Sign in to follow this  
Gar-haye

UPDATE: ONLA Captures Awaare Lagahida

Recommended Posts

Gar-haye   

Ciidanka ONLF oo xalay gacanta ku dhigay labo Dagmo oo kamid ah ********ya

 

April 5, 2008 (QOL) Warar goor dhow naga soo gaadhay magaalada Dhagaxbuur ayaa waxa ay sheegayaan in jabhaddu xalay saq dhexe ay gacanta ku dhigtay degmada Awaare oo ka tirsan gogolka Jarar.

 

hawgalkan lagu qabtay magaalada oo ay dadkii deegaanku ku tilmaameen mid aad u hufnaa ayaa wakhti yar gudihii waxaa istaagtay dhawaaqii rasaasta iyo madaafiicdii kala duwanayd,taasoo lagu xaqiiqsaday in magaalada guunka ah ee Awaare ay gashay gacanta CWXO.

 

Magaalada Dhagaxbuur ayaa dadku waxa ay sheegeen in ay si toos ah umaqlayeen gariirka madaafiicda ay iswaydaarsanayeen CWXO iyo Tigreega loogu awood sheegtay halkaas.

 

Dhanka kale war isna naga soo gaadhay gobolka Nogob ayaa waxa uu sheegayaa in isla xalay ay ciidanka Jabhaddu gacanta ku dhigeen Degmada Lagahida,oo katirsan gobolka Nogob,dagaalkan oo isna kamid ahaa kuwo loo diyaariyay in degmooyinka iyo magaalooyinka waawayn Tigreega jooga lagu dhufto dharbaaxooyin kulul ayaa isna saacado kadib gacanta lagu dhigay.

 

wararku waxa ay intaas ku darayaan in Axmaaradii magaalada fadhiday iyo Dabaqoodhi aan badnayn oo wehel u ahaaba cagta la maraiyay,waxaa kale oo sida lagu soo waramayo gacanta jabhadda galay labo baabuur oo nooca loo yaqaano Qabaal ka oo wada lacag aad ubadan,taasoo jabhadda unoqotay qaniimo fiican

 

Dagmooyinkan gacanta lagu dhigaya ayaa dhamaan wixii qalab ahaa ee yaalay waxa ay gacanta ugaleen CWXO oo waayahan Tigreega ku riday argagixii ugu waynaa,lama soo sheegin in dagmeeyinkaas ay jabhaddu ka baxday iyo inkale.

 

 

Xigasho from Qorahay Online at

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

Dagmada Dahagaxmadoow oo ay maamulaan Ciidanka JWXO

 

April 5, 2008 (QOL) Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay Dagmada Dagax-madoow oo katirsan gobolka Nogoba ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka jabhaddu ay maamulaan magaalada,isla markaana ay dagan yihiin xerooyinkii ay daganaayeen ciidamada Tigreega ee 10 kii June 2008 lagu baabi'iyay halkaas.

 

Waxa ay dadku isla qireen in dhamaan koontaroolada magaalada lagaga baxo ama laga soo galo ay taagan yihiin Ciidankii ay dadku yaqaaneen ee Timada dheer lahaa ee ONLF.

 

Ciidankii Tigreega ee magaalada daganaa markii 10 June laga dhigay wax dhintay iyo wax isdhiibay ayaa gurmadkii uga yimid Magaalada Dhaxbuur oo labo baabuur laga gubay, maalin kadib markii ay yimaadeen magaalada ee ay arkeen xeryihii oo uusan joogin hal askari oo Itoobiyaan ahi ayay iskaga soo noqdeen,sidaas awgeed ayay jabhadda ugu sahashay in ay si dhab ah u maamulaan muwaadhiniinta ay dilootay cadaalad darida Tigreegu.

 

 

Qorahay Online at

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

War Naga soo Gaaray Magaalada Jigjiga Ayaa Wariyeeha Noo sheegay In Magaalada Awaare ay haystaan Ciidanka Xaq u dirarka ee Jamhada Wadaniga Xoraynta ******ya Warkaas ayaa wariyehu sheegay in Magaalada la isla Dhexmaryo.

 

Waxaa Intaas uu ku sii Daray In magaalada sida Hada la sheegayo Dagan tahay Wax iska Caabin Xoogan ahna aysan Jamhadu La kulmin, Waxaa Wariyaheena Noo sheegay in Wararka Gobalada Ka imanayaa Yahiin, In ciidanka Tigreega ee Dhiig yacabka ahi Hubka daadinayaan Marka ay Xabada U horeysa Dhacdo.

 

 

Sidoo kale Waryaheena ayaa sheegay Inuu la kulmay Dad ka yimid Magaalada Dhagaxbour una sheegaan In Hubka Culus laga maqlayay Magaalada Dhagaxboiur iyo Dhaq Dhaqaaq Ciidaan oo laga dareemayay Xeryaha Ciidanka Tigreega ee Magaalada Dhagaxbour.

 

Waxiii War ka soo baxa Kala Soco

 

******post

Madaale

Jigjiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Masha Allah that is good. I have lived few years in the Gaashamo district and trust me I use to hear almost every week of people being killed. Ethiopian would indiscrimanately shoot men and women young and old the same.

 

I am glad the movement is succeeding, and I hope that people of that region unite and rally behind the ONLA.

 

ps. Do you know if the ONLA and the Alshabaab have any cooperation since they are fighting the same enemy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^No, they don't. Its true that your enemy's enemy is your friend but there is no any cooperation between them at all.

 

Garyahe, that’s really great news. Meles is in a big trouble, he indeed, didn't benefit from invading the great Somalia because that gave ONLF a lot of opportunities to hunt the his militia down in ******ia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ceyrow Jr., why ask that silly question. Kor igala soco! Do you want Emperor inuu soo booduu yidhaa ONLF waa argagixiso! Just becuase their are doing what they should militarily and morally do?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Aid Group Pulls Out of Eastern Ethiopia, Charging Government Harassment

By Peter Heinlein

Addis Ababa

10 July 2008

 

 

 

The Swiss section of the aid group Doctors Without Borders (MSF) is halting humanitarian operations in a conflict-wracked region of eastern Ethiopia, charging government harassment and intimidation. VOA's Peter Heinlein has details from the Ethiopian capital, Addis Ababa.

 

 

 

 

The Swiss section of Doctors Without Borders says it decided to withdraw from Ethiopia's Fiiq region in the face of repeated administrative hurdles and intimidations, including the detention of humanitarian staff. Fiiq is in the eastern Somali region, where Ethiopian troops are waging a fierce counterinsurgency campaign against rebels of the ****** National Liberation Front (ONLF).

 

A statement sent to reporters Thursday says medical teams dispatched to the region in December of last year were prevented from providing urgently needed care to vulnerable populations.

 

Doctors Without Borders spokesman in Addis Ababa Stefan Reynier told VOA that over the past six months, aid workers could only work for 10 weeks in the town of Fiiq, and only five weeks in outlying areas, where conditions are more severe. He says government officials repeatedly harassed and intimidated aid workers.

 

"In January and February, we tried to develop an evaluation. And the team was arrested with no reason for three weeks in spite [of the fact that] they had all authorization," he recalled. "Later, in March and April, we were ordered to withdraw all our team for immigration issues. We tried to engage in dialogue and find a compromise, in order to have the right stature and to develop an operation. It has not been possible so far, and we don't see in the near future a possibility to find a compromise. And in June, up to this week, we had five employees arrested for three weeks for no reason and no official information."

 

A senior Ethiopian government official told VOA he was aware of the aid group pullout, but had no other immediate comment.

 

Doctors Without Borders' Reynier says an assessment conducted early this year showed nine percent of the children in Fiiq had symptoms of severe malnutrition. He says people in the region are struggling to cope with years of drought, aggravated by the government's harsh counterinsurgency tactics.

 

"We believe, in this area, it's not possible to develop independent, impartial and neutral humanitarian action," he added. "And, in those conditions, we cannot operate, and we cannot respond to the immediate needs of people, and this is the problem MSF [Doctors Without Borders] Switzerland is facing, because we cannot operate, because we cannot have an impact on the situation, we have decided to close and to make it public."

 

Ethiopian government officials have in the past denied allegations of restricted access in the ******. Other sections of Doctors Without Borders from Holland, Belgium and Greece are still operating there. The Swiss section has been providing medical help in other parts of Ethiopia since 1993.

 

But last year, the government expelled the International Committee of the Red Cross (ICRC) after 12 years of humanitarian and relief work in the ******. The regional president accused ICRC workers of collaborating with the rebels, a claim Red Cross representatives strongly denied.

 

Humanitarian agencies and Ethiopian officials both say aid deliveries are often disrupted by clashes between government troops and ONLF fighters.

 

The ethnic Somali rebels have been fighting for greater autonomy or independence since Ethiopia seized the ****** in a war with Somalia 30 years ago. Tensions escalated in early 2007 after the rebels attacked a Chinese-run oil exploration facility, killing 65 Ethiopians and several Chinese nationals

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this