Sign in to follow this  
wind.talker

First it was Al-Barakaat, now..

Recommended Posts

Al-Barakaat was an international company that had its feet into places at the same time: commerce and politics. But, because of its dirty politics, it failed miserably. Now, another one has sprouted and is playing the same kinda game. Luckily, this time some people have caught on early:

 

Digniin dhamaan dadka soomaaliyeed

 

WAXA DADKA SOOMAALIDA LAGU WARGELINAYAA, IN SHIRKADA XAWAALADA GLOBAL AY UTAFAXEYDATEY ARIMAHAN SOO SOCDA:

 

April 16, 2005 Radio Free Somalia

 

1: HURIN COLAADII SOKEEYE EE SOOMALIDA AAFEYSEY MUDO 14 SANNO AH

 

2:KALA QOQOBID CAASIMADII SOOMALIYA MAGAALADA MUQDISHO IYADOO IMINKA KU DADAALEYSA SIDII DARBIYO CUSUB UGU SOO KORDHIN LAHEYD

 

3:INAY LACAG BADAN KU BIXISO SIDII AY NABADA IYO DASTUURKI LAGU SOO DHISTEY KENYA U BURBIRA LAHAA IYADOO ADEEGSANEYSA IDDACAD HORN AFRICA OO AY ISKU HEYB YIHIIN SI LOO WAREYSTO DAD AAN JECLAYN IN SOOMAALIYA IN AY HESHO NIDAAM IYO KAL DANBEYN

 

ABDI GESOLE HADABA WAABA SOOMAALIYA WAXA KAJIREY SHIRKAD LADHIHI JIREY ALBARAKAAD .SHIRKADAAS OO MARKEY BARWAAQADU KA BADATEY INTEY SHAATIGII GANACSIGA ISKA SIIBTEY WAXAY XIRATEY SHAATI SIYAASADEED IYADOO GARWADEEN U NOQOTEY DAWLADII C/QAASIM .ILAA DADKII SOOMALIYEED AY WEERAR KU QAADEEN SIDEY ISAGA QABAN LAHEEYEEN ALBRAKAAD IYADDOO AAKHIRKIINA AFKA CIIDA LOO DAREY.

 

 

INKASTOO DADKA QAARKIIS AY LEEYIHIIN WAA ALBARAKAAD OO UXUUBSIIBATEY GLOBEL,WAAXAAN DHIHI LAHHAA ARHOOY MAAD DHIBKA AAD SOOMAALIDA KU HAYSAN KA DEYSAAN OGAADANA RAG WUXUU WALAALOW KU DHAAMO MALEH..WAXAA LAYIRAA NINKII GURI MURAAYAD AH DEGEN ISAGA AYAA DHIBQABA MARKA DAGAALKU DHACO.

 

HADABA DADKA SOOMAALIYEED E MACAAMIISHA LALEH GLOBAL WAXAAN U SHHEGAYAA INEYAN KU DEGDEGIN MACMILTANKA SHIRKADAAS U TAFAXEDATEY KA SHAQEYNTA DHIBKA SOOMALIDA

 

geesoole2003@yahoo.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Who uses global? never heard of it. I use amal and dahabshiil na'mean. Them little xawaala businesses should stay out of politics na'mean. It is not in their interest na'mean.

 

These dudes never learn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this