Sign in to follow this  
rudy-Diiriye

Bye Bye tfg and Cheerleaders!!!!!!!!!!

Recommended Posts

A&T,

 

I can't say I'm surprised by this disturbing remarks you make. I know you just mean to piss me of because I'm confident this nonsense aint coming from that putrid caano boore brain of yours. Or am I wrong?

 

Don't you know his fake "holiness" is an Oromo dude.

 

Hadaad rabtid inaad ogaatid magaca Roobow inuu yahay magac Oroma ah oo micnihiisu yahay kii dhashay xili roobaadka-- weydii dadka Oromada ah oo meel walba jooga. Soomaalidu ROOBLE ayee la baxaan ee Roobow lama baxaan sida taariikhdu ey xusayso.

 

Sheikh Roobow asalkiisu wuxuu ahaa Oromo kasoo haajirtay ethiopia oo mucaarad ku ahayd dowladii Haile Salaasi, madaxna uu u ahaa Waaqow Guutu-- kabacdina Somaalidii dhexgalay oo ka guursaday oo Soomaalinimo sheegtay ayuu ahaa.

 

Marka kaas haduu nabad doon kuu yahay, waxaa meesha kacadaatay inaad adiguna Somaali aad ahayn sidaad sheegatid oo aad tahay nin Oromo ah.

 

Marka adoo Oromo ku abtirsaday iigama xigtid SomaaliGalbeed oo anagaaba magac wadaag ah oo boqorku naga dhexeeyaa.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

LOL, a pay out is losing yet another debate.It's weird to watch. Sort of like watching a man blow his own head off with his own pistol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Now, is there anyone doubting Dhulqarneyn is not OK on the head, particularly these days?

 

So, you tell us all people of ***** and ***** are Oromos?

 

[ November 30, 2008, 12:56 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T,

 

***** iyo **** waa dadka aan horay kuugu sheegay oo Soomaalida ah oo uu Roobow la dhaqmay waxna ka guursaday--laakin asagu asalkiisii ayaa Oroma ahaa. Marka taariikhaha ha isku qasin saaxiib; Roobow nin Somaali u dhashay ma aha.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

[ November 30, 2008, 12:57 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What is wrong with half-Somali Oromo? Or with even an Orom muslim?

 

What matters is his beliefs, integrity and nationalism. as we stand, Muktar Roobow (even when we declare him an Oromo) is by far better Somali, than your octagenerian Kaafir uncle who raped his own country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hassan6734:

dhulQarnayn please shut your mouth, because you talk like a *****

War maxaad ii aamusinaysaa, ma runtaad diidaysaan? Amxaarada aad sheygeesaan oo maalin walba aad ka cabaadaan, Oromo yey u badan yihiin. Al-Shabab ka aad taageertaana ninka madaxda u ah oo Roobow ah waa Oromo. Marka Oromo, Oromo la dagaalayso yaad ku dhex lunteen oo aad qaran kiini soomaaliyeed u baabi'iseen.

Marka Shabaabow, dinac u biira ama Somaali noqda ama Oromada madaxda idiin ah ku biira.

 

Wibilahi Tawfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alluvial Diamond:

What is wrong with half-Somali Oromo? Or with even an Orom muslim?

 

What matters is his beliefs, integrity and nationalism. as we stand, Muktar Roobow (even when we declare him an Oromo) is by far better Somali, than your octagenerian Kaafir uncle who raped his own country.

Wadanimada waa loo dhashaa ee la iskama dhigo. Marka Roobow haduu wax xoreynayo Oromada uu ka dhashay ey axmaarada madaxa ey uga fadhido ayuu xoreenlahaa. Ee Somalia xor nimo ugama baahna.

 

Roobow, munaafiq diinta Islamka ku adeeganayo weeye oo carabuhu xooga guna ah ku siiyaan weeye. Ee nin diin leh haduu ahaan lahaa bombooyinka qaraxa ah uma dhigeen hooyooyin is xilqaamay oo qashinkii mo'oryaanta gurayo miino kuma qarxiyeen. Taas baa weligiin daliil u ah ineyna diin uuna ku dhaqmin oo cimaamadihii Carafaat si been ah madaxa ugu duubantahay.

 

Wibilahi Tawfiiq.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^^ROTFLMFAO...

 

I'm sure every one has enough sense to realize that irrelevant *****'s like you have nothing to offer in this thread as is the case with 99% of the threads posted here, please for the sake of heaven substitute emotional partisanship for intellect.

 

[ November 30, 2008, 01:00 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

True! That is a trait we are lacking. It was in the notice this morning. See number 5, Gar-ma-yaqaan!

 

Originally posted by Alluvial Diamond:

Notice

 

It has become quite apparent that Somaliland has produced Xaaji Xundjuf and Puntland Dhulqarneyn to advance hateful propoganda and to do the dirty job. In the interst of fighting like with likes, we are looking for someone of similar 'caliber' from Somaligalbeed.

 

Applicants who wish to do the same job in SOL will be rewarded. The job is demanding as it entails following sensible threads and thrashing them, looking after the reerka interst, and demeaning women.

 

Applicants with the following qualifications can send their CVs to me, at

 

Alluvial Diamond

Dhabaha Toosan, Haro-digeed

 

Required Qualifications

 

1- Good command of English and Somali, but no formal diplomas

 

2- Ability to google and find lethal poems and epithets, in most cases inflammatory ones

 

3- Experience in Cyber piracy of minimun 3years

 

4- Proven record of dishonesty, thuggery and muran capacity

 

5- Ability to upset 100 people at once and manage to confront them without any help

 

6- Lots of blood, dhiig and ficil, as those who oppose your ideas are against your tribe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alluvial Diamond:

 

So, you tell us all people of digil and midhifle are Oromos?

Actually, yes a lot of them have oromo origins, what exactly is wrong with being an oromo that you think it's an insult? They are mostly muslim people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this