Sign in to follow this  
xiinfaniin

The war in Xamar : 'give the government a hand'

Recommended Posts

Muqdisho: AMISOM oo bilowday Duqeymo ka dib qeylo dhaan uga timid Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadooda jooga Madaxtooyada Soomaaliya.

11. maj 2009

 

 

Muqdisho(AllPuntland )- Duqeymo culus ayaa ka socda magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen Mucaaradka iyo muxaafidka dawladda Soomaaliya.

 

Duqeymahan ayaa ka socda goobihii ay dagaaladu ka jireen 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana dagaalada ku naf-waayay dad badan oo kor udhaafaya 70 qof, sida ay xaqiijinayaan Ilaha caafimaadka ee wargalka ah.

 

Duqeymaha hada ka socda magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ay isweydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda ee dagaalamayay maalmihii ugu dambeeyey, waxa ayna ka soo dhacaysaa agagaarka garoonka diyaaradaha iyo Aqalka Madaxtooyada sida ay sheegayaan Warar madax banaan oo laga helayo ilaha xaqiiqada ku dhow.

 

Sarkaal magaciisa AllPuntland ugu soo koobay Xasan Deyde ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha ciidamada AMISOM ee jooga ay soo gaartay qaylo dhaan ka timid ciidamadooda ku sugan gudaha magaalada, gaar ahaana Aqalka Madaxtooyada taasoo ku aadan in ay ku soo dhawaadeen Xoogaga ka soo horjeeda, taasna ay keentay in ay ciidamada AMISOM rasaasta culus ay isticmaalaan.

 

Sarkaalkan ayaa sheegay in ay mucaaradka adeegsadeen laftigoodu hub waa weyn oo aad looga dareemayo caasumada Soomaaliya ee Muqdisho, ayagoo ku garaacaya Aqalka Madaxtooyada iyo goobaha aadka ugu dhaw ee ay joogaan dhinaca ka soo horjeeda.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Wiilashii Djibouti ayaa foodda nagu soo hayya iyo kuwa kaloo badan Idin Alle. Tuutaha qureey ka anfariiri doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waxba faraha inooguma jiraan, waa waxa Pakistan ka socda oo kale.... Illaa iyo imisa baynu u dulqaadanaynaa magaca Islaamka oo wixii la doono lagu sameeyo. Waa iga su'aale, yaa Islaamka marti loogu noqonayaa, goormuu Illaah xoghaynta yeeshay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Paragon:

^Ninka dhoofka ku yimi ayaa wax weeraraya.

Saaxiib taladaad haysaa ee ergo ahaan Xamar ma kuugu dirnaa, sheekaduba sidaas bay u fududahay ee waa la fahmi la' yahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol. Muqdishu waa la iiga baahan yahay Adeer, waana Caasimaddii dalka, Insha-Allaahuna maalintii la idmo ayaan tegi doonnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by xiinfaniin:

Waxa wax weerayayyaa waa la yaqaan.

 

Sharif waa dawlah

 

Aweys waa shacab,if not now he will be soon

lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Belial:

xiinfaniin: Nothing personal but I have studied many writers here in SOL for some years and I followed your peace-train?!? or peace-wagon very closly and I have come to understand that you are clueless. Desinformation is your livehood.

^^ :D Xiin, it seems a lot of folks are holding you up to the torch. In the words of another poster here on SOL, "You need to UP your game, man!"

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Of course they will. Thoughts and hopes that are beyond one's capacity to envisage are indeed frightening. Hurling accusations or allegations are the halmarks of a soul in disperate throes hoping to find premature vindication. :D

 

Hala yaabin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this