Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Somaliland Ambassadors Appointed

Recommended Posts

Hargeysa(Qaran)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdilaahi

Maxamed Du'caale,ayaa manta magacaabay safiiro cusub,oo uu ku jiro,Gudoomiye

ku-xigeenkii xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye Mudane Maxamauud Saalax Nuur

[Fagadhe],oo loo magacaabay safiirka Somaliland ee dalka France.

 

Wasiirul-dawlaha wasaarada Arrimaha Dibada Mudane Siciid Maxamed Nuur,ayaa

warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in wasiirka Khaarajigu uu magacaabay

Safiiro cusub,ka dib markii isbedel lagu sameeyay Xafiisyada Wakiilada Somaliland

ee wadamada dibada.

 

Safiirada cusub ee la magacaabayna waxa ay kala ahaayeen sedan:-

 

1-Maxamuud Saalax Nuur [Fagadhe],waxa loo magacaabay inuu noqdo Safiirka

Somaliland ee Dalka Farance.

2- Aadan Muuse Jibriil,waxa loo magacaabay safiirka UK.

3- Cabdifataax siciid Axmed,waxa loo magacaabay Safiirka Irland iyo

xidhiidhiyaha Jaaliyadaha dibada.

 

4- Dr Maxamed Cabdilaahi Aar[Maxamed Aar] waxa loo magaacabay Safiirka wareega.

 

5- Maxamed Sh Xasan,waxa isna loo magacaabay safiirka Itoobiya.

6- Data Aziz,waxa loo magacaabay inuu noqdo La taliyaha Wasiirka Arrimaha

dibada,ee arrimaha carabta.

 

 

Sidoo kale,warsaxaafadeedka Wasiiruldawlaha Khaarajiga waxa lagu sheegay in

safiiradii Somaliland ee wadamada Italy,yeman,Kenya,Belgium,South Africa iyo

Norway,ay hawlahoodii sidii ay u sii wadanayaan.

 

 

 

 

 

Source Qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by SomaliThinker:

But Yet, France and UK have diplomatic talks with the Somaliland Governement especailly UK.

I guess they are open society who talk to whomever deems for discussion. In a nutshell talking does neither deny nor affirm the legality of your so-called Somaliland entity. Hope that we get this straight at least

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamhuuriyada Somaliland

 

Wasaarada Arrimaha Dibada

 

Date: 03/102007

 

Warsaxaafadeed

 

USEFUL LINKS Fatherhood 6 Serious Medical Symptoms 7 Silent Medical Conditions Blood Pressure@Work Malaria- Kaneecada Daily Health Advice Khat Report Sports Depression is increase in Somalis History of Somaliland UK Immigrations - Somalia Diabetes -Health Somali & East African Music UK Entery Visa Money Computer Quran Download English football - Premiership American Green Card Crime The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan

 

 

 

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 

Iyadoo beryahan dambe wasaarada arrimaah dibadu ku jirtay dib u habayn guud, waxaa Wasiirka Arrimaah dibada JSL Mudane C/laahi Maxamed Ducaale u

magacaabay xafiisyada dibada wakilo dhawr ah o, waxaanay kala yihiin sidan"

 

 

1. Mudane Aadan Muuse Jibriil waxa loo magacaabay wakiilka Somaliland u

fadhiya Dalka Ingiriiska

2. Mduane Abdifatah Siciid Axmed waxa loo magacaabay wakiilka Somaliland u

fadhiya dalka Ireland, isla markaana ah xidhiidhiyaha Jaaliyadaha

Somaliland ee Yurub

3. Maxamuud Saalax Nuur ''Fagadhe'' waxa loo magacaabay Wakiilka Somaliland

ee dalka Faransiiska

4. Dr M. A. Mohamed Aar waxa loo magacaabay safiirka Wareega (Ambasador At

Large)

5. waxa kale Wasiirka Arrimaha Dibada hore u magacaabay Ambasador Mohamed

 

 

Sheekh Xasan oo loo magacaabay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia

iyo Mr Data Aziz oo loo magacaabay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka

Malaysia dhinaca kale Ibraahim Maxamed Cigaal (Xuble) waxa loo magacaabay laTaliyaha Wasiirka aa Arrimaha Carabta.

 

iyadoo wakiilada Somaliland ee Dalalka Norway , Belgium, Italy , USA, South

Africa , yemen iyo Kenya ay hawlahooda sidoodii u wadan doonaan.

 

alla Mahad leh,

 

 

Siciid Maxamed Nuur

Wasiirul dawlaha Arrimaha diabda JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

abdlilahi_mohamed_duale.jpg

 

 

Hargeysa, October 6, 2007 (SL Times) – On Thursday, the Somaliland minister of foreign affairs named new ambassadors for its foreign missions in Europe. Two additional European capitals ( Paris and Dublin) have been added to the ministry’s foreign mission portfolios.

 

The minister’s statement, signed by the vice-minister of Foreign Affairs, Mr Saeed M Noor, said that the ministry has established two new consulates in France and Ireland, and has created new posts inside the ministry’s department of foreign missions, an ‘ambassador at large’ and a special ‘advisor to the minister’ of foreign Affairs.

 

The statement said that the ministry has called on the services of Mr Muhamud N Fagadhe, the former deputy chair of Kulmiye party and a former foreign minister in Egal’s administration during the 90’s, to be the Paris representative for the ministry.

 

The ministry named Mr Abdifatah H Ahmed, who used to be the coordinator for the Diaspora and the S/land government, to take charge of its Dublin mission office.

 

Furthermore, the ministry of Foreign Affairs has appointed Mr Adan M Jibril, a veteran journalist to replace the long time London Somaliland representative, Mr Osman A Ahmed, who has been the Somaliland representative in London since 1991.

 

In the same statement, Mr Muhammad Aar, who used to be the UK Kulmiye party chairman in 2006 and a veteran of the SNM struggle against the Barre regime in the 1980s was appointed by the ministry as an ‘Ambassador At Large’ for Somaliland. In addition, the statement noted that, “Mr Muhamad E Huble has been appointed as an advisor to the foreign minister for Arab affairs.”

 

The ministry of Foreign Affairs’ statement mentioned that the decision for these new appointments were made by the Somaliland Minister of Foreign Affairs, Mr Abdillahi M Duale and was part of the ministry’s new policy to transform the portfolios and scope of the ministry.

 

 

Source: Somaliland Times

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

This is nothing but a salary creating posts. Some of these men (Fagadhe) have done good things for SL and they need to give him some sort of pension as such they created this phantom title.

 

Nimankan lacag sidii loo siin lahaa uun baa la aqoon waayey, they have to create false posts.

 

The only operating embassy for Somalis in Europe is in France and its run succesfully by his serene; the cousin of Fagadhe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The bus is moving forward sxb ,, like it or not. Fagadhe has been an asset for Somaliland for such long time and he is an experienced man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

HARGEISA,(Reuters) - Electoral officials and political leaders in the breakaway Somali republic of Somaliland have decided to postpone forthcoming elections to allow for voter registration to be completed.

 

Local government and presidential polls for the region bordering Ethiopia had been scheduled for December 2007 and April 2008, but have been postponed to July 1 and Aug 31, 2008, respectively.

 

"We have been demanding that registration of voters is a prerogative for holding fair, democratic and free elections," Feisal Ali Warabe, chairman of the opposition Justice and Welfare Party, said on Monday, praising the decision.

 

Somaliland broke away from the rest of Somalia in 1991 when warlords in Mogadishu overthrew the dictator Mohamed Siad Barre. Since then, it has been relatively more peaceful.

 

Somaliland permits only three political parties by law. In July, the government arrested three politicians who tried to form another opposition party.

 

The ruling on the polls was taken by the three approved parties and Somaliland's National Electoral Commission.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this