Sign in to follow this  
me

Ethiopian troops stationed in Berbera?

Recommended Posts

Fabregas   

My friend confirmed that there are indeed plenty of ethios in Berbera. "A dozen khat chewers reported that they were allegedly abducted by UFO", he said. The khat chewers said they knew the UFOS were Ethios because they asked for the strong version of Khat and canjeero!

 

p.s my ramadan resolution was not to post in the politikz section. Looks like i broke, but it should my last ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   
Originally posted by me:

Hmmmm is there anyone that can independently verify this?

 

I can't take the word of the secessionists for it. They have in the past posted numerous lies.

 

But I don’t see any hard proof that there are any Ethiopian troops there.

 

So if anyone could either dispel the whole issue or proves that they have troops there come forward please. [/quote

 

This rumor has been going around since I have been in this site, yet still we ask the same question. And quite frankly all we get back is distorted articles by some folks like Dhulka in here. What a shame to say the least.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ha ha ha- Welcome back man..., waryaa Red$ea xagee ka dhacday? I sorta missed my favorite seccesionist ee Ramadaan Kariim!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

 

p.s

Hey yo Red; Now that your paternal uncle is the new mayor of Kismayo, I think your support for secession is short lived, right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma Dhab-baa in Rayaale Oggolaaday in Ciidammada Itoobiya ee ku Sugan Soomaaliya la soo Mariyo Dekedda Berbera?

 

 

Muqdisho (Dayniile/Jam)- Iyadoo dhowaanahanba ay soo baxeen hadal-haynta ku aaddan in ciidammada Itoobiya ee laba sannadood ka hor galay gudaha dalka Soomaaliya ay waqtigan isu diyaarinayaan siday dib uga bixi lahaayeen, dhawaaqyadaas oo badankoodu ka soo yeedheen madaxda ugu sarreysa dawladda Itoobiya, gaar ahaanna Ra’iisal-wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda, ayaa waxa hadda ku soo biiray hadal-hayn kale oo ku wajahan qaabka ciidankani uga xamaan qaadanayaan Soomaaliya.

 

 

Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in saraakiil ka tirsan millateriga Mareykanka ee fadhigoodu yahay magaalada Jabuuti iyo weliba saraakiil ka tirsan ciidammada Itoobiya ay xusulduub ugu jiraan sidii ay uga dhaadhicin lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin in ciidammada Itoobiyaanku adeegsadaan xeebaha Somaliland.

 

 

Warkan oo aanu ka soo xiganay ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa lagu sheegay in Mr. Rayaale uu si degdeg ah u aqbalay inay adeegsan karaan xeebaha Somaliland, isla markaana xor u yihiin, waxana ilahaasi tibaaxeen in saraakiishani damacsan yihiin sidii hubka u badan taagniyada iyo ciidammada Itoobiya ee ku sugan qaybo badan oo ka tirsan gobollada Soomaaliya loogu daabuli lahaa maraakiib Mareykanku leeyahay, kadibna looga dejin lahaa dekedda Berbera si ay halkaa uga sii gudbaan dhinaca dalka Itoobiya.

 

 

Tallaabadan ayaa la sheegayaa inay ka dambeyso kadib markii taliyaha ciidammada Itoobiya ee ku sugan Somalia uu aqbali kari waayey inuu dhinaca dhulka soo, isagoo sheegay in aanay suurtogal ahayn inay dhulka soo maraan, maadaama ay meel kasta joogaan kooxaha kacdoonka, isla markaana goob kasta lagu beegsan karo ciidankooda, taasina keeni karto in kunkii ciidan ee dhulka ku baxa ka dhintaan kala-badh ama ka badan, sidaa awgeedna ay ka wanaagsan tahay inay dhinaca badda ku baxaan, balse lama oga xilliga ay bilaabi doonaan ciidankani dib u gurashadooda.

 

 

Arrintan ayaa haddii ay run noqoto waxay wax badan ka beddeli kartaa xaaladda qasan ee dalka Soomaaliya iyo weliba nabadda Gobolka Geeska Afrika, waxana sidoo kale tallaabadani dhawaaq wanaagsan u noqon doontaa kumanaanka kun ee Soomaalida ah ee muddada 20-ka bilood ah ku barakacsan geedaha hoostooda, isla markaana haystaan duruufaha adag ee ay ugu badan tahay gaajada iyo hoy la’aanta.

 

 

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta ma imanayaan baa ka horaysa intaan laga doodin.

 

Haday imanayaan lafteeda, maxay alaab dhaamaan dee sida bagaashka uun baa baabuur lagaga soo daabulayaa ilaa dhulkoodiiye ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this