Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

Suldaan cusub oo lagucaanoshubay maanta

Recommended Posts

Gaalkacyo: Suldaan Cusub oo maanta lagu caano shubey

- Wednesday, December 15, 2004 at 10:11

 

Gaalkacyo (AllPuntland) Suldaan Maxamed Suldaan Maxamuud Cilmi, ayaa xaflad lagu calleemo saarayo waxay maanta ka dhacday balliga Abqaale ee tuullada Xarfo oo degmada Gaalkacyo 75km dhanka waqooyi ka xigta. Xafladdii caano-shubka waxaa ka soo qayb galay; Isimo, madaxda dowladda Puntland iyo dadwayne lagu qiyaasay inay kor u dhaafayeen labo kun oo qof.

 

 

 

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Suldaan Cabdirashid Muuse Shire, Beeldaaje Cali Faarax, Suldaan Cabdisalaan, Suldaan Maxamed Jaamac Shire isimo ay kamid yihiin ayaa ka soo qayb galay xafladda. Dhanka madaxda iyo siyaasiyiinta, waxaa joogay rag ay kamid yihiin; Madaxwayne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha madaxwaynaha Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), la taliyaha madaxwaynaha Cabdikaafi Cabdi Abshir, Wasiirka Warfaafinta Cabdirisaaq Yaasiin Geesood, taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland G/sare Cabdullaahi Jaamac (Geyre), Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Warsame Jamhad, Duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Jaamac Yabaq iyo madax kale.

 

 

 

Dhanka kale, waxaa xafladda ka soo qayb galay, Gen Cadde Muuse Boqor iyo rag kale oo miisaan siyaasadeed ku leh guud ahaan Puntland. xafladda oo bilaabatay saaka 7dii aroornimo ayaa waxay soo gabogabowday galabta 5tii galabnimo.

 

 

 

Madaxwayne ku xigeenka Puntland, Md Gaagaab ayaa hadal uu halkaas ka jeedshay wuxuu ku sheegay in, madaxwaynaha Puntland iyo madaxwaynaha dowladda Fadaraalka ee Soomaaliya ay xafladda iyo suldaankaba u soo direen (asagana ay soo mariyen) salaan salaan salaan iyo habalyo.

 

Isimadii iyo siyaasiintii maanta ka hadlay xafladdii caano shubka, ayaa dhamaantood waxay jeediyeen khudbado nuxur ahaan ku saabsanaa – hambalyeyn iyo bogaadin loo soo jeedinayey suldaan Maxamed oo rabbi looga baryay inuu xilkiisa u fududeeyo, isla markaasna waxaa beesha caleemo-saaratay suldaanka loo soo jeedshay inay la shaqeeyaan suldaankooda ay doorteen.

 

 

 

Goobta xafladdu ka dhacaysay, ayaa si wayn loo qurxiyey, waxaa la keenay fardo dhowr ah oo aad u qorxoon, kuwaas oo rag fardo-fuulka yaqaannaa jaraha hayeen. Waxaa saf-saf u taagnaa dhabbooyinka laga soo galayay baliga caano-shubku ka dhacayo, gabdho ku soo labistay dhar u eg calanka Soomaaliya iyo dhalinyaro soo xiratay funaanado lagu soo qoray erayo xanbaarsan macnaha xafladda ayaa la arkayay. Gawaarida oo aad u faro badnay ayaa waxaa kala hagayay, ciidanka ilaalada jidadka (Taraafikada).

 

 

 

Kahor, intii aan si rasmi ah loo guda galin, xafladda, waxaa goobta laga aqriyey taariikhda Suldaanka cusub (Suldaan Maxamed) iyo sooyaalka saldanada beesha Nuux Jibraahiil ee ku caano shubatay Suldaan Maxamed. Sida lagu sheegay warbixinta, Suldaan Maxamed, wuxuu ku dhashay Gaalkacyo sanadkii 1967kii, wuxuuna saldanadan ka dhaxlay aabihiis Suldaan Maxamuud Cilmo Calas oo dhawaan geeriyooday. Inta la ogyahay, beesha Nuux Jibraahiil, waxay dhamaantood ku midaysnaayeen, caleemo-saarka suldaan Maxamed Suldaan Maxamuud

 

 

 

AllPuntland

 

 

 

Powered by AllPun

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bari Nomad, I don't quite understand what you just wrote mate?

 

Here are the pictures. I'm glad traditions like caanoshub and celebrating the new tribal chief the entire day is still amongst us.

 

Suldaan%20maxamed%20oo%20lagu%20caano%20

The new young Sultan Muhamad Sultan Mahamud Elmi Alas in the midst of a ritual in Abqaale, Harfo town.

 

Islaan%20Bashir.JPG

Islan Bashir Islan Abdulle [his father Islan Abdulle Islan Farah was a SSDF legend]

 

xafladdii%20caano%20shubka.JPG

The coronation in a large tent

 

xafladdii.JPG

the fine horses Rer Mudugh have to offer.

 

xafladdii%20caana%20shubka.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

ORGILAQE

I wrote the above as this was earlier posted in the General section--hardly the right place for a piece such as this.

 

But congrats to the new Suldaan, Suldaan Maxamed Suldaan Maxamuud Cilmi.

 

Nationalist

I like the photo on your signature. Where did you get it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok I see now. I thought you were losing it Bari Nomad.

 

This picture is of my aunt's neighbourhood Raf & Raaxo in Bosaso. I took the picture last summer while I took a walk with some of my cousins. R&R is not like the fancy BiyoKulule, but at least it shows how Bosaso's ordinary neighbourhoods look like. I should have climbed the hills though to make a splendid panoramic view of this part of the city. Oh well next time eyh?

 

2231802_881305dc16_o.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Congrats to the new sultan. I hope he encourages peace and reconciliation.

 

the fine horses Rer Mudugh have to offer.

I am told my great-grandfather, who was one of Boqor Kenadiid's top military commanders, had some of the finest horses in Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

HornAfrique, we have something in common. My greatgreat-grandfather was one of King Kenadid's military commanders as well. Abandule sare. Muhammad [ib'ad'] Farah Samatar. The old chap is buried in Hobyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

HornAfrique, we have something in common.

My great-grandfather Hassan Qarboobe was one of the hogaamiyayaasha ciidanka boqortooyada. He is buried in Wardhere Region in the Haud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hasan Qarboobe, isn't he also a famous poet? About the horses, no offense but every average Somali family says they own the finest horses or the most horses. The latter is a claim from my own family. Lol

 

Seeing you and Orgilaqe, might show that Kenadid's forces was large and well organised according to Somali standards of that era.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Hasan Qarboobe, isn't he also a famous poet? About the horses, no offense but every average Somali family says they own the finest horses or the most horses. The latter is a claim from my own family. Lol

Yes, my great-grandfather was very well respected for his poetic finnese as much as he's military abilities, and he truly did own some of the finest horses in Mudug. :cool:

 

might show that Kenadid's forces was large and well organised according to Somali standards of that era.

According to Somali standards it was extremely well organized, no one can deny that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this