Sign in to follow this  
Garyaqaan2

The battle Has started Inside Laaska Shacabka Vs Riyaale's militia

Recommended Posts

Thinker, you need to think hard and come to the greener pasture (the Somali Republic of prior Oct.21, 1960) and stop following the madness of the separatists or else..

Die for and by your principles and stop using Somalinimo and Muslinimo cards when you feel weak and don't have the upper hand…. ;D

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^Like i said before, half the stuff you talk makes no sense, lool, and giving 30,000 to marry a LA lady woow you most be in need of love to spend that much lool. But like i said you one werid guy.

Share this post

Link to post
Share on other sites

We will see who needs medical help you and I. Do really think you can control LA by raiding and raping her? I tell you do not come here using Somalinimo and Islanimo when the Darwiishes of Sool chase out of their homes... :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

The name Ali Nayruus never fails to crack me up. :D

(This random comment has nothing to do with your topic. Carry on..)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Shacabka Sool oo dar dar geliyay kacdoonka ka dhanka ah maamulka Hargeysa

Last Updated::2007-10-31 18:02:48

Laascaanood(HRNet):-Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ku

warramaya in shacabka magaalada Laascaanood ay sii xoojiyeen kacdoonkoodi ay ku diidanayeen maleeshiyada taageersan maamulka la baxay Somaliland ee gacanta ku haysa magaalada.

Waxaa hirtii waaberi ee saaka samada magaalada isku xiray qiiq iyo holoca taayirada dabka lagu qabad siiyay bar tamaha magaalada iyada oo ay taas bar bar socdaan dhagaxaanta iyo baaburta iskaraabka ah ee lagu gooyay wadada, iyada oo ay shacabku magaalada ay il dheer u leeyihiin xubnaha ka tirsan maamulka Hargeysa ee isku dayaya in ay magaalada soo galaan.

Waxa wararku intaa ku darayaan in xubnaha ka tirsan maamulka Hargeysa iyo shacabku ay magaalada kaga kala sugan yihiin laba dhinac iyada oo shacabku ay ku adkaysanayaan in aysan wax hadal ah ama wada shaqaynba la yeelanay xubnaha hormoodka ah duulanka laga soo abaabulay magaalada Hargeysa.

Waxana xiran meheradahii ganacsi iyada oo ay magaalada ka guureen ganacsatada intoodi badnayd

Waxana warar hoose ay sheegayaan in maamulka Hargeysa uu isla meel dhigay inaan wax talaabo ah shacabka laga qaadin ilaa iyo inta ay ciidamada Puntland ku kala bixi doonan dagaalka la filayo inuu ka dhex qarxo labada dhinac.

C/hi Caaqil

caaqil444@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

maanta oo loo dhigay casharkii ugu horeeyey oo ka dhaca gudaha magaalada Laascaanood

ayadoo aay baaryaahaan danbe aay ka socotay xisado dagaaleed ayaa huwantii sida ayagoo madax ka ah lascaanod isku dayey inaay usoo galaan gudaha .

ayagoo rabay inay sameyaan nadaafadda taayaradii lagu bayey iyo wadooyinka dhagaxyaddi lagu xidhay hadaaba tacadidka ay ku hayaan iyo gardaradda huwanta ayaa waxa dhacday inay guutaddii kowwad halkasi si arxan la,aan ah uga ersadeen ayagoo maanta ku baxsaday cagahoodda ayagoo arga gaxsan .

marnaba ayasan filaneynin in sidaan looga soo hor jeedo magalaada laascanoodna ay wali soo gali la yihiin ayagoo raba inaay sameyaan isku *** shacabka.isuna adegsanayo markaay wax u bahdaan cabsi darteedna aysan wasiirkoodda iyo madaxdooda toona aysan soo dhex mari karin , magalaada ayaa waxa ka muuqato sida warka inagu soo garaayo wairyaha jooga garoowe inoo sheegay inaay maanta laga wado dhan walbo abaabul si la isaga soo saaro cadowga kusoo dulay inta aay meel heystaanba oo u badan meelaha kontorolka ah kaliya aaysan gacanta ku dhigin magaladda inta joogtana wanu sifeyn donaa mar uu ka hadlaayey madaxa cidanmdada puntland oo gaaray jiidda hore ee las canood .

cabdi wali cali --garoowe

Share this post

Link to post
Share on other sites

1212313.gif

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this