Sign in to follow this  
Sophist

Welcoming all the.......

Recommended Posts

Sophist   

Machadka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Siyaada Soomaliya.

----

 

Waxaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kukala nool daafaha Caalamka la lasocsiinayaa, kadib markii Jamhuuriyadii Sedexaad ey noo dhalatey, in aqoonyahanada Soomaaliyeed xil meel madhaafaan ah ey kasaaran tahay hogaankeeda.

 

Waxa haatan la yagleeyey, machadka kor kuxusan, kaasoo loogu talo galay in uu mambac u noqdo Soomalida aqoonyankeeda. Shaqada ugu horeysa ee uu machadku ku howlan yahay waxa weeye, in uusoo ururiyo, miida aqooneed ee Soomalida indheer garadkeedu kufadhiyaan.

 

Waxaan hada aqbaleynaa sadex mawduuc in wax laga soo qoro, qofkii qoraalkiisuna guuleysto waxaa uu kuguuleysanayaa bilad gunno ah (a prize. Sadexda mawduuc waxa ey kala yihiin:

 

1. How would the Federal System work.

2. In Diplomatic terms (practicality taken into account) how can this government would deal with the question of Hargeisa; "Somaliland".

3. If Mogadishu currently cannot host this new republic, which of these cities would you think would be best to be a temp capital: Baydhabo,Kismayo or Garoowe; and why?

 

Fadlan, qoraalkaagu yaanu kayaraan 1000 kun erey, yaanu-na kabadan 1500 kun iyo shan boqol. English iyo Somaliba waad ku soo qori kartaa.

 

Fadlan, usoo *** *** maqaalkaaga emailka Siihaya Gudoonka machadkan Shirwa@gmail.com

 

Waad mahadsan tihiin.

 

ISEP

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this