Sign in to follow this  
nuune

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia

Recommended Posts

nuune   

Madaxweynaha%20Jamhuuriyadda.jpg

 

 

Cabdi Nuur Darmaan oo boqolaal ka mida taageerayaashiisa ay sanado ka hor Mogadishu ugu caleema saareen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia ayaa markii ugu horeysay barwaaqo balaaran oo horumarineed ku fatahay Somalia,mar uu Saxaafadda kula hadlay Mogadishu

 

 

Cabdi Nuur Darmaan wuxuu Saxaafadda u akhriyay shan iyo toban qodob oo dhamaantood ka turjumayo masuuliyad dowladeed iyo horumar daleed,wuxuuna tilmaamay inuu qorshayaasha dowladiisa ugu talo galay lacag gaareeysa sideetan Milyan oo dollarka Mareykanka

 

 

Mr Darmaan wuxuu xusay inuu lacago mushaara siinayo dhamaan dadkii ku waxyeeloobay difaacida Qaranimadda Somalia isagoo sidoo kalena ka dhawaajiyay in beeraleeyda dowladiisa ka iibsan doonto dalagyada laga iibsan waayo marka ay soo go-aan.

 

 

Xoogaga Muqaawimada ayuu sheegay in dowladiisa ay u bilaabeyso Mushaaraad culus oo ku filan nolol maalmeedkooda.

 

Mar uu ka hadlayay dhaqaalahooda wuxuu Weriyeyaasha tusay lacag cusub oo uu sheegay in lagu bedelayo lacagta Somalia.

 

Madaxweyne Darmaan wuxuu xusay in dhaqaalaha faraha badan ee dowladiisa Jamhuuriga bixineysa uu ka helay dowlado waaweyn ,uuna kala hadlay sidii Somalia loo badbaadin lahaa.

 

Mar la waydiiyay aragtidiisa dowladda Shariif Sheekh Ahmed ee heysata aqoonsiga beesha caalamka, wuxuuba meesha ka saaray inuu dowladnimadeeda garwaaqsan yahay isagoo ku af gobaadsaday "waxaanu ka maqalnaa idaacadaha" :D

 

 

Read more

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by General Duke:

He has outlasted Abdiqasin, Abdullahi Yusuf and no doubt Sharif Ahmed.
:D

He sure did, and he is still kicking.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard he visited Israel a while ago, so if true could the $80m he is talking about be an Israeli donation to have a foothole in the Horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D if reality does not suit you, just create your own.

 

 

I was in muqdisho the day this guy crowned himself madaxweyne .... he was and still is 'madaxweyne' in a small part of a single neighborhood called buulo-xuubay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ yes.

 

it was during A/Qasims time.

 

he declared his presidency within his neighborhood and it appears the citizens are "ciyaalka xaafada"

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I remember that time, Abdiqasin was like not ammused but probably knew he was an *****.

 

Now he is still "President" more like the leader of the local country club.. But he has lasted a while and now will give "Ciyaalka xaafada" 80 million dollars.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Give them 80 mil? I'm not interested in seeing another militia rising up to support this guy's delusional grandeur at the expense of real progress nation-wide.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. He is older than Waagacusub.com, the man has been a clown for a long time. Before the courts, before the TFG, he is from the days of ARTA and even then he was just some weird dude.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

I am talking about nuune of SOL, duke. The confused Darmaan i already know. The issue is not what he pretends to be, there are a lot of possessed men in Boosaaso and Hargeysa, and no credible media outlet would report their outbursts.

 

I suspect nuune :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this