Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president receives an official invitation from the United Kingdom

Recommended Posts

Casuumad Rasmiya Ka Helay Waddanka Ingiriiska,

 

 

London-HNW) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa lagu wadaa inuu booqasho rasmiya ku yimaado waddanka Ingiriiska laba saddex todobaad kadib, warkan oo aanu ka helnay ilo lagu kal soonyahay, ilo wareedyadani waxay shegeen in safarka Madaxweynu uu yahay mid ay si toosa ugu gudbisay dawladda Ingiriisku Madaxweynaha Somaliland, waxaana uu noqonayaa casuumadii ugu horeysay ee dawlad rer Yurub ahi u fidiso Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo tan iyo intuu ku gulaystay doorashadii qabsoontay 26 June 2010. ilaa hadda lama oga inuu Madaxweynuhu ka soo hormari doono laba saddexda todobaad ee la nawilaayo safarkiisa iyo in kale.

 

 

Waddanka Ingiriiska ayaa ah mid sameyn ballaadhan ku leh Jamhuuriyadda Somaliland, madaama uu yahay waddankii xoriyada siiyay Somaliland 1960, lama oga in dawladda Ingiriiska oo ka dheregsan tariikhda Somaliland ay Madaxweynaha u casuuntay arrimaha qadiyadda Somaliland ee Ictiraaf raadinta iyo inay casuumadu raad ku leedahay deeqdii Ingiriisku siin jiray Somaliland oo uu laban laabay isla markaana uu si toosa u siin doono Xukuumadan cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Silaanyo. Si kasta oo ay tahay waxaa la rajaynayaa in safarkani noqon doono mid ka duwan kii Madaxweynihii hore ee Somaliland ku yimi waddanka Ingiriiska, marka la eego qaabka ay dawladda Ingiriisku u qorshaysay soo dhaweynta Madaxweynaha, tasoo ay shegayaan warar ay helayso shabakadda Hadhwanaagnews inuu ka meqaam sareeyo sidii losoo dhaweynjiray markii horre iyo waliba masuuliyiinta ay la kulmayaan,

 

 

Ilaa wakhtigii ay dhammaatay doorashadii Somaliland isla markaana si nabadgelyo ah ay ku dhacday waxay beesha caalamku bedeshay qaabkii ay ula dhaqmijirtay Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

London has a huge "Somaliland" Diaspora, most of whom were either born or had already become naturalized citizens, so they can quite influence their elected officials to be sympathetic to "SL" and advance the dismemberment of Somalia.

It won't have any effect other than photo-opportunity events just like the days of the former NSS chief , Mr. Riyaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

Nasir one word for you, stop hating. You and i already know Somalia is dismembered lol. Second the more the world leaders see how a country like somaliland can thrive and be a democratic nation around countries that are not only puts a big spot light on the greatness of somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^ Stop hating and how would you know lol stop pulling stuff from no where and speak with facts IE you dont know anything lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Freedom:

You and i already know Somalia is dismembered

Somalis know that very well and the rest of the world knows it. Bringing Somalia & Somaliland together creates more problem than good. They can not work together, so divide them is the best solution.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis know that very well and the rest of the world knows it. Bringing Somalia & Somaliland together creates more problem than good. They can not work together, so divide them is the best solution.

lol u must be a comedian fiiri sxb somaliland waa 2 qabiil, qabiilna qaran ma noqdee cuqdada iska da, i personally dont think it will cause a problem, waxad tabaneysan waa maxay ma somaliweyn ayaa wax idinka hagratay? Hal nin iyo dowladiis ba idin dhibaateeye why r u guys hating somaliweyn for that every somali clan has suffered from siyaasada maxamed siyaad bare suurada naga dhaafa plz

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliweyn ma waxad u taqana somaliland iyo somaliya oo qudh ah dont abuse the term somaliweyn somaliweyn waa djibouti nfd the somali galbeed region Somalia. and Somaliland. suuqa bakaraha iyo yaaqshid bad adigu somaliya u taqana somaliweyn na somaliland iyo somalia baad u taqana.

 

 

Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn , hadana waynu kala tagnay somaliya 3 decades bay jirtay , shaqeyn weyday so in order inu dalkagu somaliya jiro wa inad fahantiid. somaliland iyo somaliya, inanay waligood mardanbe miidoobeyn , mustaqbalkaaga iyo kayga ku jira , hadi kale wixi hore u dhici jiray ba hadana dhacaya. taasna adigu uma baahnid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Herer:

the invitation came from kulmiye supporters in uk and not from gov't.

Ngonge( a good son of Burco) is doing his part. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn

sxb waxaas waxa ka dhaadhicisen ilmahii 91dii kedib dhashay war gumeystayaasha inteysan imaan miyaan 2 dowladod aheyn? gumeytayaasha ayaa isku ken diray bro. Anigu wan jeclahay walaalahay somaliland dont get me wrong horumarkad garteen waa ku faraxsanahay..

 

but i am kinda dissapointed at u guys

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by oba hiloowlow:

quote:Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn

sxb waxaas waxa ka dhaadhicisen ilmahii 91dii kedib dhashay war gumeystayaasha inteysan imaan miyaan 2 dowladod aheyn? gumeytayaasha ayaa isku ken diray bro. Anigu wan jeclahay walaalahay somaliland dont get me wrong horumarkad garteen waa ku faraxsanahay..

 

but i am kinda dissapointed at u guys
gumeystaha ka hor qabil somaliyeed oo saldanada la haan jiray baanu ahayn wax dawlad ama dall anu ahayn ma jirin ama qarran somali geelana wala kala dhici jiray hooowya alay gabayga na wala isku tirin jiray state of somaliland 1960 bay jirtay . anagu ba waxanu jecelnahay inad dawlad noqotan dhulkina ilahay idin imaansiyo waxad isla jecelshihin waanu idin la jecelnahay

so dont be dissapointed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this