Sign in to follow this  
RedSea

FIERCE FIGHTING TAKING PLACE IN ZONE FIVE (TWO SUBCLANS)

Recommended Posts

RedSea   

Assalamu Calaykum,

 

Few months back there was a conflict that took place in the further Southeast of Ethiopian controled Somali zone five region which involved two subclans from Puntland(Galkacayo) and another from Gedo region leaving death and destruction. In more recent, there was a conflict in Buuhoodle district of eastern Togdheer which involved in two sub sub clans after one clan claimed that a member of their clan was bewitched by a man from another sub clan and as result 12 people died from that conflict.

 

In the last five days, there has been a fierce conflict involving between two sub sub clans from the same clan in Zone five region resulting in 24 deaths and 40 injured. All because of small things such as "this is my land not yours" or "you can't drink from this well of water" and extera. It's really unfortunate that Somalis have found the blood of their brethers something easy to spill . Even the closest of Kins are showeing no mercy to one another. Today you are my kin and tommorow you are my enemy is a way to define their mentality. But in truth it's as Somalis put "kaadhimay oo kugu dhimay".

 

Please stay tune to the reports and pray that Allah ends this conflict as well as others around the greater Somali regions.

 

[Xaaladda Deegaanka Daroor Oo Maanta Degen Ka Dib Ergooyin Kala Duwan Oo Gaadhay

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 1 June, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.Org)--- Xaaladda Deegaanka Daroor ee kililka shanaad ee dalka Ethiopia oo dagaal socday seddex maalmood uu ku dhex maray laba beelood oo ka soo jeeda Somaliland ayna ku naf waayeen dad gaadhaya 25 Qof kuna dhaawacmeen 40 meeyo, ayaa maanta degenayd, sida uu shabakadda Somaliland.Org u xaqiijiyey Maxamed Cabdilaahi Xaaji Xuseen oo ku sugan magaalada Daroor. Maleeshiyaadka ku dagaalamay deegaanka daroor ayaa kala durkiyey ciidamadooda ka dib markii ergooyin culus oo iskugu jira salaadiin, siyaasiyiin, culuma awdiin iyo aqoonyahano badan oo ka kala yimid Hargeysa iyo Burco ay gaadheen deegaanka Daroor.

 

 

Muuqaalka Deegaanka Daroor iyo Gawaadhida Ergada Ku Sii Jeeda Dhex

dhexaadinta Labada Beelood (Photo Somaliland.Org)

 

Xaaladda ammaanka ayaa ahayd maanta iyo xallay mid aad u xasiloon iyadoo gadiidkii istaagay ee iskaga gooshaayey dhinacyada beriga iyo galbeedka daroor ay maanta si caadi ah u furmeen, waxaana maanta halkaasi ka bilaabmay wada hadalo u dhexeeya odayaasha iyo waxgaradka deegaanka daroor oo ka soo kala jeeda labada beelood ee ku dagaalamay deegaankaasi, waxaana wada hadalkaasi dhex wada wufuudda culus ee halkaasi ku sugan, iyadoo dadweynaha deegaanka daroor ee ay labada beelood ka soo kala jeedaanna ay si weyn usoo dhaweeyeen xallay ilaa shallay ilaa maanta ergooyinkani ku soo qul qulaayey deegaanka daroor.

 

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Gaadhay

Deegaanka Daroor Halkaasna Saxaafadda

Ugu Waramaya Goor Dhawayd (Sawir)

 

Labada Guddoomiye ee Xisbiyada Mucaaridka KULMIYE Iyo Ucid Axmed Siilaanyo iyo Eng. Faysal Cali waraabe oo hadda ku sugan iyaga iyo wefdi ay hogaaminayaan ayaa saaka waxay kulano la yeesheen odayaasha labada dhinac iyagoo iskaga dabqaaday sidii heshiis iyo xal kama dambays ah looga gaadhi lahaa

 

MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

Somaliland.Org, Hargeisa

diridhaba@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhogor   

The two Somali groups fighting know each other very well. It is quite sad to see them fighting but it was bound to happen....

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The fighting between the two groups has been halted, Thankfully. Waa ilaahay mahadii.

 

Xabad joojin rasmi ah oo lagaga dhawaaqay colaadii ka dhacday Daroor Posted by: qaran

 

 

Waxa maanta lagu dhawaaqay xabad joojin rasmi ah,oo ku saabsanyd colaadii u dhaxaysay labada beelood ee walaalaha ahaa ee ayaamihii la soo dhaafyba ku diriraaya aaga Daroor ee Kinilka Shanaad ee Itoobiya.

 

Xabad joojintan waxa xaqiijiyay gudidii dhexdhexaadinta ah'yd ee gurmadka meeshaasi u tagy, sidoo kale waxa ay ku guulaysteen in ay kala fogeeyaan labadii ciidan ee diriraay, iyada oo lakala dajiyay laba goobood oo kala durugsan xaga qaarna fadhiisin looga dhigay Aarjoog, kuwa kalena fadhiisin looga dhigay Kaam Ugaadh, labadan goobeed ee lakala geeyay ayaa qiyaas ahaan isu jira 15KM.

 

Magaalada Daroor ayaa waxa hada hoganaaya waftiyo dhaqameedyo iyo ka kala socda xaga Itoobiya iyo Somaliland, gudida dhex dhexaadinta ka wada mashaqadan ayaa shaaca ka qaaday in ay maalinta barito ah ay gali doonaan qaybtii labaad ee wada xaajoodka waxa maalinta barito ah ay labdii beelood ee colaadu dhex martay keeni doonaan 25 oday beel kastaaba halkaasi oo maalinta bari ah Kontonkaa, 50 odayba maalinta barito ah lagu dhaarin doono si ayna rabshad danbe u dhicin, taasi oo ay labada dhanba isku waafaqeen una xalistaan dhibkooda.

 

Dhanka kalena waxa sugan amaanka dhamaan agagaasi oo la keenay ciidamo ka socda Itoobiya oo si buuxda ula wareegay amaanka agagaasi ay colaadu ka socotay, magaalada Daroor ayaan wax hub ah iyo colaad ahi ka muuqanin gabi ahaanteeda iyo agaga kale ee u dhaw dhawba kadib markii lagu guulaystay xabad joojinta.

 

Kadib dhaarta barito ee xubnaha la dhaarin doonana waxa la guda gali doonaa sidii arimihii dhacay oo dhan loo soo wada af-jari lahaa looguna dhamynlahaa wada hadalo taasi oo labada dhanba ay ka muujiyeen niyad sani iyo walaaltinimo. Arintan ayaa dhamaan laga soo dhaweeyay gudaha iyo dibada Somaliland iyada oo lagu guulaystay in aan dhiig danbe si dhayel ah ku daadan waxa ayna farxad galisay dhamaan dadka reer Somaliland.

 

Dhacdadan ayaa ah tii labaad ee mudo yar oo kooban ka dhex qaraxda beelo walaalo ah oo ka tirsan reer Somaliland, dhacdadaas hore oo iyana ay golaha guurtidu ku soo guulaysteen xalinteeda. Hadaba qaabkan dib u heshiisiinta ee hilaabmay ayaa waxa uu u eegyahy in loo maaraynaayo ama loo maraayo qaabkii loo xaliyay colaadii tan ka horaysay oo iyagana min 25 oday laga laga dhaariyay jilib kasta oo ka mid ahaa labadii beelood ee ka tirsanaa beesha *********** oo iyagana la soo afjaray colaadoodii dhawaan dhex martay kadib dadaal iyo dhexgal ka tagay xaga Somaliland lagu xaliyay qaab walaalnimo iyo is afgarad .

 

Khilaafyada noocan ahi ee la xalinaayo waxa ay fariin cad u yihiin in ay wax ku qaataan dadka ku diririraaya dalka aan jaarka nahy ee Somaliya oo ay daacad ka noqdaan sidii ay khilaafkooda u soo afjari lahaayeen, Ilahayna ha garansiiyee lakiin tan iyo tii ka horaysay ee la xaliyayba waa tusaale fiican oo ku dayasho mudan.

 

 

Qarannews24

Hargiesa

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaam,

 

beyond the scope of imagination why they are fighting against each other, as they are next to kin of each other!

 

Garan waaye wuxuu wa qabaal wana kabataane

Ragow kibirka waalagu kufaa ee ka halaogaado!

 

Sad Somalis - when they gonna learn how to live and let live.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

It is really sad to see Muslim killing another Muslim. "Alqaatil wal maqtull fi-naar, aw kamaa qaala rasuululaahi SAW"

 

Ilaahayoo xaalada soomaliya qabooji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

ETHIOPIA-SOMALIA: Scores killed in inter-clan fighting in northeast

 

HARGEYSA, 2 Jun 2006 (IRIN) - At least 39 people have been killed in four days of inter-clan fighting in Daroor, a remote township in the Somali Zone Five region of Ethiopia, local sources said. The region is near the border with Somalia's self-declared northeastern republic of Somaliland.

 

The clashes, which broke out on Monday, pitted the Habar Yonis against the Idagaale after the two sub-clans disagreed over the construction of a water reservoir in the area. Both are from the Garhaajis clan, whose members are mostly found in Salahle district of Somalia's Togdheer region.

 

It was the first time that such skirmishes had occurred in this area between the two sub-clans, Sultan Mohammed Sultan Abdikadir, a traditional leader said.

 

At least 34 people wounded in the clashes were brought to hospitals in Somaliland's capital, Hargeysa, and Burao town, some 350kms from Hargeysa, medical sources confirmed.

 

"We have been informed that some [of the wounded] are still in the clash-hit area and we are mobilising health personnel to visit that area and administer treatment to those wounded," said Osman Qodah, Somaliland's health minister.

 

On Thursday, three peace delegations comprising Somaliland ministers, legislators, members of the opposition and traditional leaders left for Daroor township to try and reconcile the two sub-clans.

 

"I am saddened to learn what happened in Daroor, several lives were lost and many more wounded. As leaders it is our responsibility to embark on this mission and try to stop the fighting and bring peace between these two close communities," said Somaliland opposition leader Ahmed Mohammed 'Silanyo'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this