ku lug lehna wuxu yidhi "Dadku xaq ayay u leeyihiin wixii ay doonaan in ay yidhaahdaan laakiin waxanleeyahay bal na suga inta aannu wax idinsoo gaadhsiin doonno ama xataa ugu yaraan dib laydiinku soo noqon doono".

 

C/laahi Xuseen Darwiish

 

Qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this