Sign in to follow this  
General Duke

Dayniile and thier Blatent lies: Col Saciid Dheere oo xabsi guri

Recommended Posts

This is their report...........

 

Abaandulihii ciidanka darawishita Puntland Col Saciid Dheere oo xabsi guri ku jira magaalda Boossaaso

 

Boossaaso

Abaandulihii ciidanka darawishta Puntland Col Saciid Dheere oo xabsi guri ku jira magaalda Boossaaso kadib markii looga shakiyey dhaq dhaqaaq lid ku ah maamulka Madaxeyne Cadde Muuse ,asagoona Col Saciid Dheere looga baqay afganbi .

 

Col Saciid Dheere oo ahaa gacanta midig madaxeynahii hore ee Puntland Cabdulaahi Yuusuf ayaa ah nin awood ku leh xaga ciidanka sidii loodoortayna Cadde Muuse diyarinayey inqilaab ka dhan ah Cadde Muuse kasoo la fashiliyey .-

 

Xabsi guriga Col Saciid Dheere ayaa laga yabaa in ay keento xiiso colaadeed oo baryahaan aad loganastay kadib markii madaxweynahii hore u waregay dhinaca Soomaliweyn hadana ka ah Masuulka ugu sareeya DFKMG

 

Dhanka kale Ciidamada daacada u ah Jen Cadde Muuse ee jooga magaalada Boosaaso ayaa la galiyey heegankii ugu sareeyey ee soomara intii loo dhibay jagada madaxweyne-

 

ee Puntland ayadoona laga cabsi qabo in ay kacdoon sameeyaan ciidamo ka tirsan darawiishtii hore oo si aad ah u tageersan Col Saciid Dheere kuwaas oo dhaq dhaqaq ka bilaabay magaalada Boosaaso.

 

Xiligaan laga baqayo afgnbiga ayaa ku soo beegmay xili madaxawynuhu u socdo dalka Jabuuti iyo dalal kale oo ku yaalo wadamada Yurub

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siciid_Dheere.jpg

 

 

Glle Sare Siciid Dheere oo warar been abuur ah ku tilmaamey wararka sheegaya in la xirey

 

Boosaaso-15.March.2005 Abaanduulaha Ciidamada Daraawiishta Maamul Goboleedka Puntland G/lle Sare Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo caawa u waramayey Idaacada SBC ayaa ku tilmaamey war aan sal iyo raad toona lahayn wararka sheegaya in la xirey oo uu ku jiro Halkan ka dhageyso Wareysigii oo cod ah Xabsi Guri.

 

G/le Sare Siciid Dheere wuxuu sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Boosaaso, uuna u joogo hawlo shaqo, isla markaana aysan jirin cid ama Masuuliyiin ay dhibaato ka dhaxeyso, warkaasina uu yahay mid been abuur ah oo ay fidinayaan buu yiri dad dano kale leh oo doonaya in ay Puntland qas iyo jahwareer ka abuuraan.

 

Idaacada SBC oo waydiisay G/le Sare Siciid Dheere in uu jiro wax khilaaf oo u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi (Gen.Cade) ayuu wuxuu tibaaxay inaysan jirin wax khilaaf ah inaba haba yaraatee oo u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, waxaana uu tibaaxay in isaga iyo Madaxweynaha DGPL Gen.Cade Muuse ay yihiin Rag aad isaga sokeeya dadka kale, isagoo intaasi sii raaciyey in ay xitaa ay isla ahaayeen Aasaasayaashii Ururka SSDF markii la aasaasey, isla markaana wuxuu sheegay in Gen.Cade Muuse uu ahaa Taliyihiisii Ciidamada, isna uu ka mid ahaa Saraakiishii kale oo ay waliba saaxiib ahaayeen.

 

Abaanduulaha Ciidamada Daraawiishta DGPL G/le Sare Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) wuxuu ku tilmaamey dadkii wararkaas fidiyey kuwa dano leh waxaana uu ku tilmaamey inay yihii kuwa been ka macaashayaal ah

 

Dhanka kale wuxuu Siciid Dheere ka hadley arimaha Nabadgalyada Deegaanada Puntland, isagoo daboolka ka qaadey in Nabad buuxda ay ka jirto deegaanada Puntland, isla markaana ay Ciidamadu qaadanayaan mushaarooyinkoodii, waxaana haatan qaatey buu yiri Mushaarooyinkii Ciidamadii kale sida kuwa Booliiska,"Wax walba oo Dalku yahay ayaan la qaybasanaynaa dadkeena, inagoo aan haysan wax mushaar ah ayaan ku jinrey inaan dalkeena u shaqeyno hadana waxaan diyaar u sii nahay inaan shaqeyno" ayuu yiri G/lse Siciid Dheere oo caawa Idaacada SBC warysi siiyey Idaacada SBC.

 

G/le Sare Siciid Dheere wuxuu si gaar ah uga codsadey Maamulka Web Site-ka Dayniile inay ka bixiyaan jawaab halka ay ka keeneen warkaas uu sheegay in magaciisa lagu sumcad diley ee lagu sheegay in la xirey, wuxuuna tibaaxey in uu ka sugayo jawaab Maamulka Shabakadaas.

 

C/qaadir Maxamed Nuunow

SBC Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL

 

Why waste your time reading Dayniile.com? If Siciid Dheere was arrested, the first Somali site his arrest would appear on would be Radio Garowe aka garoweonline.com.

 

The real 'ouch' is the audio interview. I guess they just have to keep trying, don't they?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

^^^ oh no you should point that out, the assumption that is being worked on is that we have the attention span of little white mice.

 

To clear things up will make it clear, somali news stations are all qabiil and opinion based the latter even in the western magazine, channels and newspapers.

There fore there are no gospel truths.

 

Hopefully that will make people think twice before putting up,

Allpuntland

Hatuuf

Burtinle are liers posts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I like Dayniile, Amazing reports

 

I admire them and read their news just for Fun.

 

Nothing more nor less, Simple as that...Love them guyz! Fair balanced and professional reporters

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing more nor less, Simple as that...Love them guyz! Fair balanced and professional reporters

:D:D I like that..

 

As for Che-G bro I was not picking on dayniile, its just they should have been more tactful with that article. Their wishful daydream of a war between the Puntland clan could not be hidden I guess. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Intel   

Their wishful daydream of a war between the Puntland clan could not be hidden I guess

Puntland in chaos :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^Is that Jonty Rhodes...lol

Duke...Walaal, all somali sites are propoganda machines, Dayniile is no diffirent. If for you are for unbaised media, then you would condemn all Somali sites not just Dayniile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

^^^^^^whats up with the bodyquard of dayniile.com? of all somali websites, dayniile is at least top 3 most amateurish. seriously these dayniile webmasters just sit there and make up something juicy to the ears like if c/yussef is going for his annual medical checkup in london, dayniile is the only one to report that c/yussefs kidney is spreading cancer throughout his body and the poor man is rushed to london fast, or sometimes they lose it and bash the usc out of the blue.calaa kuli xaal we can conclude there are nutcases behind the phenomenon dayniile.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

whats up with the bodyquard of dayniile.com?

He's only telling the truth, all sites are basically propganada machines for the intersts of their tribe.

 

How hypocritical is it for one to cry over the credibility of dayniile when they post and refer to articles from Allpuntland or such likes as though they are biblical.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

you aint a true puntlander without allpuntland as homepage. thats all i gotta say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this