Sign in to follow this  
Suldaanka

Sanaag: Dhahar has peacefully changed hands

Recommended Posts

As reported by the BBC 1100 service. Dhahar has peacefully changed hands after Puntland retreated overnight.

 

 

-----------

 

Xukuumadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Ciidamadii Maamul Goboleedka ******teeniya Ee Puntland Xallay Saqdii Dhexe Ka Baxeen Magaalada Dhahar

 

Hargeysa (Harowo.com) April 12 -07- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in habeenkii xallay abaaro 1:00 habeenimo ay ciidamadii Maleeshiyaadka Puntland ay ka baxeen magaalada Dhahar ee beriga gobolka Sanaag, Warsaxafadeed maanta laga soo saaray xarunta Wasaaradda Warfaafinta isla markaana uu ku saxeexanyahay Wasiirka Warfaafinta ahna afhayeenka Xukuumadda Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa lagu sheegay in ay ogolaadeen in ciidamada Somaliland iyo shacbigoodaba ay ka go'antahay inay gaadhaan xuduudahooda.

 

 

Haddaba Warsaxafadeed arrintaasi lagu faah faahinayo oo naga soo gaadhay xarunta Wasaaradda Warfaafinta isla markaana uu ku saxeexanyahay Wasiirka Warfaafintu ayaa isagoo dhamaystiran u dhigna sidani:

 

Mar xalay abaaro 1:00 habeenimo ahayd ayay Maleeshiyada ******teeniya ee deganayd agagaarka Dhahar ay ka baxeen iyaga oo u sii qul qulaya dhinaca xadkooda markii ay ogolaadeen inay si kama dambays ah ay ciidanka Qaranka JSL iyo shacbiga gobolka Sanaag ay ka go'an tahay inaanay ka fara laabanayn, welibana ciidanka Somaliland u sii qul qulayo ilaa hadda Jiida hore ee xadka u dhexeeya Somaliland iyo ******teeniya, halkaas oo ay ku qanceen inay iska caabiyi Karin Awooda ka hor timid, ********a in ay Somaliland ka soo dhamaaday dulqaadkii gardarooyinkii badnaa ee maleeshiyada Puntland ku soo geli jirtay xuduudaha Somaliland

 

Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)

Harowo.com, Hargeisa, Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

WAR DEG DEG AH : Masuuliyiintii Puntland & Ciidankoodii oo ka baxay G/sanaag. Xaggeese ku danbeeyeen kooxdii dhanka Somaliland.

Xingalool : Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda degmada Xingalool ayaa waxay sheegayaan in dhammaan ciidamadii iyo masuuliyiintii Puntland ee halkaas ku sugnaa ay xalay gelinkii danbe ka guureeyeen.

 

 

wariyeyaasha oo khadka telefoonka kula xidhiidhay masuuliyiinta Puntland ee gobolka ku sugnaa qaarkood ayaa waxay u sheegeen iney xilligan ku sugan yihiin magaalada Waaciye oo ku taal laamiga u dhexeeya Qardho iyo Carmo , waxayna intaas raaciyeen iney u sii jeedaan dhanka Boosaaso. ma caddayn sababta ay dib ugu laabteen, waxayse sheegeen in haddii Somaliland soo duusho laga jawaabi doono weerarkooda, waa sida ay hadalka u dhigeene.

 

 

waxana wararka aannu ka hellay magaalada Xinaglool sheegayaan iney masuuliyiintaasi intii ay halkaas ku sugnaayeen ay sameeyeen gole degaan oo guddoomiye u doortay Yuusuf Carablow. waxa iyaduna wararku intaas ku darayaan in ciidamada Puntland sameeyeen dib u gurasho xeel dagaal , kadib markii ciidammo ka xoog badan la soo dhoobay degaanka dawaco oo aan Xingalool sidaas uga fogeyn. halka wara kale sheegayaan in amar ka yimid DFKMG ay ku bexeen ciidamadaas iyo masuuliyiintaas ka timid dhanka Puntland. mase jirto warar dhex dhexaad ah oo arintaas bixitaanka ah si cad u qeexaya.

 

 

 

 

 

dhanka kalena ciidmada iyo masuuliyiinta kasoo jeeda dhanka Somaliland ayaa meesha ay joogaan warar is khilaafsan laga soo sheegayaan , hase yeeshee wararka ugu badan waxay tibaaxayaan iney saaka subaxnimadii weydaarteen magaalada Sibbaaye , kuna sii jeedaan dhanka magaalada Dhahar, oo maalintii Isniintii xoog laga soo saaray.

 

 

Wasiirka Sport-ga ee Somaliland MD. Maxamuud Siciid Nuur oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay intii aanu kasoo bixin magaalada Ceergaabo ayaa diiday inuu wax waraysi ah bixiyo , wuxuna ku soo gaabsaday inaanu wax waraysi ah bixinayn ilaa uu tago magaalada Dhahar waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

 

 

 

 

isku soo wada duuboo loollankii u dhexeeyey kooxaha ku hirdamaya gacan ku haynta gobolka Sanaag ayaa wareeggii ugu danbeeyey maraya, wixii ka soo kordhana kala soco

 

 

LaasqorayNet iyo dhahar.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ if there was a firefight that would be the word to use. But they made the right choice. :D

 

It's good that it ended peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm glad there is no WAR there ,,,,, whoever leaves and whoever comes in the peace is the most important thing for the public .......

 

 

Good Job PL ,,,,,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

It seem somaliland is very close to securing all its borders with somalia/puntland... this also comes as large ministers and parlimentarians are in buhoodle today.. reported on www.widhwidhonline.com.

 

and it seems puntland has finally excepted they cannot force their agenda on people no matter how many fake 'degaan gole' they name, and the fact that it wasnt the somaliland army who kicked these puntland representatives out of the border but the people of dhahar tells its own tale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

I can see the report of Puntalnd leaving yet there is no news that Somaliland has moved in. I beleive that the scenarion has been staged and the orders from Addis is working. Next you will hear the Ethiopian troops Moved into those areas On peace keeping Mission.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news for the people in the region.

Nabadshe, there is no need for Somaliland to 'move in' because it was Somaliland territory that was invaded and now it has been handed back to the people who owned it from the begening

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Waryaa iidhiiba laba

 

F16 fighter jets aan Somali skinnies meesha isku haysta meesha kasafiiyee labadaba.

 

Nac Nacdoodi baa naga badatay. Somaliland oo qabsatay, Pland oo haysatay. nac nac badaan Yaakhii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

be careful..

 

masterminder -> ''Target'' <- ''Tool doing the dirty part''

 

Britian -> ''Germany'' <- US

 

US -> ''Japan'' <- Soviet Empire

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Suldaan, Dhahar does not need 'Somaliland',will you please spare us your malicious party line?

 

JNA is about to recognize Dhahar and will , God willing, receive its international aid directly and independently. JNA representatives has made it clear that it will consider the grievances of the people and open its office there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this