Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xajka aaday

Recommended Posts

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga si ay u gutaan waajibaadka Xajka.

 

Wafdiga Madaxweynaha Waxaa ka mid ah Masuuliyiinta qeybta ka ah Wasirkii hore ee arrimaha Gudaha Sh C/qaadir Cali Cumar, wasiirkii hore ee garsoorka iyo caddaaladda Cabdi Kariin Axmed Cali , wasiirkii hore ee dhaqan celintaMaleeshiyaadka Cumar Cali Rooble iyo xubno kale.

 

Madaxweynaha ayaa saacado ka hor ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale maalmahaan dalka ka dhoofay boqolaal qof oo gudanaya waajibaadka Xadka oo Dowladdu siisay fursadahaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this