Sign in to follow this  
Hunguri

Huge explosion in Mogadisho Shaamow Hotel, goverment ministries, students, press

Recommended Posts

Hunguri   

Dhamaan Alla haw wada naxariisto, intii Muslimiin ah ee meeshaas ku dhimatayba. Waxaan, aad iyo aad uga naxay, 9 Arday oo Mogadishoo dagaalkaasi ka dhacayo jaamacada ka qalin jabisay, ayaa ku jira dadka dhintay. Allaw u wada naxariiso.

 

-------------------------------

 

Shabelle: MUQDISHO

Wasiiro ka tirsan dowladda KMG iyo Wariyihii Shabelle Max’ed Amiin Aadan Cabdule ayaa waxaa ay ka dhinteen Qarax xoogan oo saacado ka hor ka dhacay Hoteelka Shaamoow ee Magaalada Muqdisho.

 

Wasiiradda Caafimaad dowladda KMG Qamar Aadan Cali,Wasiirka Tacliinta dowladda KMG Pro. Ibraahim Xasan Cadoow,Wasiirka Waxbarashada C/laahi Waayeel iyo Wariyihii Shabelle Max’ed Amiin Aadan Cabdule iyo Digtoor Max'ed Aadan Shahiid ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Hoteelka Shaamoow ee Magaalada Muqdisho.

 

 

Warar goordhow aan helnay ayaa sheegaya in qarax weyn oo lal eegtay Hoteelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho ay ku dhinteen Wasiiradaasi dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Saxafiyiin kale oo uu ka mid ahaa Max’ed Amiin aadan Cabdule oo ka tirsnaa Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

 

Wararka ayaa sheegaya in saxafiyiinta geeriyootay uu ka mid ahaa Sawir qaadihii Talafashinka Al Carabiya qeybta Muqdisho Xasan Subeer Xaaji (Fantastik) oo horay farsamo yaqaan uga ahaa Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

 

Xiliga hoteelka Qaraxu uu ka dhacayay ayaa waxaa la sheegay in ay ka socotay Xaflad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday ka qalin jabisay Jaamacadda Banaadir waxaana halkaasi sidoo kale ku dhintay inta la ogyahay 9 arday.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Ilaah Inoo Saamaxo.

 

http://www.shabelle.net/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Inaalilaahi wa ina ilaahi raajicuun. Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo. Prof Ibrahim is irreplaceable. Alshabab waa kufaar in la dhameyo loo baahan yahay.

 

Hambalyo Shakirullah and LabaXinninyood!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Inaanilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun

 

Allah u naxaristo dhamantood.

 

What is more saddening not only did know figures such as the ministers and journalist die - but over forty young students and graduates also lost their lives.

Inaanilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun

Inaanilaahi Wa Ina Ilaahi Raajicuun

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Ina Lillahi wa Ina Illeyhi Rajicuun

 

Three Somali Doctoers who were also lecturers at Banadir and Mogadishu Uniuversity , and attending the fatal event of this morning - who were pronounced wonded earlier on have now died in AMISOM hospital Mogadishu due to the severe injuries they incurred.

Dr. Shahiid, Dr, Dufle and Dr. Moxamed Moxamed.

Allah u naxaristo.

The number of students who died in the suicide bombing ranges above forty

Ina Lillahi wa Ina Illeyhi Rajicuun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun!

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun!

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun!

 

Allaha Unaxariisto dhamaantood.

 

I was lucky enough to have meet the late professor Ibrahim (AUN) in summer 2000 and im not Only gutted over loosing such great people but im very sad to see that young proffesionals such as doctors in particular lined up to accept their bachelors in Medicine are killed in the blast aswell.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jibreel   

Innalillahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun. Truely this is a sad news. I wonder what the crime of the doctors and the students who perished in that ceremony was.Indeed this is unjustifiable. Alla ya raxma.

 

Jibreel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Immeasurable loss. Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood.

 

Whoever claims responsibility or even tries to justify this incident will surely face the wrath of the Somali people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this