Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The WORLD is Increasingly Interested in Investing Somaliland

Recommended Posts

Hargeysa (SomalilaSample Imagendnation)- Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wefdi balaadhan oo ka socda shirkado ganacsato ah.

 

Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge, oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay , ayaa u qornaa sidan:

 

‘’Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi balaadhan oo ka socda shirkado ganacsato ah oo ka hawl gala wadamo badan oo ay ka mid yihiin Dalalka Imaaraadka Carabta , Turkey-ga , Sucuudiga , Jarmalka , Zimbabwe, Kazakhstan iyo dalal badan oo dunida ka tirsan.

 

Wefdigaasi oo ka koobnaa Toddoba qof , waxa ay sheegeen in ay ujeedooyinka ay Somaliland u yimaadeen ay tahay in ay ka qayb galaan Maal gashiga shirkadaha Somaliland ee ku hawlan in ay ka qayb galaan horumarka dalka.

 

Hadal kooban oo uu Hogaamiyaha wefdigaasi uu kulankaasi ka jeediyay , waxa uu sheegay in shirkadiisu ay danaynayso , diyaarna u tahay in ay maal gashato mashaariic badan oo ay ka mid yihiin , Dekeda Berbera , Horumarinta Madaarka Berbera iyo wax soo saarka dhinaca wershadaha sibidhka Somaliland, iyada oo aanu aad ugu faraxsanahay ayuu yidhi hogaamiyuhu in Somaliland ay waxyaabo badan qabsatay , dalkana ay ka jiraan xasilooni iyo nabad gelyo.

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo isaguna hadal kooban wefdigaasi ganacsatada ah u jeediyay , waxa uu tibaaxay in ay Somaliland gacmo furan ku soo dhawaynayso wefdigaa ganacsatada ah iyo cid alle iyo cidii kale ee doonaysa in ay maal gashi ku sameeyaan dalka Somaliland oo ah wadan dihin , isla markaana leh khayraad badan oo dabiici ah .

 

Madaxweynuhu , mar uu arrintaasi sii faah faahinayay waxa uu sheegay in Somaliland ay noqon karto albaab laga galo dalal badan oo ku yaala Geeska Afrika , haddii si fiican loo maal galiyo , horena loo mariyo Dekedihiisa oo ay ugu horeyso dekeda Berebera , isla markaana si wax ku ool ah loo maal gashado sidii loo soo saari lahaa khayraadka dabiiciga ah ee ilaahay ku manaystay Somaliland, kuwaasi oo dihin , horena aan cidi ula soo bixin.

 

Kulankaasi dhex maray Madaxweynaha iyo wefdiga ganacsatada shisheeye , waxa kale oo goob joog ka ahaa , Wasiiro ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Dibada, Duulista iyo Hawada , Arrimaha Gudaha iyo Wershadaha”.

 

 

rayaale%20iyo%20carab%202.jpg

rayaale%20iyo%20carab.jpg

rayaale%20iyo%20carab%201.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

oo ay ka mid yihiin Dalalka Imaaraadka Carabta , Turkey-ga , Sucuudiga , Jarmalka , Zimbabwe, Kazakhstan iyo dalal badan oo dunida ka tirsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Zimbabwe kazakhstan come on yaa Duke oh sorry I meant JB kuwaas ma wax bey investment ku sameyn karaan.Another PHOTO OP Riyaale.Kalmadan investment tolow ma the new recognition baa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gediid:

Zimbabwe kazakhstan come on yaa Duke oh sorry I meant JB kuwaas ma wax bey investment ku sameyn karaan.Another PHOTO OP Riyaale.Kalmadan investment tolow ma the new recognition baa...

So,If Riyaale is ousted by say,the minister for national planning(aaba yare),would you be back to your hawkish ways? :D

 

JB,If someone else other than riyale becomes the president,will you stop being Duke-ish? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Faarax-Brawn:

quote:Originally posted by Gediid:

Zimbabwe kazakhstan come on yaa Duke oh sorry I meant JB kuwaas ma wax bey investment ku sameyn karaan.Another PHOTO OP Riyaale.Kalmadan investment tolow ma the new recognition baa...

So,If Riyaale is ousted by say,the minister for national planning(aaba yare),would you be back to your hawkish ways?
:D

 

JB,If someone else other than riyale becomes the president,will you stop being Duke-ish?
:D
I will await to see the day Riyalle leaves office. All these people that complain about him, and hope to see someone from their region become the President have this illusion everything will fall through. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

JB,

 

we need results. Nimanka Carab iyo waxa yihiinba oo nasoo booqday waxba naguma jiraan. Show me the money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB,If someone else other than riyale becomes the president,will you stop being Duke-ish?

I don't worship a person. I'm Somalilander and anyone who becomes the President and elected by the people is my President.

 

I support the cause ..... the development and governance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Foreign traders from different nation arrived at the headquarters of the self-styled state of Somaliland which falls north in the Somali map.

 

These foreign traders are representing different

 

trade companies which operate in the Kingdom of Saudi Arabia, Turkey, Zimbabwe, Kaziqistan, and Russia.

This high trade delegates have safe landed at Egal international airport yesterday, afternoon and were nicely welcomed at the airport by members in Somaliland admi nistration, and were taken to the house of Somaliland where they were open heartedly received by the president of Somaliland Dahir Riyale Kahin and some of his ministers.

 

The main objective of these trade delegates is how to invest Somaliland's land.

 

The president of Somaliland Mr. Kahin said that his authority is ready to receive anybody who wants to invest Somaliland.

 

These delegates have within yesterday reached the old coastal town of Berbera on scrutinizing mission in the old habour of Berbera and Berbera airport too.

 

These delegates said that they will renovate the airport which seems to rather unsuitable for planes to land and take off.

 

Foreign traders are latterly pouring into Somaliland, and it was some weeks ago when a Saudi tycoon signed agreement with the authority of Somaliland on the side of animals exporting

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this