Sign in to follow this  
Xudeedi

SSC Commander Keyse Confirms That Troops From Sool Withdrew from Galgala (audio)

Recommended Posts

Xudeedi   

Wareysi xiisa badan oo aanu la yeelaney Col. Keyse Cabdi Yuusuf---Taliyaha xirada Ismaaciil Mire...

 

6ef598b10d1539793d4ace8d8b7b613f_L.jpg

 

SPR: Waraysi ay la yeelatay Warbaahinta SPR Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire ee Jabhada Badbaadada SSC oo caawa u waramay idaacada SPR ayaa uga warbixiyey khilaafkii dhawaan la xaliyey ee isaga iyo ururka SSC, isla markaana sheegay in ay in aanu wax qilaaf ah dhexdooda jirin. Col. Keyse Ayaa sheegay ayaa xaqiijiyey in ay ciidamo laba ducfo ah ay kasoo goosteen dagaaladii Galgala. Sidoo taliyaha ayaa ka hadley arimaha xildhibaanadii kasoo tegey maamulka Puntland.

 

Waraysiga oo ahaa mid dheer isla markaasina uu sidoo kale kaga warbixinayo arimo la xiriira Jabhada SSC. Waxaa qaaday oo inoo soo gudbinaya Wariye Jaamac Nuur Muuse

Share this post


Link to post
Share on other sites

the SSC withdrew within the first week of the battle for the Galgala resources.

 

They imedialty saw it was a clan battle for resources and they have no business getting involved.

 

Belief me, SSC doesnt withdraw from battle's. Unless its to the right balltle and this isnt a fight against terrorist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this