Sign in to follow this  
Kamaavi

ONLF Captures Military Base Baabili

Recommended Posts

Kamaavi   

Ciidamada ONLF oo la wareegey saldhig ku yaala duleedka Baabili

 

Sunday, 07 November 2010 15:18 l administrator

E-mail Print PDF

 

nzm51c.gif

 

Wararka naga soo gaadaya jiida hore ee dagaalka ayaa sheegaya in xoogag ONLF la wareegeen saldhig ay fadhiyeen Ciidamada IToobiya oo lagu magacaabo Dhalac oo ku yaala duleedka Baabili

 

Wararku wuxuu intaas ku darayaa in dagaal culus kadib ay Ciidamada ONLF cagta mariyeen difaacii Ciidanka Itooboya ee halkaas joogey. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in ciidamada ONLF halkaas kula wareegeen wixii saad iyo saanad yaaley goobtaas, waxaana halkaas lagu gubey gaadiid badan oo kuwa dagaalka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dagaal ka Dhacay Degmadda Baabili.

 

eq9s3b.jpg

 

ONLF faraxsan

 

Wararka aan ka helnay Magaalada Baabili ayaa sheegaya in Ciidamada Jabhada ONLF ay habeenimadii xalay weerar ku qaadeen saldhig ciidamado oo ku yaalay degmadda Baabili, ilaa iyo hadda ma jiraan wax faah faahin ah oo aan ka helnay.

 

Illaha kale ayaa sheegayaa in dagaalkaas socday muddo saacado ah iyadoo ciidamada Jabhada ONLF ay saldhiga ku soo garaaceen hubka culus. Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa deegaanka galbeed ee Baabili.

 

OTO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Intii talo soo jeedisay, taladiinii waa aqbal, intii awoodeena ah,

 

Intii soo canaanataay, canaantiinii kuma dhicin dhago xiran oo aan

waxba galin ee waxay kudhacdey dhego furan diyaarna u ah inay

qaataan, kana waantoobaan qaladaadka

 

Intii soo duceysaay, ducadiina Illaahay ha u aqbalo hana ku anfaco

 

Intaa kadib waxaan mahad gaara u celin lahaa geesiyada naftooda,

maalkooda iyo maskaxdooda u huray siday u soo dhicin la hayeenn

xaqa shacab weynaha ku nool dhulkaas

 

Guul, isku tashi, mintid & midnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

ONLF Military Communiqué

 

The Ogadēn national Liberation Front Army- is continuing its offensive against Ethiopian Army troops in the Ogadēn. During the months of October and the beginning of November It has conducted 34 tactical and strategic military operations, killing 267 Ethiopian Army Soldiers and wounding 157. Casualty on the ONLF side was minimal.

 

The latest fighting occurred on November 4, 2010 near the strategic town of Babile, which lies on the road between Harar and Jigjiga, a main supply route for the Ethiopian Army in the Ogadēn. The liberation forces attacked and captured the Ethiopian Army garrison of Dhalac near Babile guarding that strategic route, killing 25 soldiers and wounding 32, while the rest retreated to Babile. The Liberation Army destroyed the garrison, burning a military vehicle and capturing large stockpiles of food, medicine and ammunition. In addition, the Liberation Army seized 24 Ak-47 assault rifles, 2 heavy machine-guns and 3 RT military communication Radios.

 

Since mid-2009, the ONLF liberation Army has seized the military initiative and Ethiopia has been forced to be on the defensive while trying to hide its military weakness by engaging in propaganda war, falsely claiming peace deals with surrogates it created, nicknaming them an ONLF faction.

 

The Ogadēn National Liberation Army will continue pounding Ethiopian government establishments in the Ogadēn until the rights of the Ogadēn Somali people to genuine self-determination is implemented.

 

ONLFPress@onlf.org

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

As many have said, the fake agreements with few individuals will not stop the struggle to free Somali Galbeed! ONLF GUUL, indeed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

ADDIS ABABA (Reuters) - An Ethiopian rebel group said on Tuesday it had killed 267 soldiers since the beginning of October, in its first such claim since the government signed a peace deal with one its factions last month.

Read

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this