Sign in to follow this  
Gabbal

Do Islamic militias commit war crimes?

Recommended Posts

Ms DD   

Maxkamadaha oo faahfaahin ka bixiyay dilkii 4 nin loogu geeystay Isbitalka Bu'aale

 

Kismaayo 31, Oct.06 ( Sh.M.Network) Hogaanka Sare ee Maxkamadaha islaamka ee gobolada Jubbooyinka oo maanta shir Jaraa'id ku qabtey magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay halka ay ka yimaadeen ciidamada la sheegay in ay dileen amaleeshiyada Col. Barre Aadan Shire Hiiraale Daacadda u ahaa.

 

Shir Jaraa'id uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magalaada Kismaayo Madaxa gobolada Jubooyinka ee Maxkamadaha islaamka Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayuu faahfaahin kaga bixiyay Dhacdadii dilkii 4ta ruux loogu geeystay magaalada Bu'aale.

 

Madoobe ayaa ku tilmaamay arinkaasi mid qalad ku dhacay, isl amarkaana ay si aad ah uga qoomameynayaan, isagoo sheegay in dadkii falkaasi geeystay ay ka mid ahaayeen ciidamada Maxkamadaha gaar ahaan kuwii kal hore raggani iyagoo dhaawac ah soo qaaday.

 

Waxa uu sheegay in guddi ay u saareen arinkaasi, kaasoo baaritaano ku soo sameynaya sida ay wax u dhaceen.

 

Waxa uu sheegay in ciidamada falka geeystay aanu aheyn kuwo ka yimid gobolada balse ay yihiin kuwii ka yimid magaalada Muqdisho.

 

Waxa uu sheegay in cadaaladda la horkeeni doono kuwii falkaasi geeystay.

 

Farxaan lafoole

 

Shabelle Media Network J/hoose

 

 

 

Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada Jubbooyinka oo guddi u saaray baaritaanka dad lasheegay in lagu laayay Kismaayo.

 

 

Kismaayo, 31-October-06 ( Qaadisiya.com) Guddoomiyaha maamulka islaamiga Jubooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaam ayaa guddi gaar ah u magacaabay rag maxaabiis ah oo la sheegay in ay dileen ciidamada maamulka islaamiga si ay baaritaan ugu sameeyaan falkaasi oo uu muujiyay in uu yahay mid aaney raali ka ahayn maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka.

 

Ciidamada maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa lagu eedeeyay in ay dileen rag maxaabiis ahaa oo laga soo qabtay Barre Hiiraale kadib dagaalkii ka dhacay duleedka Bu'aale 22kii bishan October.

 

Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay in cadaalada la soo taagi doono ragii ka danbeeyay falkaasi arxan darrada ah oo aanan ka tarjumeyn aragtida golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed,waxa uuna sidoo kale ku warramay in xabsiga la dhigay ciidamo ka tirsan maamulkooda oo xalay la sheegay in ay dileen nin rayid ah.

 

Guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa u soo jeediyay shacabka Jubooyinka in cadawga uusan ka faa'iideysan,isagoo u ballan qaaday in la saxi doono khaladaadka jira,waxa uuna tilmaamay in ay ka feejignaadaan dadka buunbuuninaya dhacdooyinka ceynkan oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^What makes you think those of the clan who were pro-Courts coming to Kismaayo in the first place would childishly take back their vote of confidence if it was just one or even some dark members hiding under the greater Entity and not some greater problem?

 

Either Ahmed Madoobe must go or resistance no matter how long it takes.

 

You're smarter then that Xiin, find out the real reason Barre is now getting the support he needed before the Bu'aale clash will ya?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Whatever water your argument might hold is drained by your constant evocation of Barre and his feeble march to return to the Kismayo throne! That ain’t happening, I say, and you should envision a better and able leadership for your ilk instead of clinching to a failed warlord.

 

You see good Horn, I don’t rejoice when the weak perishes in the hand of the strong, and in this case Courts failed to observe basics rules of engagement. This is a fight within the house of Islam, after all, and the Courts should expect that people would hold them on higher standards than their foes would be held. Their apology is a good first to take and we should wait and see how they proceed from there. Having said all of that, I am not a blind idealist to not foresee similar episodes happening in the future as this conflict continues. Lets pray it doesn’t.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^I wonder how much of a passive acceptence you would display if this had happened to "Puntland people"? Their earleir objective of going to Gaalkayco was enough for you to hoot quite loudly about so what will be the response when falkaan oo kale uu idink ku dhaco I chance to ask!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^There is no difference between what you refer to Puntland people and the people of Gedo. I don't believe however you have thier interest in heart when you openly support warlord Barre and give us the impression that he is the sole political leader of that community. Maxakamadaha haddey ciddi kala xisaabtamayso waxa ka dhacay Bu'aale, rag aan Barre ahayn baa loo baahanyahay adeer oo macno leh! Nimaan macno badan lahayn baad intaa daba ordaysaa ee isaga har axadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xiinow, Barre bar waxuu nooga yaal niman badan oo booskiisa geli karo aysan nooga oolin. Ninkaan waa ninkii dameero ummadiisa ku xoreeyey. Xumaan lama rabno, weligiinie guud ahaan beeshu maslaxadiisa yey fiirisaa. It is not up to us to tell him to leave sxb. Never. Cumar Xaaji Massale commanded the same respect ina Aden Shire, yet the beel had no hesitation in telling the said man to leave in daylight! Barre, however, needs to make that decision on his own. If he selfishly stays or gracefully exists, we will respectfully accept his decision. Lakin taa waa hawl inagaa noo taal.

 

You, however, hate him, loathe him, despise him, and etc for obvious understandable reasons. I would hope you understand my position in return.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

This is an awfull thing and shouldn't happen anytime in anywhere by anyone, laakiin su'aal ma is weydiiseen

 

Barre Hiiraale muxuu Kismaayo ugu soo oradayaa oo ka rabaa?

 

Su'aashaas aad ban u jeclaan lahaa inaan jawaabteeda Horn iyo qofkii kasta oo Barre dagaalladiisa rogaalcelinta ah ku taageersan ka maqlo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I think we need to lay of Horn for a minute. Hiiraale's clan lay claim to Kismayu the same way as the anyother clan has. They are stakeholders in this and their right should not be belittled.

 

What is the difference between the Kismayu headed by Hiiraale and Madobe?

 

We want a Kismayu for all, Hiiraale is fighting on behalf of his clan much the same way as Morgan did as Omar Jess did as Xasan Turki and Inda cade and Seeraar and the courts do now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Hiraale and Horn are cleverly been thrown to the wolves. It adds up why now. Why there was nonational forces with Barre, why no government support for Barre. The Ethiopians helped, but they helped with only Logistics. Barre was not supported, he took back his clan militia with him, only this time each had three AK's with him as opposed to one each when they first fled Kismayo.

May be to President Yusuf and others in here , they dont care who controls Baydhabo if neither is affiliated with Puntland.

Am I wrong?

My money is on Barre joining the ICU and announcing a Maxkama in Gedo soon.

Kan dagal kaga adkada iyo kan ku daga ke ku roon in aad la heshiso?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^I am sorry to see you believe he has been defeated. I assure you it was only a minor setback that he will triumph over.

 

Muraad jawaabtaadu waad heshay but I would like to add that Barre was not interested in continuing to rule Kismaayo. Hawl baa u taal, howshaa ayuu rabaa inuu dhamaystiro.

 

Barre Hiiraale: Anigu Xildhibaan Baan Ahay Mana Sii Joogaye, Dowladana Waan Ka Tirsan Nahay Ee Ciddii Aan Ku Wareejin Lahaa Maamulkii Jubbaland Hala Keeno- Halkan Ka Dhageyso Khudbadaas Xasaasiga Ah Oo Uu Ka Jeediyey Magaalada Kismaayo

 

Aug 19,2006

Gudoomiyaha Isbaheysiga Dooxada Jubba Oo Sheegay In Maamulka Uu Wareejinayo Haddii Dadka Deegaanka Ay Dhistaan Maamul Loo Dhan Yahay.

 

August 20- 2006 Horn Afrik, Mogadishu , Somalia

 

Wasiirkii hore ee dib u hishiisiinta iyo dib u dajinta dowlada federaalka Soomaaliya Barre Aadan Shirre (Barre Hiraale) ayaa markii ugu horeysay sheegay in uu talada iyo maamulka gobalka ku wareejinayo dadka gobalka ku dhaqan haddii ay sameystaan maamul loo dhan yahay..

 

...

 

Waxaan ahay iminka xildibaan waxaan doonayaa in aan idinka tago maamul aad idinku sameystaan oo aan hogaanka ku wareejiyo ayaan doonayaa “ sida waxaa yiri mudane Hiiraale.

Barre Hiiraale to committees, "Build a Jubbaland administration I will hand power to"

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Muraad, magaaladaas waxay u baahan tahey in la wada qaybsaddo. Cidna xaq uma laha inay cid kale meesha ka saarto. Hadaad fiiriso Maayaradii soo maray, taariikhdeedi, dadkii u soo halgamey, waxad ogaaneysaa in cid kasto oo Soomali ah ay ku jirto. Marka maxaa hal ama dhowr qabiil oo is bahaystey ay u doonayaan in xoog ku maamulaan magaaladda?

 

Maxkamadaha kama duwana JVA. Ilaa Dowlad Somaaliyeed la hello, waxani way soo soconayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Muraad, magaaladaas waxay u baahan tahey in la wada qaybsaddo. Cidna xaq uma laha inay cid kale meesha ka saarto. Hadaad fiiriso Maayaradii soo maray, taariikhdeedi, dadkii u soo halgamey, waxad ogaaneysaa in cid kasto oo Soomali ah ay ku jirto. Marka maxaa hal ama dhowr qabiil oo is bahaystey ay u doonayaan in xoog ku maamulaan magaaladda?

Caamiroow qof haddii magaalada laga cayrinayo Barre Hiiraale qoyskiisaa laga cayrin lahaa, waxaad kaloo ogtahay maleeshiyooyinkii Barre Hiiraale intii raacday mooyee intii kale, iyo weliba kuwii dorraad is-dhiibay, inay Kismaayo joogaan, maamul hadday noqotana Airoportka ninka loo dhiibay waa qabiilka Barre Hiiraale bal ii sheeg waxa intaas ka badan oo aad rabtid?

 

 

Maxkamadaha kama duwana JVA. Ilaa Dowlad Somaaliyeed la hello, waxani way soo soconayaan.

Ma waxaad ka waddaa xoog bay Kismaayo ku haystaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Murad originally posted:

Caamiroow qof haddii magaalada laga cayrinayo Barre Hiiraale qoyskiisaa laga cayrin lahaa,

sababta looga cayrinayo maxay tahay? Ninkaan baaba Xiin iyo Jimcaale meel fariista yiri. Waryaa,, Somalidu waxay ku maahmaahdaa Nimaan dhul Marin dhaayo ma leh. Adeer qolana qolo meel kama cayrin karto. barre reerkiisana geeloodaaba meesha daaqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Muraad, . Qoloda Bare Hiiraale waxaa kaga baddan Kismayo Beesha Buula Xaaji iyo Xaliimo Caddey, waxaad ii sheegtaa awooda laga siiyey.

 

In meesha ay ciyaar siyaasad tahey waa iska garaneysaa. Laakinse Dowlad markey jirto waxii differences ah waa la tixgelinayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this