Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Abaay heeley...

Recommended Posts

Salaan...

 

fowsiyohs9.jpg

 

Abaay heeleydaan la dhaho Fowsiyo Max'ed Sheekh Xasan yaaka kululeeye, oo ka xanaajiye. Buurhakaba wixii ka dhacay lee miyaa intaas?

 

Waa wareey.

 

Been-Been-Sii si aad ee u xanaaqsanayd dhacdadaas sida wareesiga laga dhansan karo. Ereyadaan camal:

 

"Ciidamo Itoobiyaan ah oo ajnabi ah dhulka [qabiil] uma ogolin. Baydhabo ciidan qabiil baa jooga oo ciidan qaran ma joogo. Itoobiyaanka iyo dawlada waa isku kay mid. Itoobiyaan ninkii u soo kaxeystay dhulka ay leeyihiin [qabiil] ayaa Itoobiyaan iiga daran. Asaan (Cadulaahi Yuusuf) la dagaalamaynaa, Itoobiyaan asaa nooga daran oo Itoobiya horseed noogu soo noqday...

 

"Ninkii maanta gacanta wadankiis ku dhiibay waa Amxaar kale.

 

"Amxaar ninkii noo soo raacay [horseeday] Amxaar ayaa u aragnaa."

 

The girl can talk! :D

 

But I can understand caradeeda meesha ee kasoo jeedo. I mean deegaankaas awalba ciidamo deegaan u dhashay ayaa joogay, haba iskaga xirnaadaan so-called Maxkamadaha, still dad local ayee ahayeen oo la qancin karay karay hadii si loola hadlo. In Amxaaro loola tago qalad weyn ayee ahayd.

 

Odey C/llaahi yaala lataliyo horta, hadii Addis Ababa laga xukuma shantaas sano puppetnimo muu ku dhameysan doonaa? Eebboow sharafta ha naga qaadin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Qofkii hadlo adiga ku bood, ma shiixe waaxid. Qoftaan sideey u qurxoon tahay uu caqligeedana u qurxoon yahay awoowe.

 

Laakiin waxaa la yaab leh, wali inaad diinta Islaamka ka biyo diidsan tahay oo aad leedahay Marka iyo Shabeelada Hoose ay xoog ku heestaan.

 

Horta bishaan ramadaan ma uga faa'iideysatay inaad ilaahey u toobad keentid wixii danbi ahaa ee aad maxaakimta ka gali jirtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

This is what PRO YeeY website IIDAMAALE has to say...EEBOOW sharafta hanaga qaadin. :D

 

 

Xildhibaan Fowsiya Mohamed Sheikh Hassan Waxaa naxdin leh in iyadoo Dumar ah ay u hadasho sida Muuse Suudi Yalaxow iyo Maxamed Qanyare Afrax, Waxaana lagu Tilmaami kara Hogaamiye kooxeedkii ugu horeeyay ee Haween Noqda,Waxay uga duwan tahay oo kaliya waa Xijaabka.

 

 

Sidoo kale Waxay niyad jab ku noqotay dumarkii Soomaaliyeed oo aadna uga xumaaday sidii qaabka darneyd ee ay BBCda uga hadashay. Xildhibaan Fowsiya Mohamed Sheikh Hassan oo ah wasiirka horumarinta dumarka, kana mid ah dumarka sida gaarka uga shaqeeya burburinta Dowladda ku meelgaarka ah ayay la yaab ku noqotay shacab badan oo soomaaliyeed kalmadihii afkeeda ka soo baxayay, waxayna aad uga laa laabatay inay xilka ay Dawlada ka hayso ka tanaasulayso, maadaama aysanba dowlada aaminsanayn.

 

 

Waxay qayb libaax leh ka qaadatay khilaafkii xubnaha labada Gole ee Magaalada muqdisho ku sugnaan jiray, iyada oo markaa horboodaysay afkaarta Hogaamiya kooxeedyadii Muqdisho laga Cayriyay.

 

 

Warar kale oo aanu ka helayno magaalada Dubia ayaa inoo xaqiijinaya in ay ku sugantahay Dubai oo ay kulan gaar ah kula qaadatay Sheekh Shariif oo isagu ah madaxa fulinta ee Al-Itihad Al Islamia, waloow warar hoose ay sheegayaan in amnixumada iyo kala daadinta Maamulka Gobolka baay ay iyadu ka mid tahay shakhsiga hormuudka u ah, oo talada iyo tusaalaha wax loogu dhimayo Gobolka baay banaanka uga keenaysa.

 

 

Wararku waxay inta ku darayaan in uu baaritaan ku socdo oo ay wax ka ogtahay dilkii Cabdalla Deerow iyo isku deygii lagu dili lahaa madaxweynaha ummada Soomaliyeed, waxaana nagu maqaala ah inay ka carartay Gobolka Baay.

 

 

Xildhibaanada ayaa jabisay xeerarkii lagu yiqiinay dumarka Soomaaliyeed oo ahaa dhexdhexaadnimo Siyaasaduna ay u fahamtay in laga caaytamo BBCda. Iyadoo meel uga dhacaysa Dowladda iyo magaca ummadda Soomaaliyeed.

 

 

Xildhibaanada oo si qarsoodi ah xubin uga ah ururka Al Itihad Al Islamia kana tirsan dowladda kumeelgaarka ah asalkeeduna uu ka soo jeedo *"Largest Ethiopian ethnic group"* ee dalka Itoobiya. Ayaa iyadoo 10 jir ah uu aabaheed keenay gobolka bay.

 

 

Xildhibaanada ayaa waxay caadeysatay in ay iska horkeento Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Beelaha *"Bay iyo Bakool" iyo waliba Dowladaha aynu dariska nahay ee Itoobiya iyo Kenya, Iyadoo ka duulaysa asalraacnimo iyo dagaalka u dhexeeya Beesha *"Largest Ethiopian ethnic group" iyo dowladda Itoobiya.

 

 

Waxaa xusid Mudan in Madaxwaynihii hore ee soomaaliya mudane Cali Mahdi Maxamed uu waraysi lala yeeshay kaga hadlay Xildhibaanad Fowsiya waraysi ay siisay Idaacadaha oo ay ku beeninaysay hadal uu Raysul wasaare Cali maxamed Geedi horey idaacada uga sheegay, isaga oo Madaxwaynuhu tilmaamayay waxa ku kalifay qof dhan oo wasiir ah in ay Raysul wasaaraheedii idaacadaha ku maagto, iyada oo heli karta inay shirarka Golaha wasiirada wixii ay tabanayso kaga hadasho, waxayna taas ku tusaysaa fowdada iyo qaska ay xildhibaanad Fowsiyo la dhexjoogto umada soomaaliyeed, iyo xubnaha labada gole

 

 

Shamso Eeden

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qofkii hadlo adiga ku bood, ma shiixe waaxid. Qoftaan sideey u qurxoon tahay uu caqligeedana u qurxoon yahay awoowe.

Waraa seefta dhigo, warankana dhig. Tartiibso. U kaadi wax yar, baliis. Markaas aqri waxaa qoray.

 

Soonaa lagu jiraa. Unuga dagaal -- gacan ama af -- ma fadaana. Aaheey. :D

 

LoL @ Idamaale. Qabqable mee ka dhigeen. Maskiinta waa u qabayeen.

 

Xildhibaanada oo si qarsoodi ah xubin uga ah ururka Al Itihad Al Islamia kana tirsan dowladda kumeelgaarka ah asalkeeduna uu ka soo jeedo *"Largest Ethiopian ethnic group"* ee dalka Itoobiya. Ayaa iyadoo 10 jir ah uu aabaheed keenay gobolka bay.

Idamaale waaka dareen. Waxaan aflagaado ceeb waaye, dumar la caayo. Hadana iyadoo la yaqaano, aabaheeda, Maxamed Sheekh Xasan, dowladii hore ku jiray oo caan ahaa, inay jinsigeeda iyo faraceeda ugu dhacaan qalad weyn waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adba Qalad weyn ay kugu aheyd inaad shiiq Shariif caaydiisa iyo xumaantiisa meel walba la marto adoo is dhahaayo dadka uga xanaaji taageerayaashiisa, sida Alle-ubaahne.

 

Laakiin waxaan ka baqaa habaarka maxaakimta Ilaahey inuu kugu dhaco oo Toronto Hospital lagu seexiyo, hadhowna aad meeshaan kusoo qortid 'Muslim alloow iisoo duceeya, jiro aan ka bixi waayee'

 

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saaxiib, habaarka culimada waala iska jiraa, laakiin hadaa aragtid nin culimada wax ka sheegaayo, sidaadoo kale, waa nin habaar iyo nus qaba.

 

Waxaan la yaabanahay dadkaan Soomaaliland aaminsan oo haddan calankooda towxiidkii ugu qoran yahay oo Ilaahey iyo rasuulkiisa (scw) orod ku ag maraya meeshii laga sheego!

 

Waan yaabay wallee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Thanks for the beautiful face Miskiin - Waryaa waa quruxleey islaanta. Dambigaas adigaa leh :D

 

PS: Just looked once and I didn't even need a second to tell how good looking she is. Qurux iyo waddaniyad ay isku darsatay lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Marba dhinac ubood!

Geezer most of the ICU folks that are geniune about Islam have my support and - unlike MMA - i've kept quiet about those with dubious records - until now that is. This arrogant self-appointed defender of the faith (read cheerleader of Allah's supposed teknikos) role you play in SOL might not the kind support the intelligent ones in the ICU want at this moment. Salli cala nabbi! smile.gif As for Somaliland, we have our own Sheekhs who are going about the right way of introducing Shariah and inshAllah they will succeeded.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

idamaale lool, latest news from the website

 

Dalka Jabuuti ayaa la sheegay in Hogaanka sare ee Midowga Maxaakimiinta ay ugu Deeqeen Laba Doomood oo ah kuwa aadka u dheereeya, si hadii xaalka Dalka Somaliya uu xumaado ay Magaalada Muqdisho ugu Cararaan dhinaca Dalka Jabuuti ama Eritrea" :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I just can not understand how you can be mucaarad and minister at the sametime. How can you be a minister yet say things like that about your government and president. Why does she think that the government should follow her orders rather then aqlabiyada xukumada? If this government fails, it well because of its tolarence of such ministers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this