Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND

Recommended Posts

Ma in runta lagu weydiiya dagaalka keenay? Ma anaa ku caayay walaalow maxaa ii caynaysaa? See how many contradictions you have in last couple of posts. You said Al-shabaab's policy waa inay dhulka Soomaliya oo dhan ah gaarsiiyaan. Kuwana xoog ayaa lagu gaarsiin kuwana maslaxo. Ok, then SL way dagaalmaysaa haddii koonfur looga yimaado, haddana waxaa waa inay Al-shabaab hearts and minds dadka SL heshaa, hadda waxaad raacsiisay Sl meelbay ku wada dhimanaayaan.

 

Then again PL is part and parcel of Somalia, but Somaliland is not.. War ninyahow haddii ay tahay sheekadaadu wishful thinking waa meesheeda, laakiin Al-shabaab iyo diplomacy don't go hand in hand. So does your stand, if there is anything that needs a baby sitting, it is certainly those 2 opposite ideologies that you so firmly hold.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Gheelle.T:

Ma in runta lagu weydiiya dagaalka keenay? Ma anaa ku caayay walaalow maxaa ii caynaysaa? See how many contradictions you have in last couple of posts. You said Al-shabaab's policy waa inay dhulka Soomaliya oo dhan ah gaarsiiyaan. Kuwana xoog ayaa lagu gaarsiin kuwana maslaxo. Ok, then SL way dagaalmaysaa haddii koonfur looga yimaado, haddana waxaa waa inay Al-shabaab hearts and minds dadka SL heshaa, hadda waxaad raacsiisay Sl meelbay ku wada dhimanaayaan.

 

Then again PL is part and parcel of Somalia, but Somaliland is not.. War ninyahow haddii ay tahay sheekadaadu wishful thinking waa meesheeda, laakiin Al-shabaab iyo diplomacy don't go hand in hand. So does your stand, if there is anything that needs a baby sitting, it is certainly those 2 opposite ideologies that you so firmly hold.

#1.

 

 

I don't think you even understood what I was talking about did you? it would help if you read the replies to xaajixundjuf.

 

1st. Wax inaad fahamto ma rabtaa? mise waqti lumis ayaad wada iyo inaad soo caan baxdo. :D Wax inaad fahamto hadaad rabto, hadalkaan idhi waxba ha ka badalin ee dhagayso.

 

a. Jubada hoose ilaa Hiiraan intii dawladii siyad barre dhacdayba waxay ahaayeen meela dhibato ay ka jirtay. Marma nin warlord ah ayaa utalin jiray. Somaliya meesha ugu dhibaatada badan weeye.

 

b. waa meesha maanta ciidamada ethiopia ay somalia military ahaan u joogeen. Maanta laga bilaabo jubba hoose ilaa Hiiraan xoogaga alshabab ayaa ku sugan. Badanaa dagaal ayey ku qabsadeen. dagaal ayaa loo baahna in ay ku qabtaan, dimplomacy ahaan kuma qaban. Taasi waa mid. Waa dagaalka aan sheegayo. Waa lawless ayey ahaayeen. Yaa markaa diplomacy lala galaa, ma warlordyada, ma ciidan soo duulay who take no for an answer? smile.gif

 

 

A. Puntland waa maamul gobaleed iyadu ka baxsanayd gobaladaa koonfureed xaga nabad ahaan iyo maamul ahaan. Maadamo aanay ahayn goob dagaal hada, looma baahna in dagaal lagu galo.

 

waa mid kale: waa maamul gobaleed laakin meey sheegen in ay somaliya ka g'day. sidaa owgeed somaliland way ka duwan tahay. Oo madamo oo ay somalia wali ka tirsan tahay, way fududay (faham from Alshabab prespective ayaan ka hadlaynaa) in ay Alshabab ay hoos yimaadaan waayo. Xamar hadii maanta gacan ku haynteeda ay lawaregaan alshabab, Puntland way la wareegeen by default. Obviously, the TFG is in Xamar, at the same time they are automatically have authority in Puntland. Same would go for Alshabab. If they control Muqdisho, they could call the shots since puntland still considers its central capital to be Muqdisho (at least for now).

 

 

Now, can the same be said about Somaliland?

 

Ila soco hada: Waxaan ka hadlaynaa runta jirta. Maaha dhalanteed iyo ciyaar.

 

 

a. Somaliland iyana waa meel maamul uu kajiro, kana dhalasho horaysay Alshabaab. waa meel shacabka ku nooli ay aaminsan yihiin qadyada ay ku taagn tahay somaliland oo ah goosasho.

 

hada siifiican ila soco halkani waa muhiim.

 

Hadii dawlad laga soo dhiso koonfur iyo hadii awliyo siradataa ay ka timaado, somaliland marna ma ogala. Somaliland TFG waxay u aragtaa dawlad shisheeye, Alshabab urur shisheeye. Puntland hadii la eego TFg waa wax khuseeya, Alshababna waa urur internal ah(hada faham). Somaliland on the other hand considers both the TFG, Alshabab an external parties.

 

 

Now, maxaan ula jeedaa?

 

From Lower Jubba all the way to Hiiraan.They require same solution, in awood militari looga saaro ethiopianka. Kabacdina nabad iyo maamul lagu dabaalo.

 

From Galgaduud iyo Puntland waxay ubaahan yihiin different solution oo ka duwan kuwa aan kor kusoo sheegnay. Dagaal marnaba hada option maaha waayo destablization ayaa ku dhacaysa. Hence gobalada kor aan ku sheegay already destable ayey ahaayeen oo xoog ayaa stable looga dhigay. Puntland iyo kuwii la mid ahna waa stable oo waxay ubahan yihiin different approach oo ah wada heshiis iyo madax qaboob.

 

#2.

 

 

Somaliland ayaa timid:

 

Somaliland ayadu waxay ubaahantahay xaajo kale. Waayo intaa aan kor kusoo sheegnay way ka duwan tahay. Waa beentaa car idheh?

 

Waayo?

 

a. Somaliland wadan gooni ah ayey sheegataa (Puntland maleh).

b. Somaliland TFG, Alshabab, ICU intaba waxay u arkaan shisheeye (Puntland ayadu waxay u aragtaa sokeeye laakin anay ku raacsanayn).

 

Macnaha ma fahmaysaa halkan ku socdo?

 

Sidaa awgeed, Somaliland dagaal hadii maanta lagu galo. Maxaa imanaya ayey kula tahay? maxayse koonfurta kale uga duwan tahay?

 

 

1st. expect a bloodshed in which majority oppose Alshabaab's motives to bring the former Somalia under the sharica.

- expect, international outcry thus further delay of any future rebuilding, or perhaps a backfire.(same goes to puntland).

 

2nd: Somaliland differs from the south. In the sense that it's already stable and does not require a military intervention or liberation from anyone. It simply requires patience, systemetic change from within.

 

ps. hadalkii hore 'edit' ayaan ku sameeyey. Qaladkaygi hadii aan gartay, maxaad kaga soo cel celinaysaa?

 

 

pss. xiin. Nin wuxuu yidhi maxaad ka aaminaysaa. Runtu markay timaado, runta ayey ku shaqaynaysaa Alshabab. hada xeelad dagaal ayey ku jiraan oo waxii kasoo baxa members ka mid ah lama odhan karo waa mawqifkooda.

 

markay somalia ethiopian kabaxo. Ee la isu soo hadho. alshabab waxay kala dooran doonta in ay caqli xumo sameeyaan oo ay dagaal sii wadaan ilaa inta la isku dhamanayo, ama meeshii markaa uu cadawgu ka baxay ayey dawlad intay ka dhisaan tusaale fiicana uga dhigi doonaan dad intiisa kale. Waynu arki hadii allah ka raali ahaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^Certianly sh. Godane feels he has a moral obligation to liberate SL!

 

Maalintaa aan waraysanno red sea...

True about his feeling of a moral obligation and that is the root of the problem.

 

 

Maalintaa maxaad Redsea ka waraysan kolayba wuu dawikhiye ,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Redsea

Winning "hearts and minds" is cool. I'm up for it. There are thousands of wadaadds from every Somali territory in SL teaching children and adults as we speak. A local wadaad recently proclaimed Somaliland - with all its political constraints - to be the most free of all Muslim countries for scholars practice and preach their deen. Can anyone disagree? The challenges are; what new approach - different from the ones used by wadaadds already there - are you calling for to bring this "policy change"? How will it be implemented? What guarantees this new approach will not split and complicate the work of the wadaadds already there?

Share this post


Link to post
Share on other sites

niyo waxan xasuusta markan suuriya taggey nin carab aya iga hor iimid and he said

kulum yardulahi fill beytul muslimin cal fadli kum shacabiyal mumunin meaning every muslim can live in every land of the muslims and there are borders between the muslims xata sharcii ma qataan he diden say i am suurii u ask him halkeed ka timi he says adru allah u say halkeed oo socota la ilallah mahamamd rasuullah. wa dad bila xuduud ah ila maanta they say sharcii ma qaadano as in passport

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redsea, brother there is no bad feelings towards you on my part. That been said, I am still having difficulties with the idea that Al-shabaab will sit with either entities be PL or SL. Maybe it is something that you would like to see, but the reality on the ground tells otherwise. Dhinaca Al-shabaab, PL iyo SL waxba ugama duwana warlords Xamar iyo foonfurta kale joogey. 2daba waxay u arkaan entities cadow Somaali maamulo.

 

Diplomacy aad ka hadlayso waa wishful thinking un dee. Let us say way wada fariisteen(Al-shabaab iyo PL or SL) Al-shabaab waxay rabaan inay 2da la wareegaan oo sharci lagu maamulo, 2da maamuul dantooda haddey eegeen, arrinkaasi waa diideen. Ma umalaynaysaa Al-shabaab inuu leeyihin waa tahay mar kalaan isku imaan? Abti runtu waxay tahay, Al-shabaab qori caaraddii bay doonaayaan inay dhulka Soomaaliya oo dhan ku tagaan. Jamhuuriyaddii iyo kuwa Ethio ku hoos jira. Wixii hor istaagana be it PL, SL, ONLF, other Somali religious sects way la dagaalamayaan. That is my believe, but we will wait and see where things go from here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this