Sign in to follow this  
General Duke

Now the clan 'spokesmen' attack the US..

Recommended Posts

Beelaha ****** oo eedeyn u jeediyay Mareykanka

 

Mogadishu 07, April.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka Beelaha ****** ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay xukuumadda Washington in iyadu ay Mas'uul ka tahay dhibaatada ka aloolsan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho.

 

Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah Afhayeenka guddiga Xabadjoojinta ee beelaha ****** oo ka qeybqaadanayay barnaamijka dabagalka wararka ee ka baxa idaacadda shabelle ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay mas'uul ka tahay waxyaabaha ka socobaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay in iyagu ay ka dambeeyaan.

 

Qoor-gaab ayaa sheegay in dadka Somaliyeed mustaqbalka ay kula xisaabtami doonaan mareykanka waxa ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay in ay yihiin waxyaabo Mareykanka uu taageerayo.

 

Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah Afhayeenka guddiga Beelaha ****** ayaa waxa lala yaabo ku tilmaamay sababta Q.M ay kaga aamusa tahay waxyaabaha ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay ciidamadii sharciga ahaa ee Q.M ay ansixisay aanu wax lug ah ku laheyn halka kuwo uu ku tilmaamay in sharci darro ay ku yimaadeen ay dadka xasuuq u geysanayaan.

 

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in dowladaha waaweyn iyo ururada caalamiga ah ay ka fiirsadaan waxyaabaha ka dhacaya magaalada Muqdisho.

 

Hadalka Qoorgaab ayaa ku soo beegmaya xilli maanta magaalada Baydhabo ay socdaal ku yimaadeen wafuud ay horkaceyso kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka ugu qeybsan arimaha Africa MSS Jendayi Frazer oo sheegtay in ay taageersan tahay xabad joojinta ka jirta magaalada Muqdisho.

 

Click here to find this article in english

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

The last fading screams from a desperate clan spokesman. We can view these ppl as some sort of artifacts and only speak of them in historical context from now on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

The government offense so far is in shumbles..disarray...Husein Junior is in Areteria talkin about genocide in the name of Qabiil and Yeey the vampire is still thirsty for the blood of the toddlers in Mogadishu,..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Probably the fellow that posted this article was trying to say 'look reer Mogadishu are blaming the US for no apparent reason'! Lol, such a tendency is lately proving to be futile.

 

The news today provides the needed evidence that makes legitimate reer Mogadishu's spokesman attack of the US.

 

Ok, next, what other article would be posted against reer Mogadishu? Lets have it smile.gif ... Most probably, if posted today, the news tommorow would make such attempts null and void. Its a shame, really smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this