Sign in to follow this  
wayrax

Ethiopians left Baardheere

Recommended Posts

Gabbal   

Two nights of hit and run and they have run away. Gebiba waa wax wadnaha farta ku hayo. Alla maxaa cashar lama iloobaan ah nimankii Xabashida ahaa la baray labadi sano ee lasoo dhaafay. Xabash iyo Soomaaliya waa sidii loo kala goo'yay. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wayrax   

Exactly.

 

"Xoogaga Muqaawamada oo la wareegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay ay isaga bexeen ciidamadii Ethiopia iyo maleeshiyaadkii la socday.

 

 

 

Ciidamo ka tirsan xoogaga wax iska caabinta islamarkaana wattay ilaa dhowr gaadiidka dagaalka ayaa maanta gaaray magaalada Baardheer kadib markii saakay subaxnimadii hore ciidamadii Ethiopian-ka iyo maleeshiyaadka Soomaaliya ee la socday ay isaga baxeen gudaha magaalada Baardheere.

 

 

 

Ciidamadaani ka tirsan xoogaga wax iska caabinta ayaa markii ay gaareen magaalada Bardheere waxaa ay farisimo cusub ka samaysateen goobihii ay horay u daganaayeen ciidamada Ethiopian-ka sida Airport-ka,xarunta ADC-da,shiirkolaha,Buundada iyo saldhiga booliiska ee Baardheere."

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Shabaab are teaching them a lesson and sending them a message to never step foot in Somalia again. many people forgot about the Ethiopians when they left Xamar but those brave men are still chasing them out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this