Sign in to follow this  
Liibaan

Garaad Jaamac Garaad Cali visiting United States Canada

Recommended Posts

Liibaan   

Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac oo soo gaaray Gobolka Ohio

Posted to the Web Nov 25, 15:27

 

 

Ohio:-Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac. ayaa soo gaaray Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Ohio.

Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac ayaa waxaa aad u soo dhaweeyey dadweyne aad u farabadan iyadoo Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac. imaanshihiisan la ogaa si wanaagsana loo agaasimay.

 

Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac. ayaa la filayaa inuu shirar kala duwan la yeesho dadweynaha soomaaliyeed ee ku sugan Gobalka Ohio gaar ahaa Dadweynaha ka soo jeeda Puntlland oo uu garaadka u yahay.

 

Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac oo ah Isin ka mid ah Isimada Puntlland kana mid ah kuwa ugu da'ada yar ayaa waxaa aad loogu amaanay

wax qabadkiisa intii uu garaadka ahaa isagoo ku guulaystey in uu heshiis kala dhex dhigo Beelo ay xurguf dhex martey.

 

Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac ayaa soco ku kala bixiyey Gobolda Sool iyo Sanaag iyo gobolo kale oo ka tirsan DGPL.

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

MMA! are you digging at my King!

 

Waxaa tiriba lagu yiri odey :D

 

laakiin Garaadka Stylist malaha miyaah? What is up with the brown suit and red short not to mention that tie?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Red Sea:

^how did he get here, does he have a U.S,Canadian or European passport?

How we know?is it relevent? personal matter

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Originally posted by Garaad Caanood:

Gjamac_304.jpg

Wadinimada iyo somalinimada waa lagu ogaa reer sool

WOW

 

I like this picture

 

Its great picture

 

Thanks Garaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Garaad Caanood:

quote:Originally posted by Red Sea:

^how did he get here, does he have a U.S,Canadian or European passport?

How we know?is it relevent? personal matter
It was only question,since you posted this I thought you would have an answer to it.

 

But the answer has been provided by MMA anyways so..

 

thanks MMA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Garaad Caanood:

Thanks sophist for pictures

Gjamac_274.jpg

 

Garaad in Columbus

Sophist,how do you like his suit this time..eh Mr. Sophstylist?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this