Sign in to follow this  
Cowke

The Peace Tree Program Coming To Puntland

Recommended Posts

Cowke   

35753_129607360412787_100000905704365_13

 

(Garowe)RBC: Maxamed Saalax yuusuf oo ah madax Mashruuc loogu magaca daray Geedka Nabdda ayaa sheegay in mashruucaa uu yahay mid ka kooban sedax qaybood oo kala ah hormarinta nabadda iyo sidoo kale wada shaqayn buuxda u dhaxmari lahayd Shacabka iyo booliiska.

 

Waxuuna tilmaamay in barnaamijkaan ay ka fuliyeen Gobalka Bari Gobalka Nugaal iminkana ay doonayaan in ay ka fuliyaan Gobalka Mudug waxuna sheegay in barnaamijkaan ay in muda ah ay soo wadeen.

 

Barnaamijkaa lugu hormarinayo hormarinta nabadda iyo deegaanka ayaa ah mid in badan oo ka mid ah dadka deegaanka ay siyaaba kala duwan u soo dahawayeen hasayeeshee Maaxamed Salaax waxa uu sheegay in ay kaga gol leeyihiin sidii loo hormarin lahaa nabadda .

 

Maxamed Saalax Yusuf ayaa intaa ku daray in ay muhiim tahay in cid kasta ay xil iska saarto nabdda waxauuna tilmaamay in loo baahan yahay in ay dadku gacan ka gaystaan si nabadda loo xoojin lahaa.

 

Mashruucaa geedka nabdda ayaa waxaa fulinaya Hay.adda lugu magacaabo KMC taa oo gacan ka halaysa UNka waxaana mashruucaa uu ku soo aadayaa xili dagalo khraara ay ka jiraan gobalada koofureed ee Dalka Soomaaliya .

 

lama oga sababaha keenay in mashruucaa loogu talagaly hormarinta nabdda ku ekaado Puntland walow loogu talagaly in mashruucaan nabadda horamrinta laga fuliyo goobaha aysan nabdda ka jirin .

 

Hasayeeshee waxaa is waydiin mudan Puntland oo ah gooba nabadda ka jirto iyo Soomaliland sababta mashruucaa looga fulinayo loona gaarsiin la,yahay Goobaha dagaalada ka jiraan walow Maxamed saalax yuusuf tilmaamay in goobahaas ay dagaala ka jiraan kuna adagtahay in barnaamijkaa ka fulo

 

RBC NEWS

 

Xafiiska Garowe

 

C/raxmaan ilkacase

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Freedom oh get lost how can u have crime rate in hargeisa when the locals are all hopeless anyways and sleep outside in the streets. Excellent ambassador hotel but thousands of your locals sleep outside on the streets. Just go to hadhwanaag and see the current state of boon hersi and how he lives.

 

Puntland is built by its locals and now are second arm the diaspora are coming in to make it the best place in horn of africa. Remember somaliland has exhausted its diaspora arm and that is the best u guys can do u cant go any further where-as puntland has not even touched its diaspora yet imagine when we do?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this