Sign in to follow this  
General Duke

SANAAG- another failure for Secessionists -update

Recommended Posts

Col. Cashuur: “Waan ku daba jirnaa firxadkii maleeshiyada Soomaaliland”

 

Laasqoray: Magaalada Laasqoray ayaa degan kadib markii ay qalqaliyeen maleeshiyo hareereysey deegaano ku dhow magaalada, ayaa waxaa taliyaha ciidanka Darwiishta gobolka Sanaag uu noo xaqiijiyey in maleeshiyadii S/land ay guud ahaan isaga hayaameen aagii ay joogeen.

 

Col. Cashuur ayaa tibaaxay in magaaladu hada ay degantahay, oo ay kudaba jiraan maleeshiyadii S/land kuwaas oo haatan isaga hayaamay deegaanadii ay yimaadeen. Col. Cashuur ayaa xusay in ay haatan ku wareegsanyihiin sidoo kale maleeshiyada afduubayaasha ah oo ku sugan buuraha Calmadow, kuwaasoo ay u qabteen mudo 48 saacadood.

 

Isku soo duuboo magaalada ayaa haatan ah mid aad u degan kadib markii ay qalqal galiyeen maleeshiyada kusoo dhawaatey iyo afduubayaasha oo iyaguna ugu darsoomay, taasoo dhabar jab ku ah mandaqada Sanaag.

Maxamed Axmed Ciise

 

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Maamulka Somaliland oo ku biiray Ciidamada Daraawiishata DGPL

 

Laasqoray:-Ciidamada Maamulka Somalialand ee gobolka Sanaag ayaa ku biiray Ciidamada Daraawiishta ee DGPL ,waxaana la sheegay inaanay Ciidamada Somaliland ee Hore uga talajirey Meelo ka Mida Gobolka Sanaaga aysan Haatan ka Jirin.

 

Ciimada Somalialand ayaa waxa ay shegeen inaanay Haatan wixii ka damaya inaanay ku joogin Gobolka Sanaag Magaca Somalialand waxaana ay ahayeen Ciidamada Maamulka somaliland ka wareegay Maanta ina ka badan ilaa 4 Tigniko ah oo uu ugu Horeeyo taliyihiii hore ee Ciidanka Somalailand oo haatan ah Sarkaal ka tirsan Ciidamada Daraawiishata DGPL.

 

Talaabadan ay Ciidamada Somaliland ugu soo Wareegeen maamulka Puntland ayaa ah Mid meesha ka saraysa Guud ahaanba Jiritaanka Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sanaag waxaana ay ku soo waramayaan Saraakiisha Somalailand inuu yahay Gobolka Sanaag Putland.

Ciidamada Maamulka Somalialand ee ku biiray Ciidamada Daraawiishta DGPL ayaa waxa ay haatan ku suganyihiin Magaalada Laasqaray ee gobolka sanaag.

 

Maxamed Axmed Ciise

Share this post


Link to post
Share on other sites

ciidamada puntland oo ku raad jooga qaar ka tirsan ciidankii somaliland ka dib gali taankoodii laasqoray.

 

Ciidamada Daraawiishta ee DGPL ayaa xalay saqdhexe galay degmada laas qoray ee gobolka sanaag bari PUNTLAND, ciidankan ayaa magaalada soo gaaray kadib markii ay isaga bexeen ciidamadii halkaas joogay ee Somaliland, lamana sheegin wax khsaaro ah oo soogaray ciidanka DGPL.

 

Wararku waxay intaasi ku darayaan inay ciidanka DGPL ay taageero ka helayeen ciidamo beeleedyo kasoo jeeda Laasqoray,kuwaas oo labo beri ka hor isaga soo baxay isla deegaankaasi.

 

Sidoo kala isla saakayba ciidanka DGPL waxay sameeyeen baaritaano ay baarayeen guryaha qaarkood, kuwaas oo lagu macneeyey inay ka baarayaan qaar kamid ah haraadigii ciidankii dhawaan kusoo duulay deegaanka laas qoray.

 

Dhawaan ayey odayaasha ka soo jeeda isla deegaankaasi utageen labada ciidan iyagoo ka codsaday in ay joojiyaan dagaalada, Balse ciidankii Somaliland ayaa ka biyo diiday taasina waa tan keentay inay ciidanka Puntland weerar soo qaadaan ayna galaan deegaanka laasqoray.

 

cabdiqani xayir Shabakada carmooyin.com

Puntland,somalia. webmaster@carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirudowlaha Amniga Puntland oo kawar bixiyey halka ay kudambeeyeen

 

Waxaa dhawaanahaanba kusugnaa magaalada baran Ee xaruunta Gobolka Sanaag wafdi wasiiro ah oo ay kamidka ahaayeen wasiirudowlaha Amniga DGPL Jaamac xirsi Faarax Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha DGPL Cali Jaamac Faarax (Cali Buureed) iyo wafdi kale

 

Socdaalka ay kutageen wafdigani Gobolka Sanaag ayaa wuxuu kusoo Aadey xili ay Gacan kuheynta Degmada Laas Qorey Ee Gobolka Sanaag ay lawareegeen maleeshiyaad taabacsan maamulka Somaliland

 

Balse maalmo kadib ayaa waxaa suurta Gashey in Gacan kuheynta Degmada laasQorey ay dib ugu soo Noqoto maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee P,L

 

Wasiiru dowlaha Amniga DGPL Jaamac xirsi Faarax Oo xalayto uwaramaayey Barnaamijka xulka wararka 24-saac Ee kabaxa idaacada SBCInternational ayaa kawar bixiyey waxa uqabsoomey inta ay Socdaalka kujoogeen Gobolka sanaag waxa uuna sheegay in ay Guulo badani ay kagaareen sawabihii ay uyimaadeen Gobolka Sanaag

 

Wafdigani heerka wasiir ah ayaa todobaadkii aynu kasoo gudubney Bartankiisii Gaarey magaalada Baran Ee xaruunta Gobolka Sanaag ayaa waxa ay kulumo laqaateen in ay kusug naayeen Gobolka sanaag

 

Isimada nabadoonada cuqaasha waxgaradka haweenka dhalinyarada iyo bulshada rayidka Qeybahooda kala Duwan

 

Mar Aanu wax kaweydiiney wasiirudowlaha Amniga DGPL Jaamac xirsi Faarax bal in uu faahfaahin inaga siiyo Qaabka ay uga uqabsadeen ciidamada Puntland maleeshiyaadkii taabacsanaa maamulka Somaliland Degmada LaasQorey

 

ayaa waxa uu sheegay in xeelad militari ay sameeyeen ciidamada Puntland ayna dhowr wado ay kagaleen Degmada LaasQorey Deetana ay isaga carareen maleeshiyaadkii taabacsanaaS Ismaamulka Soomaaliland

 

Sidookale wasiirudowlaha Amniga DGPL Jaamac xirsi Faarax Waxa uu intaasi kudarey in aysan kasoo tagi doonin wafdigani wasiirada Gobolka Sanaag ilaa xaalada Gobolkaasi oo iminka laga soo sheegayo dhiilalo colaadeed ay caadi kusoo noqoneyso

 

Isku soo wada duuboo dadweynaha kunool maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Gaar ahaan kuwa kunool xaruunta Gobolka Bari Ee magaalada Bossaso

 

ayaa sidiiran usoo dhaweeyey sida hanaanka leh oo ay ciidamada P,L Gacantooda dib ugu soo celiyeen Degmada laasQorey Ee Gobolka Sanaag Oo todobaadkii aynu kasoo Gudubney bartankiisii ay lawareegeen malee shiyaad taabacsan ismamulka somaliland.

 

Axmed Nuur Ibraahim (Axmed Soomaali)

SBCInternational- Bonitoring.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea is ok, it is the Suldaanka who is AWOL and who started this and many other threads. Yaa usheega Somalia xaalekeedu waa jahawareer even in the North.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by General Duke:

With all our troops in the south and the secessionists are having a hard time.

Besides hiding behind Ethiopian tanks, what exactly are your troops doing in the South?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

General Duke

 

did you say sanaag, am prety sure last time i checked las qorey was few miles from Bossaso and actually nobody knows who is control of it if any, but i see you waving the flag of victory, lets put it this way i can sleep very convertibly knowing my troops are stone throw away from both bossaso and Garowe and you cant even dream of getting to laascanood let alone other. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D

Some people do actually underestimate SL's resolve.

 

There is no doubts at all the SL army will cripple the PL melitia anyday, anytime and anywhere. But the thing is, it is not always a good idea to try and win battles in the field. Any warlord with no purpose can fight a war, but what is the gain when its at the expense of one's political end game? The political war of winning the hearts andd minds of the locals is more important for SL then chasing few melitia from Bosaso and capturing more POWs.

 

In any case, for your information, the army just withdrew from the Port town but it is still stationed not very far.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this