Sign in to follow this  
General Duke

Puntland 11th anniversary , victory for common sense

Recommended Posts

Kool_Kat   

Mansha'allah Puntland laha u siyaadsho...Thanks Duke & SamuriaW. for the lovely pics...Insha'allah kheyr alaha noogu sii daro...

 

 

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Ictraafka iyo waxaas ba meel ino dhiig United nationka iyo beesha calaamkay ku xiidhantahay

Laakin waxanu nahay dawlad ka madax banaan

Somalia inteeda kalle

 

Calan leh

Dawlad leh

Asxaab qarran leh

Millatary leh

Boolice leh

Lacag leh

Ala maqosli karee iga daaya...Out of all the things uu nadule noogu marsiinkaro, lacag leh muusoo qoray? Iyaah! Waa wadan kusheeg tuugsasho ku dhisan at its best...Aasow bariga lacagaan leenahay soo dhajiyay...

 

Walba kuwaan ogaa oo tuugsan jiray 'magan alaay magan rasuul, rasuulkii suubanaa ala gaarsii' eedhihi jireen... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sayid*Somal:

^^why you keep changing the title??

 

Maamulka Degmada Qardho oo Aan u Diyaar Garoobin Xuska Kowda Agoosto.

 

26175_260.jpg

 

 

I wonder Why? :cool:

Balo bar yara sug boowe, anigan kuu jawaabayaa ayaa la hadlay Magaalada Quruxda badan ee la yiraahdo Qardho ,runtiina walaal si aad iyo aad baa looga dabaal degay ,war Qardho hadaan laga dabaal degin,Puntland Xornimadeeda maba aha Complete, ee caga yara dhiga boowe, Meesha ka soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by sool_boy:

Good news coming out of garowe... keep it up folks.

Puntland anigu dhoor marood baan u sheegay, Ciidamada waa in ay wataan Weapons at all time, What is wrong with these ppl, It is so sad to see a memeber of the army and the police who does not carry any protection,we are not safe yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^LOOOOOL :D ok boowe...

 

 

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

Garoowe waa kacsan tahay labadaan maalmood.

 

Sayid, Qardho has complained about the Prep Committee not allocating the appropriate funds for the local event. That is a mere technicality in the overall scheme of things, of which the blame lies with the Prep Committee.

i knew that - good excuse - don't you think? - besides qardho has more important issues to focus on - like drought problems. than parading thristy people. markey barwaaqo tahay aya la dabaldegaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this