Sign in to follow this  
Fabregas

Somalia: Islamic Court Opened Near Mogadishu

Recommended Posts

CapeTown   

This is a nice development it has nothing to do

 

with ICu or alshabab ..... the locals perfer sharia law to stop revenge killing between rival clans which are from same family tree . if locals choose set up any type law the would benefit Resident and rest of somalia its wonderfull development no one opposes that .... NO is Againts sharia law ... The issue is those who are using sharia law just to gain power just for their interest .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^ICU is setting up the courts, removing roadblocks with the help of the people! The Ethiopian Agents made a run for it!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho.02.June .2008.(Sh.M.Network)- Gaadiidleyda ka shaqeysa wadada Xeebta ah ee isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug ayaa si weyne waxa ay u soo dhaweyeen jidgooyadii tiilay wadadaasi oo ay qaadeen Ciidamo Taabacsan Maxkamadaha Islaamka ee Somaliya.

 

Kireystayaasha iyo wadayaasha Isticmaala wadada xeebta ah gaar ahaan wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Xarar dheere ayaa waxa ay sheegeen in Afarta Jidgooyo ee tiilay wadadaasi ay qaadeen Ciidamada Maxkamadaha islaamka ay tahay talaabo wanaagsan ayna ku faraxsan yihiin

 

Afartaan jidgooyo ayaa gaarigiiba waxaa looga qaadi jiray 2,300 oo Shilin Somaali ah sida Shabelle ay u sheegeen .

 

Mid ka mid ah darawalada ka shaqeysa inta u dhaxeysa Muqdisho iyo degmada Xarar dheere ee Gobolka mudug ayaa waxa uu sheegay in Ciidamo Taabacsan Maxkamadaha islaamka ay qaadeen ilaa dhoor jidgooyo oo tiilay wadasi Sida Ceel dheere Xaaji Cali iyo goobo kale

 

Isbaarooyin fara badan ayaa dableyda u tiilay wadada Marta Xeebta waxaana gaadiidka looga qaataa malaayiin Shilin Somaali ah kuwaasi oo argagax galaya dadka rakaabka ah inta aysan ka qaadan lacagta baada ah.

 

Meelaha jidgooyada ay taalo waxaa ka mid ah agagaarka gal galato iyo Ceel Cade ee duleedka Magaalada Muqdisho goobahaasi ay Joogaan qaar ka mid ah Ciidamada DFKM.

 

Somali

 

 

news from shabelle

Share this post


Link to post
Share on other sites
CapeTown   

Rer Jowhare can choose what ever law that suites them ... Its federal state they are not interfearing with TFG in Muqadishu or want to . Did You hear Any Ethopians or TFG troops heading that way - Ethopians are in beledweyn not far from Johare .

 

Think about it ICu wing from balacad to jowhare are not being botherd these days and they officaly set up court in Jowhare and balcad .... they are native of the land they can implement sharia law if they want too as long as they dont interfear with TFG .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

they are native of the land they can implement sharia law if they want too
as long as they dont interfear with TFG

Waa ayaan darro, as long they don't niterfere TFG & Tigree massacring people, gartey, dadkaaga hala gumaado anna aan aamuso ayey ka dhigantahay oraahdaas yaa Capetown, is jir sxb, waa kalmad aad u quwwad weyn!

Share this post


Link to post
Share on other sites
CapeTown   

Nuune sxb

 

 

Somalis where being masscared for 18 years its sad - Thats why we need Goverment on administration consist of every tribe .

 

 

whos masscaring who - who is Assassinating Individuals because of their opinions and their method of feeding their kids .

 

 

Kooxo hubeysan ayaa Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Busteejada laga Raaco gawaarida Aada degmada Walaweyne awaxa ay ku dileen nin la sheegay in uu ka shaqeynayay Wasaarada Maaliyada ee Dowlada Kmg ah iyadoo kooxaha dilka geystay ay baxsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this