Sign in to follow this  
Gabbal

Abdulahi Yusuf recognizes the idea of a State of Jubbaland?

Recommended Posts

Gabbal   

Maamul Goboleed (Jubbaland) Oo Dhowaan Laga Dhisayo gobollada Jubbooyinka

 

Kulankii wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta dowladda federaalka ku meel gaarka ee Soomaaliya xildhibaan Barre Aadan Shire iyo madaxweynaha dowladda federaalka ku meel gaarka ah Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku dhex maray magaalada Nairobi ee waddanka Kenya ayaa waxa ay iskula garteen in gobollada Jubbooyinka laga yagleelo maamul goboleed.

 

Maamul goboleedka ay isla garteen labada mas'uul ayaa waxaa loogu magac daray Jubbaland State, Sida uu sheegay wasiirka dib u dhiska Barre Hiiraale waxa uu madaxweynaha dowladda federaalka ku meel gaarka ahi uu ballan qaaday inuu garab siin doono dhismaha maamul goboleedka Jubbaland maadaama ay dowladdani tahay mid federaal ah.

 

Jubbaland State ayaa waxa ay ka koobnaan doontaa saddexda gobol ee Jubbooyinka ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo, kuwaas oo dad ahaan iyo degaan ahaanba is leh.

 

Kulankii golaha wasiirrada ee Baydhabo ay ku yeesheen maalintii Khamiista ayaa waxa ay kaga doodeen maamul u sameynta gobollada dalka.

 

A T

Gedonet, Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ururuka Horumarinta Goballada Jubbooyinka:Baaq Ku saabsan Diyaarinta Maamul Goboleedka Jubbaland

 

URURKA HORUMARINTA GOBOLADA JUBBOOYINKA (GEDO; J/DHEXE; & J/HOOSE) JUBBA REGIONS DEVELOPMENT ORGANIZATION

 

UJ: BAAQ KU SAABSAN DIYAARINTA ISMAAMUL GOBOLEED LAGA DHISO SEDDEXDAAN GOBOL EE JUBBOOYINKA.

 

Waxaa muuqata ifafaala yididiilo leh oo shacbiga Soomaaliyeed ee Dibedda iyo dalka Gudihiisaba ah ka muuqata inay diyaar u yihiin dhismaha dalka ku jiray dagaal Sokeeye 16 sanno lasoo dhaafay. Waxaa la qiyaasayaa inay ku naf weeyeen in ka badan Nus Million (more than 500.000) ka mid ahayd shacbiga, waxaanan ka qaxay dalka in ka badan seddex Million iyo bar (more than 3.500.000), kuna firisan dhamaan Waddamada Caalamka.

 

Sidoo kale, Waxaa ku dhumay guud ahaan Hantidii Qaran Soomaaliyeed oo tiilay dhamaan Gobolada dalka iyo Dibeddiisaba iyo gaar ahaan Hantida Maguurtada ahayd oo ay lahaayeen Shacbiga.

 

Waxaa isla xilliga uu socday dagaal Sokeeye soo ifbaxay Shaqsiyaad Aqoontooda dhinacyada Diiniga iyo Maadiga ahba ay yar tahay oo ka qeeyb qaatay gumaadka shacbiga Iyaga oo danahooda gaar ahaaneed wato. Waxaa sameeysmay kadib Maleeshiyooyin hubeysan oo ay horkacayaan dagaal Ogayaal isu arkayey inay matalaan Qabiil taasoo keentay inay sii durugta Midnimaddii Qaranka Somaaliyeed, Magacii dalka uu ku lahaa Caalamka, Karaamadii Shacbiga, iyo guud ahaan sharaftii ay ku lahayd Ummadatan Geeska Afrika.

 

In kastoo dhibaatada ka abuurantay 16 kaa sannadood ee dagaalka Sokeeya dalka ka socday ay badan yihiin, haddana waxaanan marna meesha ka bixin dadaalka halgamayaasha Soomaaliyeed oo doonayey sidii dalkaan looga soo saari lahaa marxaladda oo ku jiro, shacbigana Xukunka gacantooda loogu soo celin lahaa.

 

Waxaa farxad leh maanta in dadaallo badan kadib ay jiraan Gobolada qaarkood Ismaamulo u horseeday Shacabka inay hoos harsadaan Maamuladaas ay sameeysteen oo soo celiyey nidaamkii Dawladnimo sida u Addeega shacabka, illaalinta xuquuqda muwaadhinka, Nabadda, Waxbarashada Ubadka ilaa heer Jaamacadeed, kobcinta dhaqaalaha IWM. Waxaana tusaale u soo qaadaneynaa Ismaamul Goboleedyada Puntland iyo Soomaaliland. Waxaanan rajaynaynaa in Gobolada kale ee hadda Nabdoona ay ku daydaan oo sameeystaan Ismaamulo kuwaas oo kale si guud ahaan Dawladda Federaalka u istaagto , Xormaddii Qaranka Soomaaliyeed u soo noqotaa.

 

Sidaa darted, Idaaradda Ururkaan waxay ugu baaqeeyaan dhamaan Odayada Guurtada, Siyaasiinta, Saraakiisha, Aqoon-yahannada, iyo Ururada Bulshada ah ee Seddexdaan Gobol ee Jubbooyinka inay u gudbaan diyaarinta ISMAAMUL GOBOLEEDKA GOBOLADA JUBBOOYINKA. Waxaanan ku tallo bixineynaa sidatan;

 

1.In la qabto waqti mocayin ah (muddo 45 casho dhexdeeda ) Shirweyne ay isugu yimaadaan dhamaan Mas’uuliyiinta aan kor ku soo sheegnay ee Gobolada Jubbooyinka.

 

2.In inta laga gaarayo maalinta Shirkweynaha la sii magacaabo Guddiga dhawr ah oo ka sii shaqeeya diyaarinta hawlaha Ismaamulka oo ay ka mid yihiin:

 

i)Dastuurka Ismaamulka

ii)Astaanta, Calanka, iyo Magaca Ismaamul Goboleedka.

iii)Qorshaha dhaqaalaha taabagelinta Shirweynaha iyo socodsiinta hawlaha Ismaaulka cusub madaxdiisa marka la magacaabo dhaqaalihii wadi lahaa.

 

3.Dib-u-habeynta iyo dhaqan celinta Maleeshiyooyinka si loo waafajiyo dhismaha guud ee Ciidamo Illaaliyo Nabadda iyo Boliiska loo sameyn doona Ismaamul Goboleedka la dhisayo iyo iyada loo qoondeeyo Ciidamadii lagu biirin lahaa kuwa Federaalka.

 

4.Wasiirka Dib-u-dhiska, Mudane Barre Aden Shire inuu iska casilaa Jagadda Wasiirnimada Dawladda Federaalka ah si uu ugu madax bannaanaado Hawlaha dhismaha Ismaamul Goboleedka Jubbooyinka. 5.iyo in laga qeeyb geliyaa Guddiyadda Xibna ka tirsan Jaalliyadda Dibedda isla mar ahaantaana lagu marti qaado Shirweynahaasi inay ka soo qeeyb galaan.

 

ANNAGA AAD UGU FARAXSAN MARXALADDA SHACBIGA GOBOLADA JUBBOOYINKA HADDA KU SUGAN YIHIIN OO AH INAY DOONAYAAN SOO AFJARIDDA DAGAALADDII SOKEEYE EE DALKA KA JIRAY 16KII SANNO, WAXAY IDAARADDA URURKANI U RAJAYNAYAAN GAAR AHAAN SHACBIGOODA GUUL IYO BARWAAQO.

 

SIDOO KALE, WAXAAN ILLAAH UGA BARYEEYNAA SHACBIGAYAGA REER MUQDISHANA IN SHAQSIYAAD DHIBAATADA KU HAYAA OO U ADEEGAYO DAWLADAHA SHISHEEYE UU KA QABTO IYAGANA DHEXDOODA NABAD DHIGO.

 

Idaaradda Ururka Horumarinta Gobolada Jubbooyinka

 

Kala xiriira: asheikh34@hotmail.com

Ahmed Sheikh Abdi Dahir

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta “Bare HIiraale†oo shir jaraa’id maanta ku qabtey magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kabixiyey kulankii uu la yeeshay madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf.

 

May 01, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Sahro Cabdi Axmed. Kismaayo.

E-Mail: - sahroaxmed@hotmail.com

 

Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Soomaaliya Barre Aadan Shire “Bare HIiraale†oo shir jaraa’id maanta ku qabtey magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kabixiyey qodobadii ugu muhiim sanaa oo ay sida gaarka ah uga wada hadleen madaxweynaha Soomaaliya kulankii ay kuyeesheen dhawaan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

 

Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Barre Aadan Shire â€Barre Hiiraale†ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtey xarunta Isbaheysiga Dooxada Jubba ee Baran waa waxaa uu kusheegay in magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay kaga wada hadleen kulankii ay isugu yimaadeen isaga iyo madaxweynaha DKMG Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, dhameystirka khilaafka dowlada, hirgalinta hawlaha dowlada, iyo sidii looga dhisi lahaa saddexda gobo lee J/Hoose, J/Dhexe iyo gobolka maamul goboleed mideeya oo loogu magac daro Jubba Land.

 

Sidoo kale ayaa wasiirku waxaa uu sheegay inuu la kulmey hey’addaha samafalka ee gobolka ka maqnaa dhawaanahan gaar ahaana kuwa Qaramada Midoobey oo uu sheegay in todobaadyada soo socda ay dib ugu soo noqon doonaan gobolkani, si ay u bilaabaan hawlihi samafalka ee ay u hayeen shacabka.

 

Inkastoo horey uu u sheegay wasiirka iney ka kaaf toomi karaan hey’addaha samafalka shacabka Jubbooyinka ayaa mar aan wax ka weeydiiney sababaha haatan ku kaliftey iney dib ugu yeertaan hey’adda gargaarada bixiya, waxaa uu sheegay in wali ay qabaan fikirkii ahaa in laga kaaftoomi karo hey’addaha samafalka, hase ahaatee wax qabad koodu uu yahay lagama maarmaan, isagoo sheegay iney tahay xaq lagu leeyahay wax u qabadka bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaanba.

 

Dhinaca kale, mar aan wax ka weeydiiney wasiirka kulankii uu la yeeshay waxgaradka beesha Garre ee magaalada Nairobi waxaa uu sheegay in kulan kaasi uu ahaa mid ay kaga wada hadlayeen dhameystirka khilaafkii soo kala dhex galey beelaha Sadde iyo Garre halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen deegaanka Ceel Waaq ee gobolka Gedo, isagoo sheegay in 15-ka bishaana ay isugu imaan doonaan waxgaradka labadaasi beelood kulan ay ku yeeshaan degmadaasi kaasoo lagu hirgalin doono heshiiskii qodobadii lagu gaarey deegaan kaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Horn is very happy for his **** to get the green light from A.Yusuf. When will Somalis learn from past mistakes?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

HOrnafrique, to be honest, for this adminstration to materialize like Puntland and Somaliland, Barre Hiiraale needs to integrate the clans of Afmadow, Bula Haji, Buaale and beyond into its formation. Other wise, it will be a great injustice to these clans when their political stake abates to a clan whose animals graze near Hiiraan and Galgadud.

 

There will often be skirmishes and conflict in Kismayo as long as Bare maintains a direct rule. In that opinion you posted, the guy asks the minister to resign from his post and work on this fiefdom-- the politics of disintegration . I don't see any hope in such an endeavor. His clan, from historical records, is one of native clans in Kismayo, but i am against the alliance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abu-Jamal

 

Politics revolves around a greater field. Abdulahi Yusuf's green light/red light concerning the formation of a Jubbaland State is not that important. The political triumph is his acquisence, or public acceptance for that matter, of the status-quo in Kismaayo. His acceptence of Barre Hiiraale and the right of rer Gedo to lead the city is the precendent he is setting whether knowlingly or ignorantly. Considering Abdulahi Yusuf is the single most important representative of a branch of the forces that have voiced the most vocal and military opposition to the status-quo, you can bet this is a political coup that will be used to redundency in favor of Barre and the forces he represents.

 

Maakhir-

 

You have brought extremely valuable points. From my understanding, the group of Buaale/Bula Haji/Afmadow are the last people to be forgotten in any formation of a state composed of the Jubba valley regions. It is also my understanding that the state will encompass from Luuq to Kismaayo. State majority will reflect the combined majority from all the three states and not necessarily majority in single region nor single district. I think democracy will reflect the true composition of the people, although certainly minority rights will be upheld.

 

In all honesty, Barre has done wonders for the region. It is my sincere believe that armed opposition would have been arising from other forces in the area rather then spoilt members of his own group were he not accepted and respected from such a broad spectrum of the groups who hold deegaan there. Kuwiisi kibrey ayuu meel ka gala la'yahay intuu kuwi kale ixtiraam iyo aqoonsi ka helay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Jubbaland" sounds like a wonderful idea, truly.

 

Looks like y'all discussed the Afmadow/Buula Xaaji matter but someone please tell me how the Guriceel boys factor into the equation? Afterall, they are the reason Barre Hiiraale remains the chief of the Jubbas, are they not? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

No they are not. smile.gif The JVA was utilized because of political foresight in that it diminished any chance of Morgan allied attack coming from the Lower Shabelle and/or Mogadishu. The alliance would not have lasted this long were it not clear who the future ownership of the city and regions belonged to nor any misunderstanding in how and who should run the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad baa riyoonaayo.

 

I don't see any hope in such an endeavor. His clan, from historical records, is one of native clans in Kismayo, but i am against the alliance.

This uneasiness about the unholy alliance stems from qabiil perspective, aha? You are against the presence of Seeraar and Goobaale in Kismaayo, but you have no qualms against the other third, transplanted reer Galgaduud in that area, Hiiraale? Lest you forgot Jubbooyinka consist laba Jubbo, Jubbada Dhexe and Jubbada Hoose.

 

Jubbada Dhexe, which wasn't a gobol of its own at independence, consist such degmooyin as Bu'aale [the regional capital], Dujuuma, Jilib and Saakoow.

 

Jubbada Hoose has following degmooyin: Kismaayo, Afmadoow, Baraare, and Jamaame.

 

So, tell me, which 'historical records' does it mention the himself transplanted warlord's people live at any of these degmo? You feel about the people of Afmadoow, which should be applauded, but completely ignore the plight of other people who majorly settle other degmooyin in Jubbooyinka.

 

Do not confuse about Jubbooyinka with Buuloxaawo or Garbaahareey.

 

If a forceful occupation ay wax tareyso, heed that Moorgan ruled Jubbooyinka, even Gedo, for several years. Same with Gabyoow, who ruled part of Jubbooyinka. Same with Cumar Jees. Same with Caydiid Senior [who at one time ruled almost the entire South, from Mudug to Jilib], and later with his Jr., who ruled as late as 2001 part of Shabeelladda Hoose.

 

Maanta meeshee dadkaas ku dambeeyeen waa aragtaa?

 

Xaqdaro waligeed ma guuleysato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

You should have changed your topic title into: Abdulahi Yusuf recognizes the idea of Hiiraale as the ruler of Kismaayo? Because that is what you are thinking about. You hope that this will mean that Hiiraale and his cohorts will forever be left alone and Kista will be 'owned' by his folk from then on. The annoying claims and threats by a certain clan will hopefully end. Just like Baardheere, Kismaayo will be taken over just like that.

 

Aint gone happen. Kismaayo is different. Its not just another city in the outback. For someone who never trusts a word Abdulahi says, you trust him now somehow. Abdulahi is just using Hiiraale against the likes of Qanyare, Yalaxow, Cabdiqaasim. And Jubbaland will never be agreed upon in a grand shir, let alone materialize if people are under occupation in that region. That means as long as Hiiraale is in the picture, Jubbaland will just be a dream.

If you want a port you control, build a dock on the river in Gedo. After 7 years all JVA has managed to come up for Kismaayo port with is, dhuxul dhoof! dhuxul dhoof! While we are talking about one of the best ports of Somalia. Look at Boosaaso and Ceel Macaan. Some serious money could have been made in Kismaayo, but the will for the nessecary investment wasn't there. Certainly not from the senior JVA members from Dhuusomareeb, but now with Abdulahi's 'approval' will there be a change on the side of the JVA juniors? I personally think that it is too late. Let me explain why.

 

If you want me to speak in your language. Don't forget that the JVA's firm rule stems from the power of the partner of Dhuusamareeb and not Caabudwaaq. And as Dhuusomareeb ay ka dhergeen TNGda in those days, now Dhuusomareeb are not as they were with Cabdiqaasim. No more Arab millions shamelessly pouring into a subclan's business interests and military strength, while a man who is now in Cabdiqaasim's shoes and who used to be far far away in Boosaaso is now in the heart of the south mobilizing troops and getting armed to the teeth. You thought the JVA's future was bright, well guess again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Waa saas adeer, waa saas. Good to see you woke up out of your hypernation because of my thread though.

 

 

Miskiin-

 

As always, my friend, you never cease to let us down. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jubaland would be a good developemtn, but there are a multitude of clans that need to be brougt into the equation. It needs to gain the support of every district, clan sub-clan and that does not mean just the ones competing for the control of Kismayu it means everyone.

 

But it is a good developemnt, as for the title I agree with SKY Abdullahi Yusuf can not give Jubaland or make jubaland It is up to the the population of the districts to decide.

Share this post


Link to post
Share on other sites

HORN -

 

Seriously, sxb, you didn't answer my question. Forget the minor jibe nooh :D . What happens to the Guriceel militias parked in Kismaayo, sharing the xaram loot with Col Hiiraale? Will they disappear into thin air? Or are you implying that Col Hiiraale fought so hard for Kismaayo so that he'll one day get recognition :D from Reer PL (thru Col Yeey)? Which, in turn, means Hiiraale's "use" of Guriceel militias is almost over? Will they leave that easily?

 

Like I said, "Jubbaland" sounds like a wonderful idea...but its just an idea. If the current power dynamics in the Jubbas aren't shifted dramatically, then the attempt to create "Jubbaland" might become a poison for the entire region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^

ever since the JVA was established....

Ever since the JVA was established eeh? There is an almost lifespan of difference between the SNF's rightful capture of the city in 1998 and the establishing of the JVA in 2001. I would like to send an invitation towards your way though Oodweyn(or in any other way for that matter) to Kismayo, where therein lies the history as well as the current reality.

 

Code-

 

Adeer Barre Hiiraale uses naught anyone. Barre Hiiraale has no need to use for he has those who put him on charge. The Guri-El connection begun with the voluntary stance of those forces to unilateraly guide Barre Hiiraale and his men from Cabudwaq to Kismayo during the time rer Gedo decided to act as a result of the xumayn that occured in that shared city where blood to defend it was spilt mutually. I have already informed you of that. The Guri-El factor never was and is not as hyped out to be. I have already informed you of that. Its hyping came as a result of the special dynamics of the agreement between the two clans and the need to cloud the Somali fadhi-ku-dirir with propaganda on the part of certain folk. I have already informed you of that. The only militias on the part of Guri-El in the city of Kismayo are those that acted as scouts to men from Cabudwaq in the hopes of detering any malignment towards the Cabudwaq militias from the "H" clans and the countless territories of theirs the men from Cabudwaq would need to pass through.

 

When the SNF captured the city from the forces of Morgan, it was an act of courtesy from rer Gedo to ask those who risked their lifes scouting for them to live in the city if they so wished. Currently, most of those countable militiamen led by Maxamed Roble Jimcaale and Yusuf Mire Seeraar (2nd Chairman of the poltical JVA) have long left the city towards their kin in the Shabelles. Yusuf Mire Seeraar himself was just allowed to come back into the city after having been banned for a number of two years by Barre Hiiraale himself. The Guri-El factor is is not necessarily a large of component of the political manouverings of the city. Waa qaado ama ha qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D The people who some years ago killed our men, tortured our young ones, and gave absolutely no sort of equality when they reigned, dare ask us to share power now? Absolutely NOT!!! They should be lucky they can still live there; and that unlike them, we give them equal rights.

 

Barre Hiiraale and his clan have an absolutely right to claim all the land they inhabit: from Kismayo, to Bardheere, to Yamaruugley. We have more right to control Kismayo then people who came on ships some decades ago, when we have been living there, and our camels have been grazing there for more than a century. An as thanks to walaalaha-galguduud for guideing us through Moryon-territory icon_razz.gif they will have some power within the state; but as for all the little minorities and those from the losing lot, they will have the freedom to live there and roam as they please, while obeying the laws of the state.

 

 

Now children lets not forget why we captured the city in the first place. Many of our boys blood was shed for Kismayo, and I'll be damned if it is re-captured; I will be buried there before that happens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this