Sign in to follow this  
Xudeedi

Former Puntland House Speaker; Farole Incited a War between 2 Brotherly Communities”

Recommended Posts

Xudeedi   

Ahmed-Guure.jpg

 

Siyaasiga ruug cadaaga ah ee Axmed Guure AAdan islamrkaana jagooyin kala duwan kasoo kala qabtay maamul goboleedka Puntland marna ahaan jirey gudoomihii Baarlamaanka Puntland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ku eedeeyey xukuumada puntland inay wadaan dagaalo ka dhan ah dadka deegaanka sanaag, heylaan iyo Galbeedka Bari gaar ahaan sida uu sheegay dagaalada ka socda deegaanka galgala ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu dhibaateeyo dadka deegaankaasi.

 

 

Mud, Guure ayaa tilmaamay inay maamulka puntland gaar ahaan madaxweynaha c/raxmaan Faroole ay dagaalka ku dabakhayaan in la xasuuqo dadka shacabka ah ee deegaankaasi islamrkaana ay caalamka u sheegayaan sheekada xiligan socota ee waa argagixiso iyo alqaacida islamrkaana la gubay beero guryo iyo hanti kale oo ay lahaayeen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaankaasi .

 

Sidoo kale mud,guure oo la weydiiyey inay jiraan wadahadal ay la yeesheen madaxweynaha puntland c/raxmaan faroole islamrkaana kala hadleen arintan xiligan jirta ee dagaalka in lagu dhameeyo wadahadal ,ayuu ku jawaabay inuu madaxweyne c/raxmaan faroole ku gacan seyray arintaasi iyadoo uu ku tilmaamay inuu la dagaalamayo niman alqaacida ah balse uusan dheg jalaq usiin Odayaashii iyo waxgaradkii deegaanka sanaag bari ee ergada ahaa .

 

Siyaasigan axmed guure aadan ayaa ugu baaqay waxagaradka ,aqoonyahanada ,siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka puntland inay ka hor tagaan dagaaladan ay ku dhimanayaan dadka walaalaha ah ee uu wado sida uu sheegay maamulka puntland masuuliyiinta ugu sar sareeya.

 

Yaasiin Faytin

 

Xafiiska Muqdisho

 

GalGalanews.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Thanks Xudeedi for the Update and Analysis of our Northern conflict-prone regions. It's sad state of affairs borne by our incompetent and short-sighted leaders driven mainly by skulduggery and greed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Som@li:

Axmed Guure Adam spoke of the truth, Thanks Xudeedi

lol .. oo illeen kaasina weli meeluhuu warwareegaa, Alla maxaa maalin aan Garowe ugu soo galnay orod ka dhacay.

 

nin buuran buu ahaa waa is gooyey. lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

The mysterious appearance of strange aliases has begun.

 

Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts.

 

 

Ahmed Taha with 2 posts.

 

Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by NASSIR:

The mysterious appearance of strange aliases has begun.

 

Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts.

 

 

Ahmed Taha with 2 posts.

 

Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others.
:D

Gabanku wuxuu ilaaway you are guru of SOL... War i sheeg ... illeyn Sr. SOL member baad tahaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others.

 

LOL, that's the pot calling the kettle black...you've negative about everything that's not Maakhir ..try being a little more consistent with your support and you might salvage some credibility

 

also don't be so niave, you should be Thankful (lol)that I am investing in a company that is trying to better your country...oh I forgot, you only care about "your people" and "your region"

Share this post


Link to post
Share on other sites

The mysterious appearance of strange aliases has begun.

 

no need for aliases and I've been a SOL member for years...you wouldn't be a racist would you?

 

I'm pretty certain i've done more good in this world than you have but keep up the propaganda...it keeps me amused Ü

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by NASSIR:

The mysterious appearance of strange aliases has begun.

 

Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts.

 

 

Ahmed Taha with 2 posts.

 

Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others.
:D

:D:D i've never laughed so hard. Did he actually say that he was an Australian Investor? Outrageous indeed, another illusional SSDF cheerleader. Keep re-inventing more characters, i won't be surprised if one of them claims to be Melez Zenawi on SOL. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Burn Notice:

...

 

also don't be so niave,
you should be Thankful (lol)that I am investing in a company that is trying to better your country
...oh I forgot, you only care about "your people" and "your region"

^

 

Touché! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this