Sign in to follow this  
Jacaylbaro

BRING THEM FROM GALKACYO, BRING THEM FROM DJIBOUTI IT'LL NEVER WORK I TELL YA

Recommended Posts

Geelaha DJibouti oo dadbadan oo reer Djibouti ah u direy Shirka Xamar si ay dadkaasi u Matalaan Ergo Reer Somaliland ah

 

i948564_geele.jpg

 

hadhwanaag 2007-07-23 (Hadhwanaagnews) Shirka dib u hesiinta somaliya ee Magadisho kasocda ayaa waxaa lasheegayaa in ay koox Dalka Somaliland ka socota ay Goobtasi Joogaan balse, warar Lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dadka Somaliland sheeganaya ay yihiin dad Dalka Djibouti ka yimid waxaana wararka intas ay ku darayaan in Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumer Geele uu qarash aad ah ku bixiyay in dad Somaliland sheegayanay ay Goobtaasi shirka ay tagaan.

 

Dadkan Somaliland sheeganaya ayaa waxaa kaga yimid cadaadis xaga Gudida Shirka ee Muqdisho kadib markii ay ******* dadka shirka Maamulaya in ay dadkani yihiin dad reer Djibouti ah waxaana dhacday inay dadkaasi reer Djibouti ee ku Heybta ah Geelaha Djibouti ay waji gabax kala kulmeen Shirkaasi iyo Cabsi aad ah oo soo foodsaartey.

 

Sikastiba ha ahaatee waxay Dadkasi reer Djibouti ee Geele soo diray in ay u shiraacanayaan halkaas iyo dalkoodii hooyo ee DJibouti kadib markii ay ku hungoobeen ajandahoodii tasina waxaa is hortaagay oo Go,aamiyay in ay dalkooda ku laabtaan Gudida siiba Odeyasha ******.

 

Wixii war ah ee kasoo baxa waan idiin soo gudbin doonaa cod iyo Qoraalba ee ha moogaanina.

 

 

Xafiiska Mogadisho ee Hadhwanaagnews Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

AND FEW DAYS AGO:

 

 

hadhwanaag 2007-07-21 (Hadhwanaagnews) Muqdishu (HWN) - Shirkii dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida oo maanta mar kale dib uga furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa shirkaasi maanta ku soo biiray kooxo isku sheegay inay ka socdaan Somaliland, kuwaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo shirkaa uga qayb gelaya magaca Beelaha ku dhaqan Somaliland.

 

Kooxdan ka timid Somaliland oo gaaraya ila 20 xubnood ayaa waxay degaannada Somaliland kaga soo safreen Babuur, iyagoo markii ay soo gaareen magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug loo diray diyaarad qaas ah oo keentay Muqdisho.

 

Xubnahan ayaa waxay sheegeen in Maamulkooda uu is hortaag ku sameeyay, balse ay go’aan ku gaareen inaysan ka soo duulin garoomada diyaaradaha ee ku yaala dalka Somaliland oo sida ay sheegeen safar dhinaca dhulka ay kaga yimaadeen, markii ay soo gaareen Gaalkacyo ay diyaaradi ugu timid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is funny that the conference project is confused and can do the impossible to bring some ppl marked as from Somaliland.

 

They ran to Mudug to bring some reer gaalkacyo to say they are from somaliland. It seems that didn't work since somalis know each other they were laughed at the meeting ,,,, now it is Geele to send some ppl of his clan to claim that they are representing Somaliland ,,, Again it ended with a complete failure ,,,,,

 

I'm wondering what is next ,,,,,,,,, To bring some dead from AAKHIRO to say they are from Somaliland ? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

A DAY WILL COME WHEN SOMALILAND WILL BEG ON HER KNEES TO UNITE WITH :D rich AND wealthy :D SOMALIA :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whay don't we just live side-by-side and be brothers/sisters without any problems ??

 

Let's work on the good neighboring relationship that can be good for both Somaliland and Somalia ......

 

Threatening and cagajuglayn is something that the great and powerful siad barre didn't help in the past .......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

Unless a particular clan is implied, then there is no way to tell if they're from Somaliland or not. These kind of things make the case for separation even harder, or even impossible. The Awdalitans, the Djiboutese, and the SSC can rightly represent themselves as Somalilandese if they so wish do, don't they, save the Cafar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

P Anwar, as Xanthus said you better say Insha Allah ....... and if somalia will be richer than Somaliland then it is good , i'll be glad. It'll be a good lesson for Somaliland to work hard to make the country wealthy ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this